Wararka Maanta- Isniin, Jun 15, 2009


Midowga Yurub oo 2010 gaarsiiyay waqtiga ay Ciidamadiisa joogayaan Xeebaha Soomaaliya

Isniin, June 15, 2009(HOL): Dalalka Midowga Yurub ayaa ciidamada ka jooga xeebaha Soomaaliya waxay u kordhiyeen waqtiga ay halkaas joogayaan, iyagoo mudada ay joogayaanna gaarsiiyay ilaa sanadka 2010.

Go’aankan ayaa waxaa maanta ku dhawaaqay Wasiirka Arrimaha Dibadda Midowga Yurub, waxayna caddeeyeen in  ay Ciidamada Midowga Yurub ay ku sugnaan doonaan xeebaha Soomaaliya ilaa December 2010.

Wasiirrada go’aankan soo saaray waxay sheegeen in Kooxo Burcad Badeed ah oo ku sugan Xeebaha Soomaaliya ay khatar halis ah yihiin, sidaas darteedna ay go’aansadeen in 14 Markab oo nooca dagaalka ah ay baaqi ku sii ahaadaan Xeebaha Soomaaliya.

Ciidamo ka socda Dalalka Midowga Yurub, NATO, Mareykanka iyo dalal kale oo caalamka ah ayaa waxay Xeebaha Soomaaliya u joogaan in ay la dagaallamaan Kooxo Burcad Badeed ah, waxaana tan iyo markii ay sanadkii hore soo gaareen Xeebaha Soomaaliya ay ku guuleysan la’ yihiin in ay so oaf-jaraan Kooxaha Burcad Badeedka oo weli sii qafaasha maraakiibta iyo doomaha ku socdaala Xeebaha Soomaaliya.

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
sxiis@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya

 

Magacyada dad ku dhaawacmay shaqaaqo ka dhalatay Guri lagu muransan yahay

6/15/2009 9:58 AM EST
Isniin, 15 June 2009 (HOL): Inta la ogyahay laba qof ayaa dhaawacmay ka dib markii shalay sida la sheegay ay rasaas laysku waydaarsaday khilaaf ka dhashay Guri lahaanshihiisa lagu muransan yahay oo ku yaala mid ka mid ah Xaafadaha Magaalada Hargeysa.

Midowga Afrika oo ballaariyay howlgalka Ciidamada Amisom ee Soomaaliya

6/15/2009 9:57 AM EST
Isniin, June 15, 2009(HOL): Midowga Afrika ayaa maanta muddo 7 bilood ah ku kordhiyay waqtiga ay Ciidamadiisa sii joogayaan Soomaaliya.

Dad loo haysto tuhunka Qaraxyadii 29 Oct. ee Hargeysa oo Maxkamadda mar kale la hor keenay & natiijada dhegaysiga dacwadda

6/15/2009 9:57 AM EST
Isniin, 15 June 2009 (HOL)11 qof oo ka mid ah dadkii loo xidh-xidhay eedaymo la xidhiidha Qaraxyadii Magaalada Hargeysa lala beegsaday 29-kii October ee sanadkii tegay, ayaa shalay mar kale la hor keenay Maxkamadda Gobolka Hargeysa.

Xaruntii Golaha Shacabka Soomaaliya oo loo dayactirayo Baarlamaanka Soomaaliya

6/15/2009 5:54 AM EST
Isniin, June 15, 2009(HOL):Baarlamaanka ayaa loo dayactirayaa xaruntii golasha Shacabka kaddib markii xaruntii KMG ahayd ee Gaadiidka Booliska uu uga soo guuray nabadgelyo darro aawgeed.

Qarax ka dhacay Degmada Xamar Jajab

6/15/2009 5:53 AM EST
Isniin, June 15, 2009(HOL): Qarax aad u xooggan ayaa goor dhaweyd wuxuu ka dhacay nawaaxiga Buundooyinka Xamar Jajab, iyadoo uu geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira oo soo gaaray dad rayid ah iyo ciidamo ka dhawaa halka uu qaraxa ka dhacay.

