Wararka Maanta- Isniin, Dec 3 , 2007


Wasiirrada uu soo Magacaabay Ra’iisal Wsaaare Nuur Cadde Xilalkooda iyo Qabaa’illada ay ka soo jeedaan

Isniin, December 03, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa wuxuu so dhisay Xukuumad ka kooban 73 xubnood oo isugu jira 31 Wasiirr, 31 Wasiir ku xigeen iyo 11 Wasiiru-Dowle.

WASIIRRADA

Xil. Saalim Caliyow Ibrow Ra'iisul wasaare Kuxigeen ahna Wasiirka Wasaarada Hidaha & Tacliinta Sare {Digil/Jiiddo}

Xil. Ceydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf Ra'iisul Wasaare Ku xigeenka ahna W/Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka {Dir/isaaq Garxajis}

Xil. Maxamed Cali Xirsi Ra'iisul Wasaare Ku xigeen, ahna W/ Wasaaradda Howlaha Guud & Guriyeynta {Hawiye H/Gidir Sacad}

Xil. Cali Maxamed Maxamuud Xareed W/ Wasaaradda Dalxiiska {Carabta Maxamuud Saalax}

Xil. Khadiija Maxamed Diiriye W/ Wasaaradda Haweenka & Qoyska {Beesha 5aad Yaxar}

Mr. Cabdiraxman Cabdi Xuseen W/ Wasaaradda Warfaafinta {Beesha 5-aad Reer AwXasan}

Xil. Ismaciil Maxamuud Hure W/ Wasaaradda Waxbarashada {Dir/Isaaq Garxajis}

Xil. Xusseen Ceelaabe Faahiye W/ Wasaaradda Qorsheynta Qaranka {Dir/Godebiirsey}

Xil . Drs. Qamar Aadan Ali W/ Wasaaradda Caafimaadka {Dir/Surre}

Xil. Ismaaciil Axmed Nuur W/ Wasaaradda Gaashaandhigga {Dir/Gaadsan}

Xil. Cabdi Xaashi Cabdullaahi W/ Wasaaradda Degaanka iyo Bey’adda {Dir/Isaaq H/awal}

Xil. Maxamed Cabdulaahi Kaamil W/ Wasaaradda Warshadaha {Dir/Ciise}

Xil. Xassan Maxamed Nuur Shaati gaduud W/ Wasaaradda Amniga Qaranka {Mirifle/ Xariin}

Xil. Maxamed Nuuraani Bakar W/ Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha {Digil/ Tuni}

Xil Ibrahim Isaq Yarow W/ Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta {Mirifle/Garwaale}

Mr. Maxamed Cali Xaamud W/ Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga caalamiga {Mirifle/Jilible}

Xil. Maxamed Ibraahim Xaabsade W/ Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka {Mrifle/Liisaan}

Xil. Madoobe Nuunow M. W/ Wasaaradda Dhallinyada & Isboortiga {Digil/Dabare}

Xil. Cabdi Mohamed Tarah W/ Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta {Daarood/Ogaadeen}

Xil. Axmed Jaamca Jengeli W/ Was. Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa {Daarood/Dhulbahante}

Xil. Cali Ismaaciil Cabdi Giir W/ Wasiirka, Was.Gadiidka Badda & Dekedaha {Daarood/Leelkase}

Xil. Cabdiraxmaan Jaamac Cabdalla W/ Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda {Daarood/Warasngali}

Xil. Maxamed Yusuf Weyrax Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda {Daarood/Majeerteen}

Xil. Cabdullaahi Yusuf Maxamed {Xaraare} W/Wasaradda Batroolka iyo Tamarta {Daarood/Awrtable}

Xil. Cabdirisaaq Isaaq Biixi W/ Wasaaradda Dib U dhiska iyo Dib U Dejinta {Daarood/Mareexaan}

Xil. Maxamed Maxamuud Guuleed W/ Wasaaradda Arrimaha gudaha {Hawiye/H/ Gidir Saleebaan}

Xil. Cabdulaahi Axmed Afrax W/ Wasaaradda Ganacsiga {Hawiye/Mudulood Wacaysle}

Xil. Xassan Dhimbil W/ Warsame Wasaaradda Garsoorka iyo Cadaaladda {Hawiye H/Gidir/ Cayr}

