|
|
Wasiirka Jaaliyadaha Dibada Soomaaliya oo la kulmay Soomaalida ku nool Dalka Koofur Afrika
 Isniin, June 01, 2009(HOL): Wasiirka Jaaliyadaha Dibadda Dowlada Soomaaliya oo howlo shaqo ujooga Dalkan K/Africa ayaa kulamo kala duwan la qaatay dhamaan qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalkan Koofur Afrika, isagoo u soo bandhigay Qorshaha Jaaliyadaha Dibadda ay ka dooneyso Dowladdiisu iyo in ay damacsan yihiin in ay wada shaqeyn yeshaan dhamaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool Dunida dacalladeeda iyo Dowladda Midnimada Qaran.
Azhari ayaa sheegay in loo baahan yahay in la garab istaago Dowladdiisa si looga boxo dhibaatada heysata Bulshada Soomaaliyeed isagoo ku booriyay Ganacsatada Soomaaliyeed ee Dalkan ku nool in ay caawiyaan walaalohooda ku dhibaateysay Gudaha Dalka Soomaalia.
Wasiirku mar uu ka hadlayay Dagaallada ka jira gudaha Dalka ayuu ku macneeyay kuwo ay wadaan dad aan dooneyn in ay kala dambeyn ka dhacdo Soomaaliya isagoo sheegay in taas looga bixi karo iskaashi dhexmara dhamaan Bulshada Soomaaliyeed kuwooda Dibadda iyo kuwa Gudahaba.Wasiirka ayaa uga mahad celiyay Jaaliyadda kunool Dalka K/Africa sida wanaagsan ee ay usoo dhaweeyeen mas’uuliyiinteedu.
Wasiirkan ayaa noqonaya kii labaad ee soo gaara Dalka South Africa iyadoo uu horay u soo gaaray Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga C/raxmaan Cabdishakuur Warsame oo dhawaan soo gaaray Dalkan Koofur Afrika.
 Saciid Cabdulle Xerow, Hiiraan Online herow@hiiraan.com Johannesburg, South Africa
 |
 |
 |
|
|
|
6/1/2009 12:23 PM EST
|
|
Isniin, June 01, 2009(HOL): Kaddib dagaal culus oo galabta ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid ayaa waxay ugu suurtagashay xoogagga ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya in ay la wareegaan gacan-ku-heynta Saldhigga Booliska Degmada Yaaqshiid. |
|
|
6/1/2009 7:46 AM EST
|
|
Isniin, June 01, 2009(HOL): Wararka lag helayo Degmada Garbahaarreey ee Xarunta Gobolkaasi Gedo ayaa sheegaya in Amarro lagu soo rogay.amarradan oo ka soo baxay Maamulka islaamiga ah ee magaalada Garbahaaarreey ayaa waxaa Degmadaasi gabi ahaanba laga mamnuucay in goobaha ganacsiga ay furnaadaan xiliyada Salaadda, in ay Dhalinyarada u jartaan timaha si aan sunnada waafaqsaneyn iyo in aysan dumarka qaadan karin dhar jirkooda sawiraya. |
|
|
6/1/2009 7:31 AM EST
|
|
Isniin, June 01, 2009(HOL): Dagaal xooggan oo maanta ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Yaaqshiid iyo Boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa wuxuu geystay dhimashada 5 ruux iyo dhaawac 20 ruux ka badan, kuwaasi oo isugu jira dad rayid ah iyo dhinacyadii dagaallamayay. |
|
|
6/1/2009 6:19 AM EST
|
|
Isniin, June 01, 2009(HOL): Maxamed Muuse Yuusuf (Makhtal) oo u dhashay Somaliland, isla markaana Gaadhi ku soo maray 18 dal oo Dunida ah, ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa.halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay. |
|
|
6/1/2009 5:16 AM EST
|
|
Isniin, June 01, 2009(HOL): Qarax loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago ayaa waxaa lala eegtay gaari ay la socdeen Ciidamada Booliska Dowladda Soomaliya, kaasi oo marayay inta u dhaxeysa Isgoyska KM4 iyo Tre Piano. |
|
|
6/1/2009 3:07 AM EST
|
|
