|
|
Odayaal iyo Waxgarad ka kala tirsan Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo xoogga saaraya sidii loo joojin lahaa Colaadda ka taagan xadka u dhaxeeya Labada Gobol
Isniin, January 28, 2008(HOL): Odayaal iyo Wax-garad ka kala tirsan Goballada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe ayaa bilaabay dadaalo lagu joojinayo Coladda la sheegay in ay ka taagan tahay qeybo ka mid ah Deegaanada Goballlada Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan. Odayaal iyo Wax-garad ka tirsan Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in uu jiro Xiriir dhinaca Is-gaarsiinta ah oo dhax-maray iyaga iyo Odayaal ka tirsan Shabeelladda Dhexe islamarkaana ay ka wadda haleen sidii loo joojin lahaa dilalka sida uu hadlaka u dhigay micno darada ee u dhaxeeya Beelaha Abgaal iyo Xawaale. Wax-garadku waxaa ay intaa ku dareen in Xiisadaha hadda jira yihiin kuwa ka bilaawday dad Reer Mii ah oo aan Tix-galin u heyn hishiiskii dhawaan ay gaareen Labadda Beelood, waxaana uu intaa ku daray in uu Rajeynayo mar kale in wadda hadal laysaga yimaado sidii meesha looga saari lahaa Colaada laga yaabo in ay sii fiddo. Maalmihii ugu danbeeyay waxaa siweyn isu soo tarayay Dilalka ku saleysan Aargoosiga ee u dhaxeeya Reer Miiga Labada Beelood waxaa Dilalkii ugu danbeeyay lagu soo waramayaa in ay ka dhaceen Deegaanadda Ceel-Baraf iyo Ceel-dheere oo ka kala Tiran Goballada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe kaa oo inta la og-yahay ay ku dhiteen ilaa 4 Ruux oo ka kala tirsan Labada dhinac Waxaana arinti ay keentay kala shaki soo kala dhax-gala Labada Beelood iyo in Reer Miigu u kala gudbi waayaan dhulka Daaqsinka leh, Bartamihii Sanadii aynu soo dhaafnay ayeey aheyd markii Wax-garad ay kala hogaaminayee Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif iyo Imaam Max'uud Imaam Cumar hishiis ku gaareen Deegaanka Moqokori ee Gobalka Hiiraan kaasoo ay ka soo baxeen Go'aamo laysu hortaagayo colaad danbe oo dhacda, laakiin hadda waxaad moodaa in arinkaa meesha ka sii baxayo. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com Beledweyn, Somalia
 |
 |
 |
|
|
|
1/28/2008 5:18 PM EST
|
|
Isniin, 28, 2008 (HOL) Taliyihii Ciidamadda Nabad-sugidda Gobalka Hiiraan ayaa Goor dhaw dhaw Nin bastoolad ku hubeysan ku toogtay Ilinka hore ee Hotel Beer-lula ee Magaalada Beledweyne sida HOL ay u xaqiijiyeen Goob joogayaal ka ag dhawaa goobta lagu dilay Taliyaha. |
|
|
1/28/2008 7:09 AM EST
|
|
Isniin, January 28, 2008(HOL): Qarax goor dhaweyd ka dhacay magaalada Kismayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ku geeriyooday afar ruux oo isugu jiray 2 dhaqtar oo ka tirsan Hay’adda MSF-Holland oo lagu magacaabayay Victor (Kenya) iyo Daniel (France) , Darawalkoodii oo lagu magacaabi jiray Maxamed Bidhaan iyo Wariye lagu magacaabi jiray Xasan Kaafi Xareed oo ka tirsanaa Wariyayaasha Magaalada Kismaayo. |
|
|
1/28/2008 5:22 AM EST
|
|
Isniin, January 28, 2008(HOL): Banaanbaxyo lagu taageerayo sii deynta xubno ka xirnaa Golaha Dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye oo ay ka mid ahaayeen Axmed Diiriye Cali, Shiikh Axmed Cali Gees iyo C/llaahi Xasan Abuukar (C/llaahi Dheere) ayaa maanta waxay ka dhaceen magaalooyinka Muqdisho iyo Cadaado. |
|
|
1/28/2008 5:20 AM EST
|
|
Isniin, January 28, 2008(HOL): Afhayeen Dhaqanka Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali oo saxaafadda la hadlay kadib markii uu shalay dib u helay xoriyaddiisa kagadaal muddo 80 cisho ah oo uu xirnaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu ka waramay sidii loola dhaqmay iyo halka lagu hayay intii uu xirnaa. |
|
|
1/28/2008 5:13 AM EST
|
|
Isniin, January 28, 2008(HOL): Warar aynu ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo oo ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in kiiska guddoomiyihii Maxkamadda sare Dr. Yuusuf Cali Haaruun iyo Garsoore la xiran oo la yiraahdo Maxamed Nuur Sheegow loo wareejiyay Maxkamadda Gobolka Bay. |
|
|
1/28/2008 5:12 AM EST
|
|
Isniin, 28 January 2008 (HOL)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa xalay qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi ka socda hay’add qaabilsan Nabadaynta iyo hir gelinta Dimuqraadiyada ee Inter Peace Sidaana waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu xalay soo saaray afhayeenka Madaxtooyada Siciid Cadaani Mooge. |
|
|
1/28/2008 5:11 AM EST
|
|
Isniin, 28 January 2008 (HOL)- Maareeyaha Dekada Magaalada Berbera Eng: Cali Maxamed Cumar (Cali Xoor-xoor) ayaa sheegay in badeecadaha ka soo dega iyo xoolaha ka dhoofa dekeda Berbera ay kordheen sanadkii tagay ee 2007. |
|
|
|
 |
 |
 |
|
|
|
|
1/28/2008 7:31 AM EST
|
|
KISMAYU, Somalia, Jan 28 (Reuters) - Two Somalis and two foreign aid workers from the Dutch arm of Medecins Sans Frontieres were killed by a roadside bomb on Monday near the southern Somali port of Kismayu, witnesses said. |
|
|
1/28/2008 5:31 AM EST
|
|
Kampala (New Vision) - THE fight against HIV/AIDS should focus on vulnerable groups including refugees, internally displaced persons, fishing communities, truck drivers, sex workers and the disabled, President Yoweri Museveni has said |
|
|
1/28/2008 4:26 AM EST
|
|
NAIVASHA, Kenya, Jan 28 (Reuters) - Protests erupted in west Kenya and machete-wielding mobs faced off in the Rift Valley on Monday after dozens died in ethnic violence that complicated mediation efforts by former U.N. boss Kofi Annan. |
|
|
1/28/2008 4:10 AM EST
|
|
He's hiding around the corner," the Mexican woman tried to tell the police officers. "Just around the corner." |
|
|
1/28/2008 3:54 AM EST
|
|
At first glance, the session looked a lot like any other Saturday afternoon seminar about family dynamics and coping with stress. |
|
|
1/28/2008 3:11 AM EST
|
|
Somali soldiers loyal to the authorities of the semi-autonomous Puntland region have seized the central bank demanding their salaries. |
|
|
1/28/2008 3:06 AM EST
|
|
Mogadishu (News Vision) - TWO more Ugandan peacekeepers were injured yesterday as a mortar hit their base at Mogadishu International Airport.
|
|
|
1/28/2008 2:41 AM EST
|
|
NAIVASHA, Kenya, Jan 28 (Reuters) - Protests erupted in west Kenya on Monday over a weekend of horrific ethnic violence in the Rift Valley that left dozens dead and complicated efforts by former U.N. boss Kofi Annan to mediate a month-long crisis. |
|
|
|