|
|
Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo la wareegay gacan-ku-heynta Degmada Buulo-burte ee Gobollka Hiiraan
Talaado, May 12, 2009(HOL): Kooxda Al-shabaab oo bilihii aynu soo dhaafnayba ku sugnaa qeybo ka mid ah Gobollka Hiiraan ayaa si toos ah waxaa ay ula wareegeen gacan ku heynta degmada Buula-burte oo qiyaastii u jirta 115 km Magaalada Beledweyne ee xarunta u ah Goballka Hiiraan.
Ilo madax bannaan oo ku sugan Degmada Buula-burte ayaa waxaa ay u xaqiijiyeen HOL in Kooxda Al-shabaab si Nabad ah ay kula wareegeen Xarumaha Maamulka Degmada Buula-burte sida Sadhigga Baliiska iyo Xarunta degmada oo markii hore ay joogeen Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Islaamiga ah ee ka dhisan Goballka Hiiraan. lama sheegin wax dagaal ah oo dhaxmaray labada dhinac. Wararka qaar ayaa sheegaya in lagu arkayay Xarunta Degmada Buula-burte Calanka Astaanta u ah Koox Diimeedka Al-shabaab iyo gaadiid kuwa dagaalka ah oo ay leeyihiin oo dhaxmaraya gudaha degmada taas oo cabsi ku dhalisay qaar ka mid ah dadka ku dhaqan degmada Buula-burte. Degmada Buula-burte oo ku taalla goob Istiraatiji ah marka loo eego isku xirta Goballada dhexe iyo Caasimada Muqdisho ayaa noqoneysa degmadii ugu horreysay oo ay si toos ah Maamulkeeda ula wareegaan Kooxda Al-shabaab oo ka tirsan xoogagga isku haya Siyaasadda Soomaaliya, waxaana xusid mudan in dhawaan kooxdaasi is-hortaageen dhaliyaro ku sii jeeday Magaalada Muqdisho kuwaas oo uu qorshuhu ahaa in lagu soo tababaro Dalka Jabuuti si markaas ay uga mid noqdaan Ciidamada Dowladda Federaalka. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com
 |
 |
 |
|
|
|
5/12/2009 12:42 PM EST
|
|
Talaado, 12, 2009 (HOL): Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Ahmedou Ould-Abdallah ayaa si xoog leh u cambaareeyey dagaallada ka socda Magaalada Muqdisho ee lagu bartilmaameedsanaayo Dawlada Sharciga ah ee Soomaaliyeed,wuxuuna sheegay dagaalka iyo qaska socda ee sababay dhimashada iyo barakaca dad fara badan oo shacab ah uu yahay mid aan la aqbali karin. |
|
|
5/12/2009 12:33 PM EST
|
|
Talaado, 12, 2009 (HOL) Warar goor dhaw soo baxay ayaa xaqiijinaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Xoogagga Al-shabaab iyo kooxo ka soo horjeeda uu ka bilawday deegaanka Maxaas ee Goballka Hiiraan. |
|
|
5/12/2009 7:03 AM EST
|
|
Talaado, May 12, 2009(HOL): Madaxa Siyaasadda iyo Gobollada Al-Shabaab Shiikh Cali Fiidow oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu shirkiisa jaraa’id uga hadlay hadallo ka soo baxay Dowladda Soomaaliya oo ahaa in ay Al-shabaab ka dhinac dagaallamayaan rag ajnabi ah, dagaalladii Muqdisho ka dhacay maalmihii aynu ka soo gudubnay, go’aanno dagaal-joojin ah oo ay saartay Hay’adda Culimada Soomaaliyeed iyo sida ay Dowladda u dhaqangelineyso Shareecada Islaamka. |
|
|
5/12/2009 5:42 AM EST
|
|
Talaado, May 12, 2009(HOL): Ururka BANAADIRVZW oo ka dhisan Wadanka Belguium Gaar ahaan Magaalada GENT ayaa Waxay Casuumaad soo dhaweyn ah u sameeyeen Ururo ka kala Yimiday Wadamada Netherland & Sweden oo kala ah S.S.U.P & EUROSOMA & S.N.B.F iyo marti Sharaf kale oo iyagana ka kala Yimid Qaar ka tirsan Wadamada Qaaradda Yurub. |
|
|
5/12/2009 3:21 AM EST
|
|
Talaado, May 12, 2009(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in dagaalladii maalmihii tegay ka dhacayay Magaalada Muqdisho ay ka dambeeyaan Dad gobollo kale ka yimid. |
|
|
5/12/2009 3:09 AM EST
|
|
