| |
SHIIKH C/LLAAHI CALI BARKHADLLE :- Kama warqabo xilka leygu magacaabay ee ah Wakiilka Ahlu Sunna Waljameeca ee Goballka Hiiraan, mana doonayo in aan ku biiro Siyaasadda.
Arbaco, Feb, 10, 2010 (HOL) Shiikh C/llaahi Cali Barkhadlle oo ka mid ah Culimada waa weyn ee Dariiqada Suufiyada ayaa waxba kama jiraa ku tilmaamay Wareysi BBC-du la yeelatay mid ka mid ah mas'uuliyiinta Ahlu Sunna Waljameeca oo sheegay in Shiikh C/llaahi Cali Barkhadlle yahay Wakiilka Ahlu Sunna ee Goballka Hiiraan. Shiikh C/llaahi oo ku sugan Goballka Hiiraan ayaa sheegay in shaqsiga laga wareystay BBC-da aqoon uusan aqoon buuxda u laheyn sidaa daraadeedna uu la yaabay markii uu maqlay in uu Ahlu Sunna Waljameeca Wakiil uga yahay Goballka Hiiraan. '''Shaqsi ahaan waan ka mid ah ahay Ahlu Sunna waan ka tirsanahay, laakiin ma'jirto meel aan uga wada hadalnay in la ii magacaabo xilka lagu sheegay, waqtigana diyaar uma ahi in aan ku biiro mid ka mid ah Ururada ku loolamaya Siyaasada dalka Soomaaliya ayuu yiri Shiikh C/llaahi Cali Barkhadlle. Shiikh C/llaahi Cali Barkhadlle oo ka hadlay sida uu u arko Siyaasada Urur diimeedka Ahlu Sunna Waljameeca ee dagaalka kula jira Xoogagga Xarrakada Shabaabul Mujaahidiin iyo Xisbul Islaam ayuu sheegay uusan uusan diyaar u aheyn ka hadalka arrimaha Siyaasada maadaama uu yahay shaqsi reerkiisa is kala nool. Shiikh C/llaahi Cali Barkhadlle oo ah wadaad siweyn caan uga ah Goballka Hiiraan ayaa islamarkaana magac iyo maamus intaba ku dhax leh Culimada Ahlu Sunna Waljameeca ayaa hadalka ka yeeray waxaa uu muujinaya sida xiligin Shiikhu uusan diyaar ugu aheyn in uu xil u qabto kooxo diimeedyada isku haya Siyaasada Soomaaliya, waxaana dhinaca kale Xusid mudan in hadda Shiikhu ku nool yahay Goballka Hiiraan oo ay maamulaan Ururada Xarrakada Shabaabul Mujaahidiin iyo Xisbul islaam oo dagaal balaaran uu ka dhaxeeyo Culimada Ahlu Sunna Waljameeca. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com

|
|
 |
|
|
|
 |
Somali immigrant will challenge Kline for GOP nomination
- Politics in Minnesota
10/02/2010 4:39 PM EST
U.S. Rep. John Kline has drawn a challenger for the Republican nomination. The Faribault Daily News reports that Mahamoud Wardere intends to run against the four-term incumbent in the 2nd Congressional District.
|
Baird heads to Ethiopia to lobby for Canadian man's release
- Ottawa Citizen
10/02/2010 4:10 PM EST
OTTAWA — Federal Transport Minister John Baird is making a lightning trip to Ethiopia Wednesday to personally make the case for the release of Canadian businessman Bashir Makhtal.
|
.S. Raises Funds for Banadir University Recovery
- USEmbassy
10/02/2010 11:00 AM EST
The Somalia Unit at the United States embassy in Nairobi hosted a fundraiser for Banadir University on the evening of February 9.
|
Somalia's Shebab warn Kenya over planned onslaught
- AFP
10/02/2010 10:43 AM EST
NAIROBI (AFP) - Somalia's Al Qaeda-inspired Shebab warned Kenya on Wednesday against providing military assistance to the Mogadishu government for a planned massive nationwide offensive against the militia.
|
Somali clashes kill 24, thousands flee capital
- Reuters
10/02/2010 10:40 AM EST
MOGADISHU (Reuters) - Violence in Mogadishu killed at least 24 people on Wednesday, and thousands of Somalis fled the capital fearing a government offensive against rebels.
|
Rebels 'pour into Somali capital'
- BBC
10/02/2010 7:52 AM EST
Hundreds of Somali insurgents loyal to Islamist group al-Shabab have poured into Mogadishu, witnesses say, amid expectations of a major battle.
|
Residents flee Mogadishu
- AFP
10/02/2010 6:53 AM EST
Mogadishu - Hundreds of Mogadishu residents were fleeing the war-ravaged city Wednesday, ahead of a large offensive Somalia's government has promised against the insurgents to wrest back control of the country.
|
Some 17 000 migrants flee to SA annually
- African News
10/02/2010 6:51 AM EST
At least 17 000 illegal migrants from the Horn of Africa flee to South Africa every year, most of them transiting through Kenya, a senior UN official said.
|
AFRICOM Chief Offers Support to AU Security Goals
- VOA
10/02/2010 3:15 AM EST
The United States military command for Africa, known as AFRICOM, is offering enhanced support for African Union peace and security initiatives. The commander, General William Ward, hailed Ethiopia's decision to supply badly-needed helicopters to the joint AU/United Nations peacekeeping mission in Darfur.
|
|
| |
| |
Contact : webmaster@hiiraan.com |
 |
| |
|
|