Hiiraan online - News and information about Somalia
Home Email Print  


page counter
 

 

Soo dhaweynta Madaxweyne Shariif ee Magaalada London  

Socdaalkii Md Shariif ee dalka Britain - by Baafo

Qaybtii Kuwaad (1aad)


Qaybtii Labaad (2aad)



Bookmark and Share

INTERNET CAFE CALLING CARDS SIM CARDS SCANNING COLOUR PRINTING PASSPORT PHOTOS PHOTOCOPYING DIGITAL PRINTING MONEY TRANSFER WESTERN UNION
MANCHESTER | MANCHESTER |  United Kingdom
Somali & Ethiopian Food
-Cunto macaan
-Nadaafad sare
-Shaqaale carbisan
-Qabo,Quraac iyo Casho
Toronto | Ontario |  Canada
Premium Listings powered by Somali411.com
15 comment(s)
More comments
 Horta i want to know who is the president between the two sharif,
shariif sakiin is so nerves why? war aniga sheeqa uun baan ogaa inuu madaxweyne yahay ninkaan meel kasta taagan ee jaAKADAHA SOO XIRTEY IYADOO SOMALI MEEL KASTA AY JOOGTO DHIB KU JIRTO.
aloow nabad noo keen oo kuwaan wax dhaama oo ka damiir fiican keen aamiin... don't get me wrong i support who ever is willing to help my country and my ppl, but i don't see that labada shariif," baadida nin baa jira kula dayaaya inaad heshana aan jecleyn daa in abidkaa, STICY or FIQI i caawiya gabayga ma saxbaa? any way you got the point...
 Shariif iyo sheekadiisa maawaalada caruurta

Waxaan rabaa inaan dulmaro hadaladii shariif ee uu ka yiri intii uu Uk ku sugnaa, hadii aan idin xasuusiyo waxaa hadaladaas kamid ahaa Dowlada Birtian waa saaxiibadeen,2007/08  Shariif waxa uu Al Jazera iyo international Tvs ka sheegi hirey in Ingriisku yihiin dowlad Gaalo ah oo cadow ku ah Islam ka, talow maxaa hadalkaas uu oran jirey Shariif ka  badley  bal adba? Waxaa shariif ka horyiri Soomaalidii dhageysaneysay in dad badan oo Ingriiska ka tagey ey ka qeyb galaan dagaalada Mogadishu, balse ma ilaawy shariif inuu ahaa ninkii ku casumey dadkan uu maanta lee yahay waa argagaxiso sow ma aheyn ninkuu oran jirey dhamaan Muslimiinta waa iney ka qeyb galaan Jihaadka talow maxaa Mowqifkaas badaley bal adba?? Ugu danbey shariif waxa uu sheegey in Ajaanib Soomaliya ey jooga goorma ayay Muslimiinta Ajnabi kala noqdeen, shariif mar la weydiiyay waaguu madaxda u ahaa Asmra waxa uu difaacey ajaanibta waxa uu yiri Islaam ku ma kala laha ajanabi ee qof walba oo Muslim ah ayuu waajib ku yahay jihaadka, shariifow taariiqda waa la duuba waana la qoraa bal iska hubi erayda aad isticmaaleyso si eysan u burin hadaladii aad oran jirtey
 istakhfuralaah aayada waan qalday this is the bit:

"yomaidin yusdar al naasu ashtaatan li yuraw acmaalahum"
 xamar beey gacanta ku dhigi la'dahay meel kale hakuu dambeyse



sharif ka bul dheh saaxiib waxba meesha kuma heeysid, dadka meesha aad ku argtiin waa dad qurbaha ku daaley
 baadiyo and baghdad
then again all dadqal is there including shariif, tell me how many has he killed before he turned around to become muslim.  Subxaan alaah he has never said caleyhi salaat wa alsalaam after mentioning Moxamed calayhi salaam he is evil acuudu bilaah nin rasuulkii suuban Muxamed ka daba dhihin caleyhi salaat wa al salaam, ayaa ah muslim miyaa!!!!!!!!!!!!!!!!!!he never says it, muxuu yahay ninkan muslim mayahay!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!anakuna waxaan akhrineynaa
Bismilaah al raxmaani al raxiim,
"idaa zulzilat al ardu zilzaalahaa wa akhrajat al ardu athqaalahaa wa qaala al insaanu maa la haa, yomaidin tuxadithu akhbaarahaa biana rabuka awxaa lahaa yomaidin yusdaru al naasa li yuraw afcaalahum, faman yacmal mithqaala daratin khayran yara waman yacmal mithqaala daratin sharan yara. "







Hiiraan Online 

 

Contact:webmaster@hiiraan.com
Copyright © 1999-2009 Hiiraan Online