|
|
Dad loo haysto tuhunka Qaraxyadii 29 Oct. ee Hargeysa oo Maxkamadda mar kale la hor keenay & natiijada dhegaysiga dacwadda
Isniin, 15 June 2009 (HOL)11 qof oo ka mid ah dadkii loo xidh-xidhay eedaymo la xidhiidha Qaraxyadii Magaalada Hargeysa lala beegsaday 29-kii October ee sanadkii tegay, ayaa shalay mar kale la hor keenay Maxkamadda Gobolka Hargeysa.
11-ka qof ee shalay mar kale Maxkamadda la hor keenay oo dhammaantood Rag ahaa, isla markaana mid ka mid ah da’diisu qiyaas ahaan 17-jir, ayaa shalay abbaaro 7:30-kii subaxnimo la geeyay Xarunta Maxkamadda gobolka Hargeysa. halkaas oo ay ku sinnaan 8:00 subaxnimo ay ka bilaabantay dhegaysiga dacwaddoodu. Inkasta oo aanay Saxaafadda uu suurtogelin inay goob-joog ka ahaadaan dhegaysiga Dacwadda Amniga Xarunta Maxkamadda oo aad loo adkeeyay awgeed, isla markaana ciiddan xooggan la keenay, haddana sida Weriye HOL ka tirsan oo waqtigaa ku sugnaa Maxkamadda ay u sheegeen qaar ka mid ah dadkii ka qayb galay dhegaysiga Dacwaddaas, dadkan Maxkamadda la soo taagay ayaa Xeer-ilaalinta Qaranku ku eedaysay inay doorar kala duwan ku lahaayeen Qaraxyadii 29 October ee sanadkii tegay.
Dhegaysiga dacwaddan oo ka muddo dheerayd fadhigii kan ka horeeyay ee Maxkamaddu ku dhegaysatay isla dacwaddan toddobaadkii tegay, isla markaana socotay muddo saddex saacadood ku dhaw ah, ayaa dood, eedayn iyo difaacid dhex martay Dacwad-oogayaasha iyo difaacayaasha ama Qareenada Gar-sugayaasha xidhan, dabadeed waxay Maxkamaddu u muddaysay toddobaadkan gudihiisa in mar kale laysugu soo noqdo fadhi kale.. isla markaana dhinac waliba ay soo dhammaystiraan waxyaabaha ka dhiman.
Barkhad M. Kaariye Hiiraan Online barqad@hiiraan.com Hargeisa, Somaliland
 |
 |
 |
|
|
|
6/15/2009 9:59 AM EST
|
|
Isniin, June 15, 2009(HOL): Dalalka Midowga Yurub ayaa ciidamada ka jooga xeebaha Soomaaliya waxay u kordhiyeen waqtiga ay halkaas joogayaan, iyagoo mudada ay joogayaanna gaarsiiyay ilaa sanadka 2010. |
|
|
6/15/2009 9:58 AM EST
|
|
Isniin, 15 June 2009 (HOL): Inta la ogyahay laba qof ayaa dhaawacmay ka dib markii shalay sida la sheegay ay rasaas laysku waydaarsaday khilaaf ka dhashay Guri lahaanshihiisa lagu muransan yahay oo ku yaala mid ka mid ah Xaafadaha Magaalada Hargeysa. |
|
|
6/15/2009 9:57 AM EST
|
|
Isniin, June 15, 2009(HOL): Midowga Afrika ayaa maanta muddo 7 bilood ah ku kordhiyay waqtiga ay Ciidamadiisa sii joogayaan Soomaaliya. |
|
|
6/15/2009 5:54 AM EST
|
|
Isniin, June 15, 2009(HOL):Baarlamaanka ayaa loo dayactirayaa xaruntii golasha Shacabka kaddib markii xaruntii KMG ahayd ee Gaadiidka Booliska uu uga soo guuray nabadgelyo darro aawgeed. |
|
|
6/15/2009 5:53 AM EST
|
|
Isniin, June 15, 2009(HOL): Qarax aad u xooggan ayaa goor dhaweyd wuxuu ka dhacay nawaaxiga Buundooyinka Xamar Jajab, iyadoo uu geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira oo soo gaaray dad rayid ah iyo ciidamo ka dhawaa halka uu qaraxa ka dhacay. |
|
|
6/15/2009 5:53 AM EST
|
|
Isniin,. 15, June 2009 (HOL): Wasiirka Amniga Qaranka Dowladda Soomaaliya Cumar Xaanshi Aadan ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii uu gaaray Magaalada Beledweyne ee xarunta u ah Goballka Hiiraan waxaa uu kormeer qaatay labo cisho oo ku soo kala bixiyay xeryaha ay ku jiraan Ciidamada Maamulka Islaamiga Goballka ee hoos taga Dowladda Soomaaliya. |
|
|
6/15/2009 5:51 AM EST
|
|