Isniin, June 01, 2009(HOL): Labo ruux oo rayid ah ayaa ku dhaawacantay rasaas ay Ciidamada Nabad-gelyada Maamulka Islaamiga ah ee Goballka Hiiraan ku fureen gaari ay la socdeen dad rayid ah habeennimadii xalay kaddib markii sida la sheegay darawalkii waday gaariga uu dhagaha ka fureystay ammar ay Ciidamada Nabad-galyadu ku siiyeen in uu is taago. |
|
|
6/1/2009 2:59 AM EST
|
|
Isniin, June 01, 2009(HOL): Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka socda dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo xoogag hubeysan oo ka soo horjeeda. |
|
|
6/1/2009 2:58 AM EST
|
|
Isniin, June 01, 2009(HOL): Saraakiil ka tirsanaa Maamulka Isbaheysigii Dooxada Jubba ee ka talin jiray Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo oo haatan ku sugan Degmada Doolow ayaa sheegay in ay dib u qabsanayaan gobolladaas. |
|
|
6/1/2009 2:57 AM EST
|
|
Isniin, June 01, 2009(HOL): Afhayeenka KMG ah ee Maxkamadaha Islaamka ee ku biiray Dowladda Soomaaliya C/risaaq Maxamed Qeyloy ayaa sheegay in wax laga qaban doono dhac iyo dhibaato ay ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ka geystaan inta u dhaxeysa Isgoysyada Sayidka iyo Xaawo Taako. |
|
|
|
 |
 |
 |
|
|
6/1/2009 9:21 PM EST
|
|
NAIROBI, Kenya — Somalia is once again a raging battle zone, with jihadists pouring in from overseas, preparing for a final push to topple the transitional government. |
|
|
6/1/2009 9:18 PM EST
|
|
MOGADISHU, June 1 (Xinhua) -- Ten people were killed, including four policemen whose vehicle was hit by a roadside bomb, while twenty others injured as renewed fighting ravaged south of the Somali capital, Mogadishu, police and witnesses said Monday. |
|
|
6/1/2009 9:03 PM EST
|
|
BLAINE, Wash. - Fears of stalled commerce and travel didn't materialize at U.S. border crossings Monday as people stayed home or were gently warned on the first day of stricter identification requirements for Americans returning from Mexico and Canada. |
|
|
6/1/2009 10:16 AM EST
|
|
newsinsideThe statement last week of Kenya’s intention to help “crush” the insurgency in Somalia is the strongest government response so far to the crisis in the troubled eastern neighbour. |
|
|
6/1/2009 10:08 AM EST
|
|
As the captain of a merchant ship crossing the Gulf of Aden, you realise it’s not going to be a routine day when you look over the side to see a rocket-propelled grenade launcher pointing at you. Piracy, Somali-style, is a thriving international business. |
|
|
6/1/2009 9:53 AM EST
|
|
HOBYO, Somalia, June 1 (Reuters) - An extravagant convoy of forty 4x4s and four motorbikes escort a young bride to her nuptials at a sandy beach in the Somali village of Hobyo and are used to light up the twilight celebration |
|
|
6/1/2009 9:48 AM EST
|
|
MOGADISHU (AFP) — At least three people were killed in the Somali capital on Monday when government forces fired at a police station controlled by insurgents, an official and witnesses said. |
|
|
6/1/2009 9:41 AM EST
|
|
MOGADISHU, Somalia (AFP)--The French navy on Monday handed over four suspected pirates, two of them dead, to Somalia's northern breakaway region of Puntland, officials said. |
|
|
6/1/2009 9:38 AM EST
|
|
At least five Somali policemen have been killed in a roadside bomb blast in the capital, Mogadishu. The officers were driving near a road junction in the south of the city when their vehicle was blown up.
|
|
|
|