Hiiraan online - News and information about Somalia
Home Email Print  



A Message From Barack - Video

page counter
 

 

Somalia blast kills four including two aid workers  


Monday, January 28, 2008

By Sahra Abdi Ahmed

 

KISMAYU, Somalia, Jan 28 (Reuters) - Two Somalis and two foreign aid workers from the Dutch arm of Medecins Sans Frontieres were killed by a roadside bomb on Monday near the southern Somali port of Kismayu, witnesses said.

 

"A roadside bomb blast targeted an MSF-Holland car, killing two foreigners, one Kenyan and the other a white man, and a Somali driver and a Somali journalist who was passing by on the road," witness Hussein Abdi told Reuters.

 

A Reuters reporter saw the bodies in the vehicle.

 

MSF-Holland could not be immediately reached for comment.

 

Kismayu, a strategic port, is under the control of the local clan, not Somalia's interim government.

 

The government is engaged in fighting a year-long insurgency led by Islamist militants in the capital Mogadishu, where it and its Ethiopian allies are frequently targets of roadside bombs and ambushes.

 

During a two-week offensive in late 2006 and early 2007, Ethiopian and Somali forces cornered the insurgents near Kismayu and further south, towards the Kenyan border.

 

Kismayu has been quiet compared with Mogadishu, but Islamists have threatened attacks there and elsewhere as part of their stated aim of establishing Islamic rule in the Horn of Africa country. (Writing by Bryson Hull; editing by Andrew Dobbie).

 

Source: Reuters, Monday, January 28, 2008


INTERNET CAFE CALLING CARDS SIM CARDS SCANNING COLOUR PRINTING PASSPORT PHOTOS PHOTOCOPYING DIGITAL PRINTING MONEY TRANSFER WESTERN UNION
MANCHESTER | MANCHESTER |  United Kingdom
Somali & Ethiopian Food
-Cunto macaan
-Nadaafad sare
-Shaqaale carbisan
-Qabo,Quraac iyo Casho
Toronto | Ontario |  Canada
Premium Listings powered by Somali411.com

74 comment(s)

More comments - Add comments
 Horta Salaan,

Waxaan dhamaantiin ka cudurdaaranayaa inan afka hooyo mooyee anaan jeclayn ninaan af qalaad wax ku quro.
waxaan kaloo dinka raali gelinayaa inay tahay markii iigu horaysay ee aan shabakad wax ku qoro inay tahay.
Waayo?, waxaan intiina halka figradaha isku waydaarsadaa wax badan baan akhriyey qalinkiina xumaan iyo wanaagba.
Hadaba su'aashu waxay tahay intaan oo sanadood iyaad Hiiraan shabakad ku dirirkeeda akhrisaye maxaa maanta arintu tahay ee keenay ka did noqoshadooda?.
Jawaabtuse waa sahal. Waxaan intaas oo dhan islahaa bal maruun in ay dadkan kula magac sheeganaya in wax wanaag ah inku afgartaan oo cayda, ceebta, qabiilka, quudhsiga, qabwaynida,iyo qoodhsheegashu ka dhamaato.
Lakiin waxaa cadaatay inayna wax dhamaanaya hayn, balse aanay wali wax wax u sheega. Wax u sheegis la'aantuna waxun maata ee qof wax kuu sheegaa wax wayn buu qabtay.
Hadaba, waxaan idiinka codsayaa arinttan hoos ku qoran.

1.Bal qofwalayba mar noloshaada eeg, oo is cabir sidatan:

B Waxaan aduunka u jooga.
T)afkaygu wanaag maku hadlaa.
J)Gacantudu wanaag wax maku salaantaa waxna ku bixisaa.
X) Lugtaydu meel wanaagleh ma gashaa.
KH)Maxkaxday wanaag maku fekertaa.
D)Niyadaydu wanaag maku hadakhaa.
R)Jiifka wanaag maku seexdaa.
S)Indhahaygu wanaag maku eegaan.
SH)Talo wanaagsan maku talisaa.
DH)Caloodhayda wanaag maku quudiyaa.
D) Quudkayga wanaag maku lehaa.
C) Dhegahayga wanaag wax ma ugu sheegaa.
G) Qalinkaygu wanaag ma qoraa.

