| |
Taliska Booliska Gobolka Mudug oo soo bandhigay qaar ka mid ah walxaha qarxa oo ay gacanta ku soo dhigeen Ciidamada Gobolka
Arbaco 10, Feb, 2010 (HOL) Ciidamada amaanka magaalada Galkacyo ayaa gacanta ku soo dhigay qaar ka mid ah walxaha qaraxa oo la dhigay Meel ku dhow saldhiga ciidanka Boliska ee gobolka Mudug. Taliyaha Qaybta Bosliska Gobolka Mudug Muuse C/rixmaan ayaa shalay galinkii danbe soo bandhigay walxahaasi oo noocyo kala duwan isugu jiray. Waxa uu sheegay Taliyaha in Baaritaan ay ku wadaan dadkii soo galiyay Magaalada Walxahaan oo ay ku jireen Bambooyinka gacanta laga hago. Qabashada Walxahan ayaa timid ka dib markii Boliska lagu soo wargaliyay in waxyaabo qarxa lagu aasay Mid ka mid ah wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Galkacyo" ayuu yiri taliyaha oo wariyayaasha kula hadlay Galkacyo. Sidoo kale Muuse Suldaan taliyaha Qaybta Boliska gobolka Mudug ayaa xusay in ay jiraan dad lacag ku qaata Sidii ay u fulin lahaayeen howlgalo amaanka lid ku ah ,waxaana uu ka digay Falalka la xiriira amni xumada. Ugu danbayntii magaalada Galkacyo waxaa habeenadii la soo dhaafay ka socday howl galo ay fulinayaan ciidanka amaanka ,xilli ay jiraan dalal qorshaysan oo ka dhaca gudaha magaaladaasi. Faisel Maxamed Hassan (Boston), Hiiraan Online Boston@hiiraan.com Boosaso, Soomaaliya

|
|
 |
|
|
|
 |
Somali immigrant will challenge Kline for GOP nomination
- Politics in Minnesota
10/02/2010 4:39 PM EST
U.S. Rep. John Kline has drawn a challenger for the Republican nomination. The Faribault Daily News reports that Mahamoud Wardere intends to run against the four-term incumbent in the 2nd Congressional District.
|
Baird heads to Ethiopia to lobby for Canadian man's release
- Ottawa Citizen
10/02/2010 4:10 PM EST
OTTAWA — Federal Transport Minister John Baird is making a lightning trip to Ethiopia Wednesday to personally make the case for the release of Canadian businessman Bashir Makhtal.
|
.S. Raises Funds for Banadir University Recovery
- USEmbassy
10/02/2010 11:00 AM EST
The Somalia Unit at the United States embassy in Nairobi hosted a fundraiser for Banadir University on the evening of February 9.
|
Somalia's Shebab warn Kenya over planned onslaught
- AFP
10/02/2010 10:43 AM EST
NAIROBI (AFP) - Somalia's Al Qaeda-inspired Shebab warned Kenya on Wednesday against providing military assistance to the Mogadishu government for a planned massive nationwide offensive against the militia.
|
Somali clashes kill 24, thousands flee capital
- Reuters
10/02/2010 10:40 AM EST
MOGADISHU (Reuters) - Violence in Mogadishu killed at least 24 people on Wednesday, and thousands of Somalis fled the capital fearing a government offensive against rebels.
|
Rebels 'pour into Somali capital'
- BBC
10/02/2010 7:52 AM EST
Hundreds of Somali insurgents loyal to Islamist group al-Shabab have poured into Mogadishu, witnesses say, amid expectations of a major battle.
|
Residents flee Mogadishu
- AFP
10/02/2010 6:53 AM EST
Mogadishu - Hundreds of Mogadishu residents were fleeing the war-ravaged city Wednesday, ahead of a large offensive Somalia's government has promised against the insurgents to wrest back control of the country.
|
Some 17 000 migrants flee to SA annually
- African News
10/02/2010 6:51 AM EST
At least 17 000 illegal migrants from the Horn of Africa flee to South Africa every year, most of them transiting through Kenya, a senior UN official said.
|
AFRICOM Chief Offers Support to AU Security Goals
- VOA
10/02/2010 3:15 AM EST
The United States military command for Africa, known as AFRICOM, is offering enhanced support for African Union peace and security initiatives. The commander, General William Ward, hailed Ethiopia's decision to supply badly-needed helicopters to the joint AU/United Nations peacekeeping mission in Darfur.
|
|
| |
| |
Contact : webmaster@hiiraan.com |
 |
| |
|
|