Wasiirka Amaanka Qaranka Soomaaliya oo kormeer ku tagay xeryaha Ciidamada Maamulka Islaamiga Goballka Hiiraan

6/15/2009 5:53 AM EST
Isniin,. 15, June 2009 (HOL): Wasiirka Amniga Qaranka Dowladda Soomaaliya Cumar Xaanshi Aadan ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii uu gaaray Magaalada Beledweyne ee xarunta u ah Goballka Hiiraan waxaa uu kormeer qaatay labo cisho oo ku soo kala bixiyay xeryaha ay ku jiraan Ciidamada Maamulka Islaamiga Goballka ee hoos taga Dowladda Soomaaliya.

Dagaallada iyo saameynta ay ku yeeshaan dhalinyarada loo adeegsado

6/15/2009 5:51 AM EST
Isniin,. 15, June 2009 (HOL): Hay’adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha Elman ayaa dhawaan waxay seminar ku saabsan Dagaallada iyo saameynta ay ku yeeshaan dhalinyarada loo adeegsado waxay ku qabatay Xarunta shirarka Istarliin ee Magaalada Muqdisho.




Stable Somaliland in the shadow of lawless Somalia -WorldFocus

6/15/2009 8:07 PM EST
Somaliland, a break-away region of north-western Somalia, has gone unrecognized by the international community since it declared independence 18 years ago.

AU Special Representative applauds Somali Government on landmark achievements -AMISOM

6/15/2009 12:19 PM EST
Monday June 15th, 2009: The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission for Somalia Nicolas Bwakira has applauded the Somali President Sharif Sheikh Ahmed and his Transitional Federal Government (TFG) for making significant progress towards peace and stability in less than six months in office

Cops to meet about Somali business threats -sapa

6/15/2009 11:32 AM EST
Police are holding a meeting on Monday afternoon with business owners in Guguletu in the Western Cape after threats were made against Somali shopkeepers.

122,000 Somalis displaced in current wave of violence -Xinhua

6/15/2009 11:28 AM EST
NAIROBI, June 15 (Xinhua) -- The UN refugee agency (UNHCR) said the number of Somalis displaced in the current wave of violence in Mogadishu has reached 122,000 since street battles erupted on May 8.

Mobile phone banking for Somalia -BBC

6/15/2009 11:20 AM EST
A new system of making payments by mobile phones has been launched in the northern Somali region of Somaliland.

Ethiopia plans new rail system -BBC

6/15/2009 1:56 AM EST
The Ethiopian government has confirmed it plans to build an extensive railway system, despite some of the world's most challenging terrain.

UN food is stolen from the starving in Somalia fake camp fraud -

6/15/2009 1:47 AM EST
One of the UN’s largest international relief efforts is under investigation after it emerged that thousands of sacks of food aid were being diverted from starving refugees and openly sold for profit.

Minneapolis assembly sends message to Obama on immigration reform -DailyPlanet

6/15/2009 1:42 AM EST
In their own words Three young women told their stories, each ending with a plea to President Obama for immigration reform and family reunification. A fourth young activist, Lalo Zamudio, was unable to attend the rally, so a church member read the prepared statement. Click on the name or photo to read the whole story. Qweyonnoh Parker I am a 17-year-old, pretty normal American teenager with one horrific exception – my mother is threatened with deportation every year along with thousands of Liberians on Temporary Protected Status, after living her legally and contributing to Minnesota’s economy for nearly two decades. Curej Bered I was very young, and was forced to leave my entire family behind in a country in chaos; my mother, my father, all my brothers and sisters. Irene Rodriguez It is a big mistake deporting parents from their children. I know how bad it is because it happened to my family. Lalo Zamudio (testimony read by church member, because of illness in family) Last November, my family and I went to the immigration offices with my Mom because she had received her work permit and she was planning to apply for her Residency papers. “It’s only fair to expect the party that won the election to carry out its commitment,” Congressmember Luis Gutierrez told a cheering crowd in south Minneapolis. “When it came to raising the minimum wage, we didn’t wait for Republicans,” said Gutierrez, “and we shouldn’t wait for Republicans for comprehensive immigration reform.”

The pirate kings of Puntland -Al-Jazeera

6/15/2009 1:34 AM EST
They don't wear eye-patches or peg legs and you won't find any parrots perched on their shoulders, but they are no less pirates for that.





 




Hiiraan Online
Wararka Maanta RSS
Contact:webmaster@hiiraan.com
Copyright © 2008 Hiiraan Online

hit counter