|
|
Taliye Ku-xigeenkii Arrimaha Amaanka Maamulka Goballka Hiiraan ku geeriyooday Shil Baabuur oo ka dhacay Garoonka diyaaradah Magaalada Beledweyne
Axad, May 24, 2009(HOL): Waxaa goor dhaweyd ku geeriyooday Shil Baabuur oo ka dhacay Magaalada Beledweyne Taliye Ku-xigeenkii arrimaha Ammaanka Maamulka Islaamiga Goballka Hiiraan ShiikhC/raxamaan Faarax Diirow halka sidoo kale shilkaasi uu dhaacaw ka soo gaaray Taliyihii Ammaanka Maamulka Goballka Shiikh Axmed Inji iyo mid ka mid ah Ciidamada Maamulka. Gaariga shilka galay oo noociisu ahaa TOYOTA SURF ayaa sida uu u sheegay HOL Saraakaal ka tirsan Maamulka waxaa isagoo ku socda xowli dheereeye isla markaana ku socday Waddada ay diyaaradaha ku cararaan ee Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif uu mar kaliya rogmaday, iyadoo xiligaasna uu gaariga kaxeynayay Marxuumka geeriyooday Shiikh C/raxmaan Diirow. Dhaqaatiirta Isbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne oo la dhigay dhaawaca ayaa waxaa ay sheegeen in Xaaladda Taliyaha Ammaanka Maamulka Goballka Axmed Inji ay wanaagsan tahay isla markaan dhaqaatiirtu ku dadaalayaan sidii loo hubin lahaa guud ahaan xaaladdiisa Caafimaad. Shilka ayaa noqonaya kii ugu horreeyay ee noociisa ah oo waxyeelo intaas la eg ka soo gaarto Mas'uuliyiin ka tirsan Maamulka Islaamiga Goballka Hiiraan, waxaana lagu wadaa in galabka lagu aaso Taliye Ku-xigeenka Alle ha u naxariistee Shiikh C/raxmaan Faarax Diirow Magalada Beledweyne. C/raxmaan diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com
 |
 |
 |
|
|
|
5/24/2009 10:43 AM EST
|
|
London, UK (HOL) - Wiil Soomaaliyeed oo da'diisu ay tahay 22 sano jir ayaa lagu dawaynayaa Cisbitaalka Whittington ee ku yaala woqooyiga Magaaladda London kadb markii laga helay Cudurka kusii faafaya dunida ee Durayga Doofaarka (Swine Flu) |
|
|
5/24/2009 9:58 AM EST
|
|
Axad, May 24, 2009(HOL): Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar oo wareysi siiyay Wargeyska Asharq Al-Awsat ayaa sheegay in ay Dowladdiisa ku talageleyso in ay dib u hanato gacan-ku-heynta guud ahaan magaalada Muqdisho, wuxuuna beeniyay warar sheegaya in Dowladda Soomaaliya ee uu madaxweynaha ka yahay Shiikh Shariif Shiikh Axmed ay burbureyso. |
|
|
5/24/2009 6:53 AM EST
|
|
Axad, May 24, 2009(HOL): Qof naftiisa huray oo kaxeynayay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa wuxuu maanta duhurradii isku qarxay Xaruntii Keydka Shidaalka ee Degmada Xamar Jajab. |
|
|
5/24/2009 4:27 AM EST
|
|
Axmed, 24,May, 2009 (HOL) Is rasaaseyn socotay muddo kooban ayaa warar soo baxaya waxaa sheegayaan in deegaanka lagu magacaabo Yasooman ku dhexmaray Xoogag u daacad ah Ururka Xisbul Islaam iyo kooxo ka soo horjeeda oo ka tirsan dadka deegaannka. |
|
|
5/24/2009 4:19 AM EST
|
|
Axad, May 24, 2009(HOL): Dowladda Eritrea ayaa shaaca ka qaadday in ay laashay ka mid ahaanshaheedii Midowga Afrika, iyadoo sanadkii 2007 horay u laashay ka mid ahaanshaheedii Urur Goboleedka IGAD. |
|
|
5/24/2009 4:18 AM EST
|
|
Axad, May 24, 2009(HOL): Xaaladda Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa saaka waxay tahay mid deggan, inkastoo deganaantaas ay tahay mid aan la isku halleyn karin sabab la xiriirta iyadoo ay weli is-horfadhiyaan dhinacyadii dagaallamay. |
|
|
5/24/2009 4:17 AM EST
|
|
Axad, May 24, 2009(HOL): Prof. Siciid Shiikh Samatar oo wax ka dhiga Jaamacadda Rotgers ee dalka Mareykanka ayaa isagoo u warramayay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda Codka Mareykanka waxaa uu ka hadlay dagaallada ka socda Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, wuxuuna iftiimiyay sida ay ku istaagi karaan dagaalladaas. |
|
|
5/24/2009 4:16 AM EST
|
|
Axad, May 24, 2009(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa shaaca ka qaaday in uu ka shalaaynayo baaqyo uu horay u jeedin jiray intii ay Ciidamadii Itoobiyaanka ku sugnaayeen Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho. |
|
|
5/24/2009 4:15 AM EST
|
|
Axad, May 24, 2009(HOL): Afhayeen u hadlay Dariiqada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa ku cambaareeyay maamulka ka taliya Magalaada Baardheere in uu soo qodayo qabriyo ay ku aasan yihiin dad mar hore dhintay. |
|
|
|
 |
 |
 |
|
|
5/24/2009 4:25 PM EST
|
|
London, UK (HOL) – A 22 year old Somali boy is being treated for the Swine Flu in London’s Whittinton hospital. In total, there are 122 case of Swine Flu confirmed in the UK 66 of whom live in London. This is the first Swine Flu case confirmed in the Somalia community. |
|
|
5/24/2009 11:38 AM EST
|
|
DUSA MARREB, Somalia — From men of peace, the Sufi clerics suddenly became men of war. |
|
|
5/24/2009 11:09 AM EST
|
|
MOGADISHU, Somalia (AP) — A foreign suicide bomber killed six guards and a civilian Sunday at a military base in the Somali capital, officials said, an attack that came after two weeks of intense fighting in war-torn Mogadishu. |
|
|
5/24/2009 10:56 AM EST
|
|
WASHINGTON (AFP) — A US counter-terrorism official on Saturday said US nationals had likely joined the ranks of insurgents in Somalia, where Islamist rebels are waging a bitter war against the Western-backed government. |
|
|
5/24/2009 10:47 AM EST
|
|
MOGADISHU, Somalia (HOL) - A suicide bomber drove a truck with explosives into Somalia’s main petroleum storage in Mogadishu killing three government soldiers and wounding several soldiers and civilians. |
|
|
5/24/2009 5:24 AM EST
|
|
(CNN) -- Fighting between government and rebel forces in Somalia over the past two days has killed more than 40 civilians and wounded about 150 others, according to sources at the scene. |
|
|
5/24/2009 5:07 AM EST
|
|
Islamist fighters in Somalia's capital have fired mortar bombs at the presidential palace and attacked African Union(AU) peacekeepers. |
|
|
5/24/2009 4:54 AM EST
|
|
NAIROBI, Kenya — Young, newly rich and restless, Ali Abdinur Samo wasn't long for his dead-end homeland of Somalia. The 26-year-old recently decamped to Kenya, East Africa's land of opportunity, to put his wealth to work. |
|
|
|