Hiiraan online - News and information about Somalia
Home Email Print  

 


page counter
 

 

SOMALIA: New IRIN podcast of Somali drama series  

NAIROBI, 17 March 2008 (IRIN Radio) - "Lama Huraan" is a gripping story set in the fictitious Somali village of Tub Ano, where villagers try to rebuild amid the turmoil of conflict, displacement and poverty. Spiced with love, intrigue and humour, the 25-part series captures the bitter realities of Somali life today and presents some ideas for the future.

Average duration of episodes: 20 Mins.

Send your comments to feedback@IRINnews.org


 RSS

podcast (please be patient while iTunes opens)
Download iTunes

Google Reader

My Yahoo!

For help on subscribing to the above feeds see BBC's introduction to podcasts


Theme(s): (IRIN) Civil society - Radio, (IRIN) Developmental issues - Radio, (IRIN) Governance, (IRIN) Health and Sanitation - Radio, (IRIN) Humanitarian assistance - Radio, (IRIN) Refugees/IDPs, (IRIN) Rule of law - Radio

Source : IRIN, March 17, 2008


INTERNET CAFE CALLING CARDS SIM CARDS SCANNING COLOUR PRINTING PASSPORT PHOTOS PHOTOCOPYING DIGITAL PRINTING MONEY TRANSFER WESTERN UNION
MANCHESTER | MANCHESTER |  United Kingdom
Somali & Ethiopian Food
-Cunto macaan
-Nadaafad sare
-Shaqaale carbisan
-Qabo,Quraac iyo Casho
Toronto | Ontario |  Canada
Premium Listings powered by Somali411.com
1 comment(s)
More comments
 Wadamada Reer Galbeedku kibir iyo isla weyni waxey ka gaareen waxey caalamkoo dhan rabaan inuu u fakaro sidey u fakaraan, in caalamku ku qoslo waxey ku qoslaan, jeclaadaan waxey jecelyihiin, ka xumaadaan caalamku waxa R/Galbeedku ka xumaado. Waxaa qabkaas R/Galbeedka ku kaalmeynaya dad lagu soo rakibey maskaxda R/Galbeedka muuqaalkana anaga nooga eg. Markey wax qorayaan waxey wax ku eegayaan indhihii cadaanku wax ku eegi lahaa, waxeyna arkayaan wixii ay arki lahaayeen indhaha buluuga ahi.

Nin gaajo la dhiman raba iyo nin dhereg dhacsi u baahan caalamka isku si uma arki karaan, isku waxna kama qoslin karaan. Nin calooshiisa banaanka la soo dhigey iyo midka hubka ku tijaabinayaa wax ka dhaxeeya oo ay iskugu imaan karaan ma jiraan.

Dadka soomaaliyeed ee R/Galbeedka dhereg dhacsiga madadaalinayana waxey la mid yihiin kuwa dusha usoo ritey wal walkii R/Galbeedka ee shacabkoodi in la gumaado kunturaada kusoo qaatey. Maxaa dhacey hal nin oo Nabhaan hebel Nabhaan la yiraahdo ayaa duurka ku dhuumanaya! Ninkaas siyaasadaas soo min guuriyey waa daanyeer dad iska dhigaya oo dhaajinaya socodka dadka. Ahalna uma ahan inuu xaliyo mushkilada bulshada dusha laga saarey oo ninka dheregsani oo cadaanka ahi markii la maaweeliyey oo wuxuu jeclaa la maqashiiyey uu daanyeertaas abaal marinta uga dhigey in dusha ka saaro dadkooda dhibaateysan.



Hiiraan Online 

 

Contact:webmaster@hiiraan.com
Copyright © 1999-2009 Hiiraan Online