findin the truth is the best way 2 live in peace and good life, the british man did wounderfull job,
arimo qarsoona ayuu shaaca ka qaaday,somali hadii aan nahay runta waay na dhibta oo waxaan mar kasta jecel nahay in been aan u sheego nafta,
wax walba cadeeyn ayeey wataan,walaalayaal aan is ak deeno dhiig xumada oo walaaka ha u ceeb qarin ileen aaqiro qabri kaama celinaayo,wixii xun waay xunyihiin dheh wixii fiican waay fiicanyihin dheh ileen ilaahay baa yiri runta ku dhimo,
i wish and pray 4 one of those days to see those warlords in court and face the real life and see how much it hurt,
hadii aan irahdo reerkayga waay nabad qabaan oo meel nabad ah ayaay ii joogaan aan baxo oo kuwa nibaadeeysan sii laayo xaq ale ayaa ku qabanaaya waxaana ku raja waynahay in midan uu ku dhaqaaqay the british man in middi xaqa soo saari laheed uu ilaahay ka dhigo insha Allah, alow nabad,alow cafmad qab,alow owlaad kheer qabta iyo dawlad daacad ah oo xaqa nagu dhaqda,
|
|
Yeah, British is still trying to bid somalis against one other guess what, britinia is the number one enemy of somalis, they gave the country to Kenya and Ethiopia so spare us the crocidle tears Britinia !
|
|
London}28-5-08 Afhayeen u hadlay madaxtooyada dowladda ah ayaa daboolka ka qaaday in aanay waxba kama jiraan yihiin warar ay faafiyeen qaar ka mid ah war-baahinta dalka Ingiriiska kaasoo sheegayay in mas'uuliyiinta ugu sar sareysa dowladda dambiyo dagaal ay ka galeen dalka Somalia........................
Xuseen Maxamed Max'uud (Xuub Siyreed), afhayeenka madax weynaha dowladda waxaa uu intaa ku daray in aanay jirin sharci u baneynaya warbaahinta wadanka Ingiriiska ay ka hadlaan nolosha gaarka ah ee mas'uuliyiinta dowladda Somalia, oo uu ka mid yahay madax weyne Yuusuf, isagoona sheegay dacwad ka dhan ah wariyeyaal ka howl gala Kanaal 4 iyo Wargeyska Daily Mail ay u gudbin doonaan dowladda Ingiriiska.
Xuseen Xuub Siyreed ayaa hadalkan waxaa uu ka sheegay shir jaraa'id oo uu maanta ku qabtay magaaladad Muqdisho, kaasoo uu u uga hadlayay warar ay faafiyeen qaar ka mid ah war-baahinta dalka Ingiriiska.
Waxaa uu sheegay in dowladda xilligan ay u taagan tahay dib u heshiisiin iyo xasiloonida dalka, waxaa uuna sheegay in waxyaabihii u qabsoomay dowladda ay sii wiiqayaan warbaahinta qaar ee wadanka Ingiriiska ka howl gala.
Afhayeenka madax weynaha dowladda ayaa eedeyn kulul u jeediyay warbaahintaasi kuna tilmaamay in ay sii hurinayaa colaadaha xilligan ka jira dalka, isla markaana ay taageerayaan xoogaga hubeysan ee ku kacsan dowladdiisa.
Hadalkan ka soo yeedhay afhayeenka u hadlay madaxtooyada dowladda ayaa ku soo beegmay xilli uu dhowaan baahiyay Kannalka 4 iyo Wargeyska Daily Mail war bixin ka tarjumeysa xubnaha kala ah C/llaahi Yuusuf Axmed, madax weynaha dowladda Jen. Maxamed Warsame Darwiish, Taliyaha ciidamada nabad sugidda, Jen. Axmed Xaashi Taajir, taliye k/xigeenka ciidamada booliska dalka iyo Xildhibaan Maxamed Max'uud Guuleed Gacma-dheere, wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladda , oo dhaamtooda ay sheegeen Warbaahintaasi in dambiyo dagaal ay ka galeen dalka Somalia.
|
|
We all knew the Tigre funded fagets were no good.
|
|
I give 9/10 for not exposing the indiscriminate Ethiopian killings of civilians.
|
|