|
|
Digreeto uu soo saaray ku-simaha Madaxweynaha Somaliland
Isniin, 23 June 2008 (HOL): Ku-simaha Madaxweynaha Somalilnad ,ahna Madaxweyne ku xigeenka Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa maanta soo saaray Digreeto Madaxweyne oo uu ku dhaqangelinayo lifaaqa wax-ka-bedelka iyo kaabista xeerka Diiwaan gelinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka ee xeerka Lambar 37/2007, oo toddobaadkan gudihiisa ansixiyeen Golaha Wakiillada Somaliland.
Sida lagu sheegay Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyadu, Digreetadan ayaa dhaqangalaysa isla maanta. Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka ee Xeer No. 37/2007, ayay wax-ka-bedel iyo kaabis ku sameeyeen Golaha Wakiillada Somaliland, isla markaana u gudbiyeen Golaha Guurtida oo sharci ahaan ay tahay inay mariyaan Shuruucda ay ansixiyaan.
Hase ahaatee, Golaha Guurtida ayaa iyana dib ugu soo celiyay Xeerkan ka dib markii ay wax-ka-bedel kooban ku sameeyeen. Taas oo ay Golaha Wakiilladuna mar kale cod u qaadeen ansixintiisa, oo ay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen in la laalo wax-ka-bedelka kooban ee ay Guurtidu sameeyeen, isla markaana lagu ansixiyo sidii uu markii hore kaga baxay ee ay iyagu ku ansixiyeen. Waxaanay u gudbiyeen Madaxweynaha. Warsaxaafadeedka uu Digreetada Madaxweyne-xigeenku ku soo saaray oo nuqul ka mid ahi HOL soo gaadhay, ayaa waxa uu u dhignaa sidan:
“Ku-simaha Madaxweynaha Somalilnad ,ahna Madaxweyne ku xigeenka Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin , waxa uu maanta soo saaray Digreeto Madaxweyne oo lambarkeedu yahay 345/062008, oo ku saabsan dhaqan galka lifaaqa wax-ka-bedelka iyo kaabista xeerka Diiwaan gelinta Codbixiyayasha ee xeerka Lambar 37/2007 .
Madaxweynaha Somaliland markuu helay Go’aankii Golaha Wakiilada ee Somaliland ee xeerka diiwaan gelinta codbixiyayaasha oo soo jeedintii Madaxweynaha golaha wakiiladu ku meel mariyeen wax-ka-bedelka iyo kaabista xeerkaasi Diiwaan gelinta.
Waxa uu soo saaray Madaxweynuhu , dhaqan galka qodobada lifaaqa ah ee xeerka Diiwaan gelinta sidii ay ku ansixiyeen Golaha Wakiilada Somaliland.”
Barkhad M. Kaariye Hiiraan Online barqad@hiiraan.com Hargeysa, Somaliland
 |
 |
 |
|
|
|
6/23/2008 10:28 AM EST
|
|
Isniin, 23 June 2008 (HOL): Qaar ka tirsan Askarta Ilaalada Madaxtooyada Somaliland ayaa shalay duhurkii siday u garaacayeen dhulka ugu tuuray Wariye Cabdifataax Ismaaciil Mursal oo ka tirsan Wargeyska Ogaal, kaasoo xiligaas oo uu baxayay Madaxweyne Rayaale, halkaas u tagay gudashada waajibaad shaqo oo la xidhiidhay safarka Madaxweynaha. |
|
|
6/23/2008 10:27 AM EST
|
|
Isniin, June 23, 2008(HOL): Saakay Aroornimadii ayaa lagu waabaristey Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Booliska Dalkan South Africa iyo Koox Tuugo ah oo ku hubeysnaa Bistoolado.
