The French diplomat leaves the department with twice the number of peacekeepers on staff than when he took the job. (Reporting by Megan Davies and Louis Charbonneau)
Waar Xaaji qaldaan salaanta lagaa qaad. Is qabooji jaalle. Adiga meel fog kuu diri mayno. Haddii annnu kuu dhoofinno maagalada Meru ee qaadka ka baxo ka warran. Nooga fillow diirista geedkaasi intuu dad badan naga baa'bin lahaa. Hahahaha.
Kaftankaa kaddib, I thought I was fair to our opponent. Haddaad tidhi jaalle qaldaan ha dhoofinina oo hadilina dee xaaji warkaadu waxaa weeye digtoonow, darandoori, soco ha socon, joogso oo ha joogson. Jaalle Maxamed Siyaad Barre siyaasaddiisa ayaa i soo xasuusisay. Adeer haddii Libaax iyo dabataag cawleed hoy ma wada wadaagi karaan. Dee talada dib ugu noqo markaad qaadka sessionka aad laasato. hahaha.
Xaajiyada/Xaajiga Araweelo iyo qaldaamiinta marka hore idinka heeshiya kaddibna noo kaalaya. Is qabqabsigiinna ayaa na wareeriyey maandhow....lol.
Middaad tidhi soqorad ayaan idin taxaabaynaa.....waxaan kaa idhi, innigaaba u soconno oo durbaanka u tumanayna markaannu xoreyno Soomaliya xoreyteeda.
Jaalle Qaldaan adigu maxaad ku diiday shareecada Islaamka oo aad u doonaysaa Allore Italiano Penal Code?
Khallii almasiiratu tastamirru wal mizaaxuu yakuunu "Dhextaal mararka qaarkooda"
Dr Ali aka Lamadage
|
|
As we can not solve our problems let the people of the world help us out. The alshabaab people are saying it is our way or no way and even if you let them rule there will be another splinter group whose interest lies some where else. I don’t want another Afghanistan in our country where the so called mujahedeen when they overthrow the soviet backed government they end up fight each other.
|
|
Lamadage
Waar iska warran xaaji? Aad baan uga xumaaday jawaabtaadii aad maalin dhoweyd meesha iigu xarriiqday ee aad tidhi "Ciddii aan sidannu rabno yeeline dalka haka guuraan"! Where is our deal about choices and elections? Wallaahay inaan kutubbo xoor noqdo oo ssonta iyo salaadda idiinkaa i heysa! Lamadagow siddasi waa aan colownno; waana laydinku nacayaa. Markaa aniga iyo inanta fariidda ah ee arawelo ayaa idiin tashannay. Waxaannu isla afgarannay inaanu idinka Soqodora idiin rarno. Halkaa gadhka dheer la war wareega niman waalan baad tihiine.
|
|
Leyskama nac-nacleeyo!!the man has agood point!!who controlls the?the truth is nobody controlls them,Aweys thinks he controlls anything so did Maxamed Dheere!!even when Siad Barre was there,Somalis had guns&were able to kill each other,but this man is smart enough to think few steps ahead of the fighters!!The man is saying "Who wants peace&be part of a known group&get a deal?or Who is not part of any group&will deal with a combined forces Somalis?Its time again Somalis are given that chance to make achoice or it will be unother 50 years before anyone asks you anything!!!aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaahua hua hua hua
|
|
Child rapist (peace keeping chief) has every right to worry about Somalia mission. First Somalia is not Congo, Darfur, or Lebanon. It is not where Security Council has a good reputation. It is a place were it is people knows the games of all UN fa*e missions. It is place were it is society want to life with dignity under Islamic shareecah. It has a people who saw how west undermined their very existence after allowing Abyssinians to invade Somalia. So this Chief should worry about the reaction of our people. Meanwhile, no matter how many boots it put on ground, none of them want to die for UN or its extravaganza perks. Sending blue helmet to Somalia is surely one way ticket to their death. Let they choose which way they want to die.
He who has warned you has not killed you as yet
Idaa alshacbu araada yowman lil xayaat, falaa budda alsakhaafiyah alumamiyah an takhaaf Walaa budda lil qaydi an yan kasir. walaa lillayi an yan yanjalii Walaa budda lil axbaashi an tuhzam, walaa budda lil Somal an yantasir
|
|