Isniin,. 15, June 2009 (HOL): Hay’adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha Elman ayaa dhawaan waxay seminar ku saabsan Dagaallada iyo saameynta ay ku yeeshaan dhalinyarada loo adeegsado waxay ku qabatay Xarunta shirarka Istarliin ee Magaalada Muqdisho. |
|
|
|
 |
 |
 |
|
|
6/15/2009 8:07 PM EST
|
|
Somaliland, a break-away region of north-western Somalia, has gone unrecognized by the international community since it declared independence 18 years ago. |
|
|
6/15/2009 12:19 PM EST
|
|
Monday June 15th, 2009: The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission for Somalia Nicolas Bwakira has applauded the Somali President Sharif Sheikh Ahmed and his Transitional Federal Government (TFG) for making significant progress towards peace and stability in less than six months in office |
|
|
6/15/2009 11:32 AM EST
|
|
Police are holding a meeting on Monday afternoon with business owners in Guguletu in the Western Cape after threats were made against Somali shopkeepers.
|
|
|
6/15/2009 11:28 AM EST
|
|
NAIROBI, June 15 (Xinhua) -- The UN refugee agency (UNHCR) said the number of Somalis displaced in the current wave of violence in Mogadishu has reached 122,000 since street battles erupted on May 8. |
|
|
6/15/2009 11:20 AM EST
|
|
A new system of making payments by mobile phones has been launched in the northern Somali region of Somaliland. |
|
|
6/15/2009 1:56 AM EST
|
|
The Ethiopian government has confirmed it plans to build an extensive railway system, despite some of the world's most challenging terrain. |
|
|
6/15/2009 1:47 AM EST
|
|
One of the UN’s largest international relief efforts is under investigation after it emerged that thousands of sacks of food aid were being diverted from starving refugees and openly sold for profit. |
|
|
6/15/2009 1:42 AM EST
|
|
In their own words
Three young women told their stories, each ending with a plea to President Obama for immigration reform and family reunification. A fourth young activist, Lalo Zamudio, was unable to attend the rally, so a church member read the prepared statement. Click on the name or photo to read the whole story.
Qweyonnoh Parker I am a 17-year-old, pretty normal American teenager with one horrific exception – my mother is threatened with deportation every year along with thousands of Liberians on Temporary Protected Status, after living her legally and contributing to Minnesota’s economy for nearly two decades.
Curej Bered I was very young, and was forced to leave my entire family behind in a country in chaos; my mother, my father, all my brothers and sisters.
Irene Rodriguez It is a big mistake deporting parents from their children. I know how bad it is because it happened to my family.
Lalo Zamudio (testimony read by church member, because of illness in family) Last November, my family and I went to the immigration offices with my Mom because she had received her work permit and she was planning to apply for her Residency papers.
“It’s only fair to expect the party that won the election to carry out its commitment,” Congressmember Luis Gutierrez told a cheering crowd in south Minneapolis. “When it came to raising the minimum wage, we didn’t wait for Republicans,” said Gutierrez, “and we shouldn’t wait for Republicans for comprehensive immigration reform.” |
|
|
6/15/2009 1:34 AM EST
|
|
They don't wear eye-patches or peg legs and you won't find any parrots perched on their shoulders, but they are no less pirates for that. |
|
|
|