| |
Sarkaal ka tirsan Maamulka Goballka Hiiraan oo ka badbaaday isku day la doonayay in lagu dilo.
Sabti, 1 Aug, 2009 (HOL) Waxaa goor dhaweyd ka badbaaday isku day la doonayay in lagu khaarajiyo Salaad Xareed oo ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee ku sugan Magaalada Beledweyne kadib markii gaari uu saarnaa oo marayay Xaafada Howl-wadaag lala beegsaday Miino dhulka lagu aasay taasoo qaraxeeda laga wada maqlay dhamaan Xaafadaha Magaaladu ka kooban tahay. Ma jirto cid wax ku noqotay Qaraxa waxaana markiiba goobta tagay Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Goballka Hiiraan oo radayay rasaas ay ku kala eryayeen dad ku soo xoomay halka uu qaraxu ka dhacay. Xaafada Howl-wadaag ayaa waxaa dhawaan la wareegay gacan ku heynteeda Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya kaddib markii ay halkaas ka saareen kooxaha ka soo horjeeda Dowladda oo horay gacanta ugu hayay. Waana markii ugu horeysan oo weerar noocaan oo kale ah lagu qaado sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowladda tan iyo wixii ka danbeeyay markii Maamulka Magaalada Beledweyne ay la wareegeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com
|
|
|
|
|
|
|
|
Maamul Goboleedka Puntland oo 11 sano jirsaday
01/08/2009 5:52 AM EST
Sabti, August 01, 2009(HOL): Waxaa saaka ka dhacay barxada weyn ee magaalada Garowe, caasimada Puntland, iyo magaalooyinka Puntland xafladii sanadguurada 11aad ee Puntland.
|
|

|
|
 |
|
|
|
 |
UN envoy to Somalia Visit Ottawa
- HOL
01/08/2009 4:54 PM EST
Ottawa, Canada (HOL) - The united Nation Special envoy to Somalia Ahmed Ouldu Abdalla met with Canadian Foreign Affairs officials in Ottawa, on July 31, 2009. The purpose of Mr. Abdalla’s official visit was to appraise the Canadian officials about the status of the peace process, the significant improvement that the Somali government has made under President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed and the challenges facing his government.
|
Burundi sends troop reinforcements to Somalia
- AFP
01/08/2009 2:16 PM EST
BUJUMBURA — Burundi has deployed a third battalion of 850 soldiers to Mogadishu to reinforce the African Union peacekeeping mission in the Somali capital, Burundi's army said Saturday.
|
Global terror warning as Somali militants flex muscles
- CNN
01/08/2009 10:45 AM EST
NAIROBI, Kenya (CNN) -- An Al Qaeda-linked militant group waging war against Somalia's fragile government is becoming an increasing threat to Western ally Kenya and could potentially destabilize the region with dire consequences for global security, officials and analysts warn.
|
Eritrea to face US wrath if it continues arming Somali terrorists
- EastAfrica
01/08/2009 10:33 AM EST
Two senior Obama administration officials have warned that Eritrea could face severe punishment if it does not halt its alleged arms shipments to an Islamist terrorist group in Somalia.
|
Canada seeks clemency for Canadian facing death penalty in Ethiopia
- Ottawa Citizen
01/08/2009 10:29 AM EST
Foreign Affairs Minister Lawrence Cannon says Canada will seek clemency if a Canadian businessman is sentenced to death Monday in Ethiopia after being found guilty last week on terror-related charges
|
Somali lawmakers reject controversial maritime deal between Kenyan and Somalia
- Xinhua
01/08/2009 10:25 AM EST
MOGADISHU, Aug. 1 (Xinhua) -- The Somali parliament on Saturday overwhelmingly rejected a controversial maritime agreement signed between Somali government and Kenya last April.
|
Makhtal's ordeal: How a business trip imperilled a man's life
- Globe and Mail
01/08/2009 1:42 AM EST
Mohamed Osman Hassan never questioned his close friend and mentor Bashir Makhtal when in early 2001 he announced plans to leave a well-paid job as an information technologist at CIBC in Toronto for the unlikely sounding, but lucrative, business of hawking used clothing across the volatile Horn of Africa.
|
Somalians looking to push clouds of tragedy away
- Edmonton Sun
01/08/2009 1:26 AM EST
This weekend, the city's Somalian community wants to forget about the tragedies and hardships that have rocked the close-knit group.
|
Former Somali senior military officials to meet in U.S.
- Xinhua
01/08/2009 1:03 AM EST
NAIROBI, July 31 (Xinhua) -- The UN Political Office for Somalia (UNPOS) said on Friday it was convening a workshop for former Somali senior military officials under the auspices of the Somali Ministry of Defense next week in Washington.
|
|
| |
| |
Contact : webmaster@hiiraan.com |
 |
| |
|
|