Xil. Cabdulqaadir Nuur Caraale W/ Wasaaradda Beeraha {Hawiye {Murasade}

Xil. Cali Cabdulaahi Cosoble W/ Wasaaradda Dib U heshiisiinta {Hawiye/ Xawaadle}

Xil. Muuse Nuur Amiin W/ Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha {Hawiye/ Gaal jecel Barsane}

WASIIRU- DOWLAYAASHA

Xil. Sh. Aden Sh. Maxamed Deer W/Dow. Wasaaradda Dib U heshiisiinta {Mirifle/ Luwaay}

Xil. Cali Maxamuud Cabdi (Langare) W/ Dow. Wasaaradda Dib U Dhiska iyo Dib U Dejinta {Dir/ Habar Jeclo}

Xil. Maxamed Maxamud Xeyd W/ Dow. Wasaaradda Gaashaandhigga {Beesha 5-aad/ Muuse Dheri}

Xil. Barre Ugaas Geeddi W/ Dow. Wasaaradda Warfaafinta {Daarood/Ogaadeen}

Xil. Maxamed Axmed Kulan W/ Dow. Wasaaradda Beeraha {Daarood/ Majeerteen}

Xil. Ibrahim Maxamud Isaaq {Ibrow} W/ Dow. Wasaaradda Qorsheynta {Mirifle/ Macalin weyne}

Xil. Axmed Cumar Gaagaale W/ Dow. Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta {Hawiye {Gugundhabe/Baadi cadde}

Xil. Saalax Ismaaciil Sakaawe W/ Dow. Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda {Beesha 5-aad Reer Xamar}

Xil. Maxamed Xuseen Caddow W/ Dow. Wasaaradda Arrimaha Dibadda {Hawiye {Mudulood/Ujeejeen}

Xil. Bootaan Ciise Caalin W/ Dow. Wasaaradda Gaadiidka Cirka & Dhulka {Hawiye/ Duduble}

Xil. Cabdikariin Cige Guuleed W/ Dow. Wasaaradda Maaliyadda {Dir/ Gudobiirsey}

WASIIR KU-XIGEENADA

1. Xil. Fahma Axmed Nuur W/Ku. Wasaaradda Arrimaha Gudaha {Beesha 5-aad reer xamar}

2. Xil. Xassan Ibrahim Maxamed {X.japan}W/ku. Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare {Beesha 5-aad Ajuuraan}

