| |
AFHAYEENKA ALSHABAAB EE JUBBOOYINKA :“Qorigii kasoo dhaca dhanka kenya wuxuu furi doonaa dagaal u dhexeeya mujaahidiinta iyo Kenya"
Arbaco, February 10, 2010(HOL): Shir jaraa’id oo uu maanta qabtay madaxa warfaafinta maamulka Islaamiga ah ee gobollada Jubbooyinka Sheekh Xasan Yacuuq Cali ayaa waxa uu kaga hadlay dhaqdhaqaaqyada iyo xiisadaha colaadeed ee muddooyinkii ugu danbeeyay ka jiray xadka soomaaliya ay kala wadaagto Kenya gobolka j/hoose. Sheekh Xasan Yacquub Cali ayaa sheegay in haddii ciidamo ay leedahay dowlada Kenya ama katirsan dowlada kmg ah ee Soomaaliya kasoo tallaabaan xadka ay Kenya la wadaagto soomaaliya in ay u horseedi doonto dowlada Kenya faragalin lixaad leh oo ay ku sameeyaan mujaahidiinta ka arrimiya koonfurta wadanka soomaaliya, gaar ahaanna gobollada jubooyinka, isagoona yiri ‘kubadda Kenya ay u soo laado dhanka mujaahidiinta waxay dib ugu noqon doontaa wadankeeda’ taas oo uu afhayeenku ku macneeyay in uu bilaaban doono dagaal u dhexeeyo xoogagga mujaahidiin Soomaaliya iyo Dowlada wadanka Kenya. Mar afhayeenka la weeydiiyay danta ay Kenya ka leedahay wadanka soomaaliya ayaa waxa uu kaga jawaabay “Kenya waxay kasoo horjeeddaa nidaamka Islaamiga ah ee ka hanaqaaday gobollada dalka Soomaaliya, waxayna dooneysaa in ay dalka dib ugu soo celiso fowdadii iyo kala danbeyn la’aantii ka jiri jirtay wadanka Soomaaliya ayna dib u soo hubeyso qabqablayaashii laga saaray wadanka, waa sidu hadalka u dhigaye. Ugu danbeyntii Afhayeenka maamulka Islaamiga ah ee gobollada jubooyinka Sheekh Xasan Yacquub Cali ayaa ugu baaqay shacabka soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan dagaal uu sheegay in ay soo abaabulayaan dowladaha Kenya, Itoobiyo iyo Mareykanka.
Xasan Nuur, Hiiraan Online hnur@hiiraan.com Kismaayo, Soomaaliya

|
|
 |
|
|
|
 |
Somali immigrant will challenge Kline for GOP nomination
- Politics in Minnesota
10/02/2010 4:39 PM EST
U.S. Rep. John Kline has drawn a challenger for the Republican nomination. The Faribault Daily News reports that Mahamoud Wardere intends to run against the four-term incumbent in the 2nd Congressional District.
|
Baird heads to Ethiopia to lobby for Canadian man's release
- Ottawa Citizen
10/02/2010 4:10 PM EST
OTTAWA — Federal Transport Minister John Baird is making a lightning trip to Ethiopia Wednesday to personally make the case for the release of Canadian businessman Bashir Makhtal.
|
.S. Raises Funds for Banadir University Recovery
- USEmbassy
10/02/2010 11:00 AM EST
The Somalia Unit at the United States embassy in Nairobi hosted a fundraiser for Banadir University on the evening of February 9.
|
Somalia's Shebab warn Kenya over planned onslaught
- AFP
10/02/2010 10:43 AM EST
NAIROBI (AFP) - Somalia's Al Qaeda-inspired Shebab warned Kenya on Wednesday against providing military assistance to the Mogadishu government for a planned massive nationwide offensive against the militia.
|
Somali clashes kill 24, thousands flee capital
- Reuters
10/02/2010 10:40 AM EST
MOGADISHU (Reuters) - Violence in Mogadishu killed at least 24 people on Wednesday, and thousands of Somalis fled the capital fearing a government offensive against rebels.
|
Rebels 'pour into Somali capital'
- BBC
10/02/2010 7:52 AM EST
Hundreds of Somali insurgents loyal to Islamist group al-Shabab have poured into Mogadishu, witnesses say, amid expectations of a major battle.
|
Residents flee Mogadishu
- AFP
10/02/2010 6:53 AM EST
Mogadishu - Hundreds of Mogadishu residents were fleeing the war-ravaged city Wednesday, ahead of a large offensive Somalia's government has promised against the insurgents to wrest back control of the country.
|
Some 17 000 migrants flee to SA annually
- African News
10/02/2010 6:51 AM EST
At least 17 000 illegal migrants from the Horn of Africa flee to South Africa every year, most of them transiting through Kenya, a senior UN official said.
|
AFRICOM Chief Offers Support to AU Security Goals
- VOA
10/02/2010 3:15 AM EST
The United States military command for Africa, known as AFRICOM, is offering enhanced support for African Union peace and security initiatives. The commander, General William Ward, hailed Ethiopia's decision to supply badly-needed helicopters to the joint AU/United Nations peacekeeping mission in Darfur.
|
|
| |
| |
Contact : webmaster@hiiraan.com |
 |
| |
|
|