|
|
Maamulka Goballka Hiiraan oo soo rogay amarro ku saleysa ku dhaqanka Shareecada Islaamka
Sabti, 1, Aug, 2009 (HOL) Maamulka Goballka Hiiraan ee hoos taga Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si cad ugu dhawaaqay in dadka ku dhaqan Magaalada Beledweyne lagu soo rogay amarro ku saleysan ku dhaqanka Shareecada Islaamka. Shiikh Aadan C/salaan oo sheegtay in uu Maamulka Goballka Hiiraan u qaabilsan yahay dhinaca wacyigalinta ayaa sheegay in kadib kulan wada jir ah oo ay qaateen qeybaha Maamulku ka kooban yahay leysku racaayay in dadka lagu booriyo qaadashada amarka Alle, sida in Haweenku xirtaan Xijaabka iyo in la xiro waqtiyada Salaadda goobaha Ganacisga. Shiikh Aadan waxaa uu intaas ku daray in ay Ciidamada Maamulka ee hoos taga Dowladda Soomaaliya markii ay la wareegeen gacan ku heyta guud ahaan Magaalada Beledweyne u qaateen dadka intiisa badan in laga gudbay ku dhaqankii Sharaacada Islaamka, waxaana uu intaa ku daray in ciddii u hoggaasami weyda awaamiirta la faray Maamulku ka qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan. Go'aanka uu qaaday Maamulka Goballka Hiiraan oo u muuqda mid ka turjumaya ku dhaqanka shareeada Islaamka ayaa haddana waxaa ay dadkii intiisa bada su'aalo iska weydiinayaan waxa ay ku kala duwan yihiin go'aanka uu qaaday Maamulka iyo kii ay soo rogeen maalmo ka hor kooxihii gacanta ku hayay Xaafada Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com
 |
 |
 |
|
|
|
8/1/2009 12:34 PM EST
|
|
Sabti, 1 Aug, 2009 (HOL) Waxaa goor dhaweyd ka badbaaday isku day la doonayay in lagu khaarajiyo Salaad Xareed oo ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee ku sugan Magaalada Beledweyne kadib markii gaari uu saarnaa oo marayay Xaafada Howl-wadaag lala beegsaday Miino dhulka lagu aasay taasoo qaraxeeda laga wada maqlay dhamaan Xaafadaha Magaaladu ka kooban tahay. |
|
|
8/1/2009 9:24 AM EST
|
|
Sabti, August 01, 2009(HOL): Abaaro Baahsan oo saameyn ku yeeshay Dadka iyo Duunyada ayaa ka jira Guud ahaan Gobolka Gedo oo kamid ah Gobollada Koonfurta Wadanka Soomaaliya iyadoo ay Duunyadu Bilowday in ay u dhimato Dhibaatooyin ka kasoo gaaraya Abaarahaasi ka jira Gobolka Gedo. |
|
|
8/1/2009 6:54 AM EST
|
|
Sabti, August 01, 2009(HOL): Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Magaalada muqdisho ayaa wuxuu si aqlabiyad leh u diiday heshiiskii is-fahamka ahaa ee dhexmaray Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Kenya. |
|
|
8/1/2009 5:53 AM EST
|
|
Sabti, August 01, 2009(HOL): Hoggaamiye ka tirsan Al-Qaacidda oo lagu magacaabo Abuu Yaxya Al-Libi ayaa baaq u diray xoogagga dagaalka kala soo horjeeda Dowladda Soomaaliya, wuxuuna ugu baaqay in ay la dagaallamaan dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Amisom ee gacanta siinaya. |
|
|
8/1/2009 5:52 AM EST
|
|
Sabti, August 01, 2009(HOL): Waxaa saaka ka dhacay barxada weyn ee magaalada Garowe, caasimada Puntland, iyo magaalooyinka Puntland xafladii sanadguurada 11aad ee Puntland. |
|
|
|
 |
 |
 |
|
|
8/1/2009 4:54 PM EST
|
|
Ottawa, Canada (HOL) - The united Nation Special envoy to Somalia Ahmed Ouldu Abdalla met with Canadian Foreign Affairs officials in Ottawa, on July 31, 2009. The purpose of Mr. Abdalla’s official visit was to appraise the Canadian officials about the status of the peace process, the significant improvement that the Somali government has made under President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed and the challenges facing his government. |
|
|
8/1/2009 2:16 PM EST
|
|
BUJUMBURA — Burundi has deployed a third battalion of 850 soldiers to Mogadishu to reinforce the African Union peacekeeping mission in the Somali capital, Burundi's army said Saturday. |
|
|
8/1/2009 10:45 AM EST
|
|
NAIROBI, Kenya (CNN) -- An Al Qaeda-linked militant group waging war against Somalia's fragile government is becoming an increasing threat to Western ally Kenya and could potentially destabilize the region with dire consequences for global security, officials and analysts warn.
|
|
|
8/1/2009 10:33 AM EST
|
|
Two senior Obama administration officials have warned that Eritrea could face severe punishment if it does not halt its alleged arms shipments to an Islamist terrorist group in Somalia. |
|
|
8/1/2009 10:29 AM EST
|
|
Foreign Affairs Minister Lawrence Cannon says Canada will seek clemency if a Canadian businessman is sentenced to death Monday in Ethiopia after being found guilty last week on terror-related charges |
|
|
8/1/2009 10:25 AM EST
|
|
MOGADISHU, Aug. 1 (Xinhua) -- The Somali parliament on Saturday overwhelmingly rejected a controversial maritime agreement signed between Somali government and Kenya last April. |
|
|
8/1/2009 1:42 AM EST
|
|
Mohamed Osman Hassan never questioned his close friend and mentor Bashir Makhtal when in early 2001 he announced plans to leave a well-paid job as an information technologist at CIBC in Toronto for the unlikely sounding, but lucrative, business of hawking used clothing across the volatile Horn of Africa. |
|
|
8/1/2009 1:26 AM EST
|
|
This weekend, the city's Somalian community wants to forget about the tragedies and hardships that have rocked the close-knit group. |
|
|
8/1/2009 1:03 AM EST
|
|
NAIROBI, July 31 (Xinhua) -- The UN Political Office for Somalia (UNPOS) said on Friday it was convening a workshop for former Somali senior military officials under the auspices of the Somali Ministry of Defense next week in Washington. |
|
|
|