Dagaalkan ayaa socdey qadar daqiiqo ah oo xabado la is-dhaf saday. Kooxdan Burcadda ah oo watay 2 gaari ayaysan u suura galin in ay fakadaan maadaama ay Policeku u yerteen Ciidamo Gurmad ah iyo Diyaaradaha Helicopters-ka. |
|
|
6/23/2008 9:54 AM EST
|
|
Isniin, June 23, 2008(HOL): Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu weeraray Madaafiic Hoobiyayaal ah, kuwaasi oo ay qaarkood gudaha u galeen Garoonka. |
|
|
6/23/2008 5:52 AM EST
|
|
Isniin, June 23, 2008(HOL): Hoggaamiye sare oo ka tirsan Ururka Al-Qaacidda ayaa ugu baaqay Xoogagga Dagaalka kala soo horjeeda CIidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya in ay dagaalka sii wadaan, ilaa ay Ciidamada Itoobiya ka baxaan Soomaaliya, isla markaana Soomaaliya la dhiso Dowlad Islaami ah. |
|
|
6/23/2008 5:52 AM EST
|
|
Isniin, June 23, 2008(HOL): Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee Marka magaceeda la soo gaabiyo loogu yeero UNHCR ayaa waxay dalbatay in si shuruud la'aan loo sii daayo Sarkaal u shaqeynayay oo qaabilsan Xafiiskeeda Muqdisho. |
|
|
6/23/2008 5:51 AM EST
|
|
Isniin, June 23, 2008(HOL): Xaafadda Buulo-Jaan ee ku taala Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa habeenki xalay ahaa waxaa ka dhacay dil aan horay loo arag, kaasi oo loo adeegsaday Fallaaro, waxaana dilkaas loo geystay Nin caan ka ahaa Magaaladaas. |
|
|
6/23/2008 5:50 AM EST
|
|
Isniin, June 23, 2008(HOL): Hal Ruux ayaa geeriyooday Afar kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Shineemo ay ku jireen oo ku taala Magaalada Marka lagu tuuray Bambo Gacmeed. |
|
|
6/23/2008 5:49 AM EST
|
|
Isniin, 23 June 2008 (HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta socdaal aan hore loo sii shaacin ugu kicitimay Dalka Jabuuti. |
|
|
6/23/2008 5:48 AM EST
|
|
Isniin, June 23, 2008(HOL): Qoraal ah oo ay si weda jir ah ay u soo saareen Hay'addaha u dooda Xuquuqda Aadanaha iyo kuwa ka shaqeeya Samafalka ayaa siweyn loogu canbaareeyay dilkii maalintii shalay kooxo hubeysan u geysteen Madaxii Xaruta Cilmi Baarista iyo wada tashiga CRD ee Gobalada dhexe Eng. Max'ed Xasan Kulmiye oo maanta lagu aasay duleedka Magaalada Beledweyne. |
|
|
6/23/2008 5:47 AM EST
|
|
Isniin, 23 June 2008 (HOL): Ardayda Jaamacada Hargeysa ayaa is-hortaagay Munaasibad la doonayay in lagu xuso Maalinta Muusigga Adduunka oo loo qoondeeyay in lagu qabto Hool Jaamacadda Hargeysa.
Munaasibaddan oo ay soo abaabushay Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland, ayaa baaqatay ka dib markii ay Ardayda Jaamacaddu Isu-soo bax salmi ah oo ka dhacay isla Jaamacadda Hargeysa ku hor-joogsadeen Xuskan. Iyaga oo ardaydu rafacay ama guray Kuraastii Hoolka Jaamacadda, isla markaana fujiyay Sawiradii loogu talo galay Munaasibaddan. “Waxaanu diidanahay oo aanu ka soo horjeednaa wixii dhaqankeena iyo diinteena ka soo horjeeda. |
|
|
|
 |
 |
 |
|
|
6/23/2008 3:23 PM EST
|
|
On the second day following the abduction of Mr Hassan Mohamed Ali ‘Keynan’, the UN Resident Humanitarian Coordinator for Somalia calls for his immediate and safe release. |
|
|
6/23/2008 12:12 PM EST
|
|
Mogadishu, Somalia (HOL) - A senior Al-Qaeda officern has called upon the forces that are opposed to the Transitional Federal Government (TFG) and the presence of Ethiopian troops in Somalia to continue their struggle until Ethiopian troops withdraw from Somalia and an Islamic government is set up in Somalia. |
|
|
6/23/2008 11:52 AM EST
|
|
Mogadishu, Somalia (HOL) - Adam Ade International Airport in Mogadishu has come under heavy mortar shelling today. Some of the shelling landed inside the airport while several others landed nearby areas such as the former Mogadishu Technical School. So far one person has died and four other were wounded as a result of the shelling. |
|
|
6/23/2008 11:45 AM EST
|
|
CAIRO, Egypt (AP) - An al - Qaida spokesman has urged militants in Somalia to fight a United Nations peacekeeping force slated to be deployed there. |
|
|
6/23/2008 11:41 AM EST
|
|
SANA'A, June 23 (Saba)- President Ali Abdullah Saleh received on Monday a letter from Somali President Abdullah Yosuf on current situation in Somalia and efforts of reconciliation among Somalia factions as well as bilateral relations between the tow countries. |
|
|
6/23/2008 11:33 AM EST
|
|
TALL tales come from men of all sizes. But this man's horrific stories have to be heard to be believed. Hussein Bassad, who is the second tallest man in the world at 7ft 8.9ins, was in Swindon to promote a National Refugee Week event at Swindon's Pilgrim Centre.
|
|
|
6/23/2008 11:26 AM EST
|
|
Hargeisa (QARAN) - Ahmed Mohamed Hassan, a former Somalia Air Force pilot who refused an order to bomb the civilian residents of Hargeisa in 1988 and instead decided to defect to Djibouti returned to Hargeisa after 20 years overseas. The following are excerpts of an interview Ahmed Mohamed gave to Ogaal newspaper recently whilst staying at Imperial Hotel in Hargeisa. |
|
|
|