Talaado, May 12, 2009(HOL): 14 Burcad Badeed Soomaali ah oo ay qabteen marar kala duwan Ciidamada Badda Spain ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya ayaa lagu wareejinayaa Dowladda Kenya , sidaasi waxaa sheegay Wasiirka Arrimaha Dibadda Spain. |
|
|
5/12/2009 2:40 AM EST
|
|
Talaado, May 12, 2009(HOL): Xabad-joojin aan cago badan ku taagneyn ayaa saaka waxay ka jirtaa xaafadihii ay maalmihii tegay dagaallada ka dhacayeen ee magaalada Muqdisho, iyadoo dhinaca kalena uu magaalada ka socdo barakac aad u baahsan. |
|
|
5/12/2009 2:40 AM EST
|
|
Talaado, May 12, 2009(HOL): Dowladda Mareykanka ayaa cambaareysay dagaallada ka socda Caasimadda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho, kuwaasi oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo xoogagga hubeysan oo ka soo horjeeda. |
|
|
5/12/2009 2:38 AM EST
|
|
Talaado, May 12, 2009(HOL): Maxkamadda Gobolka Saaxil ayaa xukun xadhig ah ku ridday 14 Nin oo saddex ka mid ahi maqan yihiin, kuwaas la sheegya in lagu helay falal Budhcad-Badeednimo. |
|
|
|
 |
 |
 |
|
|
5/12/2009 5:25 PM EST
|
|
MOSCOW (Reuters) - Russian courts may prosecute Somali pirates for attacks on Russian ships, a senior legal official was quoted as saying in a newspaper due for publication on Wednesday. |
|
|
5/12/2009 5:20 PM EST
|
|
A split second decision by the pilot of a police helicopter to crash-land on buildings saved a high-powered team of top government officials, including Police Commissioner Hussein Ali and assistant minister Orwa Ojodeh. |
|
|
5/12/2009 5:15 PM EST
|
|
MOGADISHU, Somalia (Daily Nation) - Islamist Al-Shabaab political and regional officer Sheikh Hussein Ali Fidow has praised the solidarity his group received from foreign fighters against the Transitional Federal Government in Somalia. |
|
|
5/12/2009 4:22 PM EST
|
|
Free Makhtal-Working Coalition, a coalition of citizens and residents of Canada, held a town hall meeting on Sunday, May 10, 2009 to raise awareness about the plight of Bashir Makhtal. |
|
|
5/12/2009 3:24 PM EST
|
|
Nairobi, Kenya - Somali Islamist leader and onetime president Sheikh Dahir Aweys has launched what appears to be a final assault on the fragile Somali transitional government. |
|
|
5/12/2009 10:55 AM EST
|
|
MOGADISHU, Somalia (AP) — A human rights activist says 113 civilians have been killed in fierce fighting in Somalia's capital in the past three days. |
|
|
5/12/2009 9:32 AM EST
|
|
NAIROBI, May 12 (Xinhua) -- Top United Nations envoy for Somalia on Tuesday condemned the continuing violence in the Somali capital of Mogadishu targeted at the legitimate government of the Horn of Africa nation. |
|
|
5/12/2009 9:28 AM EST
|
|
MOGADISHU, Somalia (AP) — Fierce overnight fighting between Islamic insurgents and pro-government forces in Somalia's capital killed at least 14 people including women and children, health officials said Tuesday. |
|
|
5/12/2009 6:03 AM EST
|
|
MOGADISHU, May 12 (Reuters) - Thousands of residents fled bomb-blasted parts of northern Mogadishu on Tuesday and a local rights group said the Somali capital's heaviest fighting for months had killed 113 civilians. |
|
|
5/12/2009 5:58 AM EST
|
|
Spanish media reported that a document produced by a European military intelligence agency claims that pirates are targeting specific ships identified by a team of "well-placed advisers" in London. |
|
|
5/12/2009 5:53 AM EST
|
|
MOGADISHU (AFP) — Hardline Islamist rebels clashed with government troops in Somalia's war-riven capital for a fifth successive day Monday, as the country's embattled leader vowed to stay in control. |
|
|
|