| |
Taliyaha Ciidamada Mareykanka u qaabilsan Afirca oo sheegay in ay taageero hoose siinayaan Dowladda Soomaaliya
Arbaco, Feb, 10, 2010 (HOL) Taliyaha Ciidamada Mareykanka u qaabilsan qaarada Africa Ninka lagu magacaabo Wilyam Weel oo magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmay Saraakiil sar sare oo ka tirsan Midowgga Afirca ayaa sheegay in ay gacan hoose ka siinayaan Dowladda Soomaaliya dib u hanashada Amaanka guud ahaan dalka Soomaliya. Taliyaha oo kulan la qaatay Madaxa Amaanka iyo Nabada ee Midowgga Africa Ramtana Lamarma ayaa sheegay in Dowladda Mareykanka waqtiga aysan qorshaha ugu jiray faraglin toos ah oo ay ku sameyso arrimaha Soomaaliya, laakiin waxaa uu sheegay in Mareykanku mar walba diyaar u yahay taageerada dab-ban ee loo fidiyo howlaha Militari ee laga wada gudaha dalka Soomaaliya si loo caawiyo Dowladda ay dagaalladu ku furan yihii ee Soomaaliya. Taliyuhu waxaa uu intaa ku daray in dhinacooda ay ka xanuusnayaan xaalada ka jirta dalka Soomaaliya iyo dhamaatada mar walba ku dhaceysa dadka rayidka ah, waxaana uu intaa ku daray in si taa looga gudbo loo baahan yahay in la soo celiyo Nabad-galyadii luntay. Waxaa kaloo uu sheegay in Ciidamada uu hogaamiyo ee lagu magacaabo Africom aysan amar toos ah u qabin fara galin ay ku sameeyaan xaalada dalka Soomaaliya laakiin waxaa uu sheegay in ay dhici karto in taageero aan toos aheyn in ay siiyaan Ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya. Waxaa kaloo uu intaa ku daray in rabshadaha ka taagan dalka Soomaliya haddii aan sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo afjrin ay saameyn toos ah ku yeelan doonto guud ahaan wadamada qaarada Afirca. hadalka ka soo yeeray Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee ku sugan qaarada Afirca Wilyam Weel ayaa ku soo adaaya xili Dowladda Soomaaliya ay wado abaabul la xiriira weeraro ay dooneyso in ay ku qaado goobaha ay gacanta ku hayaan kooxaha ka soo horjeeda. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com

|
|
 |
|
|
|
 |
Somali immigrant will challenge Kline for GOP nomination
- Politics in Minnesota
10/02/2010 4:39 PM EST
U.S. Rep. John Kline has drawn a challenger for the Republican nomination. The Faribault Daily News reports that Mahamoud Wardere intends to run against the four-term incumbent in the 2nd Congressional District.
|
Baird heads to Ethiopia to lobby for Canadian man's release
- Ottawa Citizen
10/02/2010 4:10 PM EST
OTTAWA — Federal Transport Minister John Baird is making a lightning trip to Ethiopia Wednesday to personally make the case for the release of Canadian businessman Bashir Makhtal.
|
.S. Raises Funds for Banadir University Recovery
- USEmbassy
10/02/2010 11:00 AM EST
The Somalia Unit at the United States embassy in Nairobi hosted a fundraiser for Banadir University on the evening of February 9.
|
Somalia's Shebab warn Kenya over planned onslaught
- AFP
10/02/2010 10:43 AM EST
NAIROBI (AFP) - Somalia's Al Qaeda-inspired Shebab warned Kenya on Wednesday against providing military assistance to the Mogadishu government for a planned massive nationwide offensive against the militia.
|
Somali clashes kill 24, thousands flee capital
- Reuters
10/02/2010 10:40 AM EST
MOGADISHU (Reuters) - Violence in Mogadishu killed at least 24 people on Wednesday, and thousands of Somalis fled the capital fearing a government offensive against rebels.
|
Rebels 'pour into Somali capital'
- BBC
10/02/2010 7:52 AM EST
Hundreds of Somali insurgents loyal to Islamist group al-Shabab have poured into Mogadishu, witnesses say, amid expectations of a major battle.
|
Residents flee Mogadishu
- AFP
10/02/2010 6:53 AM EST
Mogadishu - Hundreds of Mogadishu residents were fleeing the war-ravaged city Wednesday, ahead of a large offensive Somalia's government has promised against the insurgents to wrest back control of the country.
|
Some 17 000 migrants flee to SA annually
- African News
10/02/2010 6:51 AM EST
At least 17 000 illegal migrants from the Horn of Africa flee to South Africa every year, most of them transiting through Kenya, a senior UN official said.
|
AFRICOM Chief Offers Support to AU Security Goals
- VOA
10/02/2010 3:15 AM EST
The United States military command for Africa, known as AFRICOM, is offering enhanced support for African Union peace and security initiatives. The commander, General William Ward, hailed Ethiopia's decision to supply badly-needed helicopters to the joint AU/United Nations peacekeeping mission in Darfur.
|
|
| |
| |
Contact : webmaster@hiiraan.com |
 |
| |
|
|