| |
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay magaca Sarkaal Ajnabi ah oo ay sheegtay in ay ku dishay magaalada Muqdisho.
Arbaco, Feb, 10, 2010 (HOL) Dowladda Soomaaliya oo dhawaan sheegtay in ay magaalada Muqdisho ku dishay Sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxaha ka soo horjeeda gaar ahaan Xarrakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa markii ugu horeysay shaacisay magaca Shaqsiga la dilay iyo darjadiisa. Idaacada VOA- oo soo xiganeysa qaar ka mid ah Wakaaladaha wararka ayaa waxaa ay sheegtay in magaca shaqsiga Ajnabiga ah ee la dilay sida ay Dowladdu sheegtay uu yahay Camar Ibraahim oo kooxaha Islaamiyiinta ah ugu jiray ayeey tiri kaalintii uu u hayay Saalax Cali Nabhaan oo sanadkii hore lagu dilay duqeyn cirka xili gaari uu la socday uu marayay deegaan ka tirsan Goballka Shabeelaha hoose. Dowladdu waxaa ay intaa ku dartay in shaqsiga la dilay ee Ajnabiga ah uu marqaati u noqonayo xiriirka aan leex leexadka laheyn ee kooxaha mucaaradku la leeyihiin sida ay Dowladdu hadalka u dhigtay Ururka Al-qaacida . Laakiin warka ku saabsan in Dowladdu toogasho ku dishay shaqsi Ajnabi ah oo ka tirsan kooxaha Islaamiyiinta waxaa iska fogeeyay Af-hayeen Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Shiikh Cali Max'uud Raage (Shiikh Cali dheere) o sheegay in warkaasi yahay mid sal iyo raadi toona laheyn. Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay ku eedeysaa kooxaha Islaamiyiinta ah ee ka dagaallama gudaha dalka Soomaaliya in ay gacan ka helaan dagaal yahano Ajnabi ah, halka kooxaha Islaamiyiinta ah dhinacooda ku eedeeyaan Dowladda in ay kaashaneyso Ciidamo Ajnabi ah oo ka soo horjeeda diinta Islaamka. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com

|
|
 |
|
|
|
 |
Somali immigrant will challenge Kline for GOP nomination
- Politics in Minnesota
10/02/2010 4:39 PM EST
U.S. Rep. John Kline has drawn a challenger for the Republican nomination. The Faribault Daily News reports that Mahamoud Wardere intends to run against the four-term incumbent in the 2nd Congressional District.
|
Baird heads to Ethiopia to lobby for Canadian man's release
- Ottawa Citizen
10/02/2010 4:10 PM EST
OTTAWA — Federal Transport Minister John Baird is making a lightning trip to Ethiopia Wednesday to personally make the case for the release of Canadian businessman Bashir Makhtal.
|
.S. Raises Funds for Banadir University Recovery
- USEmbassy
10/02/2010 11:00 AM EST
The Somalia Unit at the United States embassy in Nairobi hosted a fundraiser for Banadir University on the evening of February 9.
|
Somalia's Shebab warn Kenya over planned onslaught
- AFP
10/02/2010 10:43 AM EST
NAIROBI (AFP) - Somalia's Al Qaeda-inspired Shebab warned Kenya on Wednesday against providing military assistance to the Mogadishu government for a planned massive nationwide offensive against the militia.
|
Somali clashes kill 24, thousands flee capital
- Reuters
10/02/2010 10:40 AM EST
MOGADISHU (Reuters) - Violence in Mogadishu killed at least 24 people on Wednesday, and thousands of Somalis fled the capital fearing a government offensive against rebels.
|
Rebels 'pour into Somali capital'
- BBC
10/02/2010 7:52 AM EST
Hundreds of Somali insurgents loyal to Islamist group al-Shabab have poured into Mogadishu, witnesses say, amid expectations of a major battle.
|
Residents flee Mogadishu
- AFP
10/02/2010 6:53 AM EST
Mogadishu - Hundreds of Mogadishu residents were fleeing the war-ravaged city Wednesday, ahead of a large offensive Somalia's government has promised against the insurgents to wrest back control of the country.
|
Some 17 000 migrants flee to SA annually
- African News
10/02/2010 6:51 AM EST
At least 17 000 illegal migrants from the Horn of Africa flee to South Africa every year, most of them transiting through Kenya, a senior UN official said.
|
AFRICOM Chief Offers Support to AU Security Goals
- VOA
10/02/2010 3:15 AM EST
The United States military command for Africa, known as AFRICOM, is offering enhanced support for African Union peace and security initiatives. The commander, General William Ward, hailed Ethiopia's decision to supply badly-needed helicopters to the joint AU/United Nations peacekeeping mission in Darfur.
|
|
| |
| |
Contact : webmaster@hiiraan.com |
 |
| |
|
|