Hadaba, Saaxiibayaal hadii hadii aad intaas oodhan jawaab u heshid waxaan qabaa, in aad noloshaadaa wax ka badeli karto.
Waxaan u doortay erayga "WANAAGA" wanaad cad in uu inaga dhamaaday halkiisii "XUMAAN" kalinay.
Waxaan kaloo u jeedaa in aan qofna la badeli karin ilaa uu isagu is xisaabiyo mooyee.

Raali gelina hooya inataanad xumaan ku soo jawaabin. Waxaan ku leeyahay anaa qaldan ee raali ahow hadaad dhibsatay qoraalkan.

Wabilaahi Towtiig.

Qore: Qabiildiid.



 Test for new user.
 Ama ha iska fogeeyaan ama ha iska leexiyaan dilkaan waxaa ka soo uraaya nimankii afka duubna magacyada badnaa, naxariisna inaba lagu arag oo habeen iyo maalin bambooyinka iyo hoobiyaha ku tuurtuura shacabka. Xamarna ku ugaarsan jiray dhakhtar, macalin, aqoonyahano u dooda xaquuqul insaanka, intii tayo iyo sharaf lahayd si ay waddanka uga dhameeyaan wixii fakari kara. Wadaado ku sheega tuugada ah waa kuwa ugaarsanayey ummada biri ma geydada ah 16 sano in ka badan, is lehna xukun baad heleysaan oo saad rabtaan baad ka yeelaysaan waddanka. Riyo
 kuwii mooryaantii (futo gaduud iyo kuwii xaq dara ku taageerayay baa dilay shaqaalahaan si aay gaalada ugu dhahaan kismaayo nabad ma ahan ee kooxda bare hiiraale  ka saara meesha  anaga awood malihinee. waxaanu ku fiicanhanhay isku dirka iyo jaasuusnimada. Meeshaan caruur majoogto. xataa sida eey u fakaraan baa la ogyahay iyo waxeey rabaan ineey sameeyaan. Lamakala aqli badiyo meesha. Tikray isagaa tiisa u yaaaban oo orod  ku jiro. Sheekadaas eeyaa cunay.
 Ma la yaabteen in fikirka taageerayaasha Yeey aad uga gedisanyahay dadka caadigaa iyo somaaliga normalkaaba?

Si cilmiyeysan ayaan u daraaseeyey oon ugu fiirsadey waxa ka dhigey dad tiro badan iney abnormal ka noqdaan xaga fikirka iyo hadalkaba.

Markey dadka la hadlayaan ma ixtiraamaan dadka garaadkooda oo isma yiraahdaan dadku waxbuu fahmayaaye wax isku fala.

Qof ay fikirkooda qaloocan inuu diidanyahay u arkaan ayey daba dhigtaan oo shaydaan kasoo saaraan, hadii isla qofkii beri fikirkooda ku biirana waa halgamaha ugu weyn.

Labo tusaale:

Cabdi Qaybdiid, asagoo denbiile dagaal agtooda ka ahaa ayuu halyey hal mar isku rogey. Hadana waxaa ugu danbeeyey wasiir ku sheega warfaafinta oo ka mid ah milkaalayaasha Horn Afrik. Siduu qaran dumis u ahaa, oo u ahaa nin bililiqeyste ah ayuu xafidahulaahu noqdey!

Waxaa dadkaas sidaas ku kalifey waxey tahay, waqti hore ayey ka go,een nafsi ahaan mujtamaca soomaaliyeed, oo meel ugu xirnaayeen siyaasad gumeysi kalkaalnimo ah oo ku saleysan been iyo huuhaa.

Raadiye Kulmis qofkii xusuusta wuu fahmi karaa, waxa dadkaan sidaas ka dhigey.

Kacaankii Maxamed siyaad waxyaabihii uu ku wanaagsanaa waxaa ka mid ahaa political correctness marka qabiilka laga hadlayo. Iyaga tarbiyadaas way ka maqnaayeen oo cadaw qabyaalada lagu kala qaybiyo bulshada soomaaliyeed ku takhasusey ayey marti u ahaayeen.



Hiiraan Online 

 

Contact:webmaster@hiiraan.com
Copyright © 1999-2008 Hiiraan Online