| |
Xawaaladda Amal Express xarunteeda Kismaayo oo dib loo furay kaddib hal maalin oo ay xirnayd
Arbaco, 10 Feb, 2010 (HOL) Waxaa maanta caadi ku soo noqday howlihii shaqo ee xawaalada Amal Express xarunteeda Kismaayo kaddib markii maalinimadii shalay ahayd uu maamulka ka arrimiya magaalada amar ku siiyay masuuliyiinta shirkadda Amal Express in ay xiraan shirkadaasi ilaa iyo amar danbe. Mar aan saaka booqday xarunta Amal Express ee magaalada Kismaayo ayaa waxaan halkaasi kula kulmay qaar katirsan masuuliyiinta shirkada Amal Express, waxaana ay ii sheegeen in howlihii shaqo ee shirkadda ay caadi ku soo noqdeen maanta kaddib markii masuuliyiinta shirakadda iyo maamulka ka arrimiya magaalada Kismaayo ay isugu yimaadeen shir ayna isku afgarteen in dib loo furo shirkadda. Dib u furidda shirkadda Amal Express xarunteeda Kismaayo ayaa ku soo beegmeysa xilli uu maamulka islaamiga ah ee ka arrimiya magaalada Kismaayo uu shirkaddaasi xiray maalinimadii shalay ahayd kadib markii lagu eedeeyay in ay daabacday buugaag ay ku sawirnayd qaaradda Soomaaliya iyo sida ay u kala haystaan ururrada ku dagaallama siyaasadda Wadanka Soomaaliya.
Xasan Nuur, Hiiraan Online hnur@hiiraan.com Kismaayo, Soomaaliya

|
|
 |
|
|
|
 |
Somali immigrant will challenge Kline for GOP nomination
- Politics in Minnesota
10/02/2010 4:39 PM EST
U.S. Rep. John Kline has drawn a challenger for the Republican nomination. The Faribault Daily News reports that Mahamoud Wardere intends to run against the four-term incumbent in the 2nd Congressional District.
|
Baird heads to Ethiopia to lobby for Canadian man's release
- Ottawa Citizen
10/02/2010 4:10 PM EST
OTTAWA — Federal Transport Minister John Baird is making a lightning trip to Ethiopia Wednesday to personally make the case for the release of Canadian businessman Bashir Makhtal.
|
.S. Raises Funds for Banadir University Recovery
- USEmbassy
10/02/2010 11:00 AM EST
The Somalia Unit at the United States embassy in Nairobi hosted a fundraiser for Banadir University on the evening of February 9.
|
Somalia's Shebab warn Kenya over planned onslaught
- AFP
10/02/2010 10:43 AM EST
NAIROBI (AFP) - Somalia's Al Qaeda-inspired Shebab warned Kenya on Wednesday against providing military assistance to the Mogadishu government for a planned massive nationwide offensive against the militia.
|
Somali clashes kill 24, thousands flee capital
- Reuters
10/02/2010 10:40 AM EST
MOGADISHU (Reuters) - Violence in Mogadishu killed at least 24 people on Wednesday, and thousands of Somalis fled the capital fearing a government offensive against rebels.
|
Rebels 'pour into Somali capital'
- BBC
10/02/2010 7:52 AM EST
Hundreds of Somali insurgents loyal to Islamist group al-Shabab have poured into Mogadishu, witnesses say, amid expectations of a major battle.
|
Residents flee Mogadishu
- AFP
10/02/2010 6:53 AM EST
Mogadishu - Hundreds of Mogadishu residents were fleeing the war-ravaged city Wednesday, ahead of a large offensive Somalia's government has promised against the insurgents to wrest back control of the country.
|
Some 17 000 migrants flee to SA annually
- African News
10/02/2010 6:51 AM EST
At least 17 000 illegal migrants from the Horn of Africa flee to South Africa every year, most of them transiting through Kenya, a senior UN official said.
|
AFRICOM Chief Offers Support to AU Security Goals
- VOA
10/02/2010 3:15 AM EST
The United States military command for Africa, known as AFRICOM, is offering enhanced support for African Union peace and security initiatives. The commander, General William Ward, hailed Ethiopia's decision to supply badly-needed helicopters to the joint AU/United Nations peacekeeping mission in Darfur.
|
|
| |
| |
Contact : webmaster@hiiraan.com |
 |
| |
|
|