3. Sh. Jamac Xaaji Xuseen W/Ku. Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta {Beesha 5-aad Jareer/weyne}

4. Xil. Axmed Ciise Cawale Yare W/Ku. Wasaaradda Dhallinyarada & Isboortiga {Dir/Isaaq H/Awal}

5. Xil. Maxamed Ismaciil Bulbul W/Ku. Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha {Dir/Isaaq Tol jecel}

6. Xil. Caasha Cabdullahi Ciise W/ku. Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Qoyska {Dir/Beejamaal}

7. Xil. Cabdirahman Ismaaciil Dirir W/ku. Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta {Dir/Godabiirsey}

8. Xil. Maxamed Cabdi Cawad W/ku. Wasaaradda Dib U Dhiska iyo Dib u Dejinta {Dir/Isaaq/Arab}

9. Xil.Maxamed Cali Daheeye W/ku. Wasaaradda Dalxiiska iyo Duur Joogta {Dir/Ciise}

10. Xil. Xassan Buraale Maxamed W/ku. Wasaaradda Garsoorka {Dir/Madaluug}

11. Xil. Sharif Cali Maxamed Abukar W/ku. Wasaaradda Warshadaha {Mrifle {Asharaaf}

12. Xil. Cabdi Kaafi M. Xassan W/ku. Wasaaradda Ganacsiga {Digil/ Garre}

13. Xil. Cabdi Xaaji Yariis W/ku. Wasaaradda Dastuurka iyo Federaalka {Mirifle/Eelaay}

14. Xil. Khaliif Sheekh Cabdullahi W/ku. Wasaaradda Beeraha {Mirifle/ Boqol hore}

15. Xil. Maxamud Cabdi Xasan (Bekos) W/ku. Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta {Mirifle/ Hubeer}

16. Xil. Amiin Axmed Sheekh W/ku. Wasaaradda Maaliyadda {Mirifle/ Gasargude}

17. Xil. Cali Maxamed Nuur W/ku. Wasaaradda Degaanka {Digil/ 5/ta Caleemood}

18. Xil. Xassan Cabdi Guure {X. jabhad} W/ku. Wasaaradda Dib U heshiisiinta {Daarood/Ogaadeen}

19. Xil. Cabdullahi Axmed Cabdille W/ku. Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka {Daarood/Leelkassi}

20. Xil. Cabdirahman Sh. Ismaaciil W/ku. Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha {Daarood/Dhulbahante}

21. Xil. Maxamud Axmed Kulalihi W/ku. Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga {Daarood/Majeerteen}

22. Ms. Jamiila Siciid Muuse W/ku. Wasaaradda Qorshaynta {Daarood/Majeerteen}

23. Xil. Maxamed Maxamud Indhageelle W/ku. Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta {Daarood/Mareexaan}

24. Xil. Cabdulaahi Bile Nuur W/ku. Wasaaradda Waxbarashada {Daarood/Majeerteen}

25. Xil. Ciise Weheliye Maalin W/ku. Wasaaradda Caafimaadka {Hawiye/Murusade}

26. Xil. Salaad Cali Jeelle W/ku xigeenka . Wasaaradda Gaashaandhigga {Hawiye Mudulood/Abgaal}

27. Xil. Cumar Adan Xassan C.Dheere W/ku. Wasaaradda Xanaanada Xoolaha {Hawiye/ Gaaljecel/ Dirisame}

28. Xil. Maxamed Sh. Isaaq Abaadir W/ku. Wasaaradda Gadiidka Badda iyo Dekedaha {Hawiye/G.dhabe/Jajeele}

29. Xil. Xirsi Adan Rooble Afrax W/ku.  Wasaaradda Warfaafinta {Hawiye/H/gidir/ Saruur}

30. Xil. Maxamed Xassan Ibraahim (Qoone) W/ku.Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda {Hawiye/Xawaadle}

31. Xil. Bashir Maxamed Aden W/ku. Wasaaradda Amniga Qaranka {Hawiye/Sheekhaal}.

Hiiraan Online News Desk
warar@hiiraan.com

 

Xaafado ka mid ah Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa oo Madaafiic BM uu ku jiro lagu garaacayo

12/3/2007 4:56 AM EST
Isniin, December 03, 2007(HOL): Goor dhaweyd ayaa waxaa xaafado ka mid ah Degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa ka bilowday dagaal xooggan oo u dhaxeeya Cidiamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamo Itoobiyaan ah iyo kooxo hubeysan oo ka horjeeda.

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo soo dhisay Xukuumad u badan Wasiirrada Xukuumaddii Ra’iisal Wasaare Geeddi

12/3/2007 3:31 AM EST
Isniin, December 03, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa wuxuu so dhisay Xukuumad ka kooban 73 xubnood oo isugu jira 31 Wasiirr, 31 Wasiir ku xigeen iyo 11 Wasiiru-Dowle.

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Xukuumadda cusub ugu baaqay in ay hal sano ku qabato wax lagu qaban waayay Seddexdii sano ee la soo dhaafay

12/3/2007 3:30 AM EST
Isniin, December 03, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo la dardaarmayay Xubnaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo xalay lagu dhawaaqay ayaa wuxuu sheegay in Xukuumada cusub looga baahan yahay in ay muddo hal sano ah oo maanta ka bilaabaneysa ay ku qabato wax dowladda federaalka u qabsoomi waayay mudadii seddexda sano ahayd ee laga soo gudbay.

Ciidamo ka wada tirsan maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo saaka ku dagaalamay Magaalada Jowhar

12/3/2007 3:29 AM EST
Isniin, December 03, 2007(HOL): Magaalada Jowhar ee caasimadda u ah Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa saaka aroortii waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeya Ciidamo ka wada tirsan maamulka ka arimiya Gobolkaas.

MOWLIID MACAANI: “Jareer-weyne oo 7 Kursi Baarlamaanka ku leh isla markaana degan 9 gobol xaq ma ahan in la siiyo Wasiir ku xigeen kaliya”

12/3/2007 3:28 AM EST
Isniin, December 03, 2007(HOL): Xildhibaan Mowliid Macaani Maxamuud oo ahaa Wasiirkii Isboortiga Xukuumaddii Ra’iisal Wasaare Geedi, isla markaana ku soo bixi waayay Xukuumadda uu soo dhisay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde ayaa sheegay in uu cadaalad darro tabanayo.




UN aid chief urges Somalia action -AFP

12/3/2007 2:23 PM EST
AL-ASHA, Somalia (AFP) — United Nations humanitarian chief John Holmes on Monday urged more assistance for Somalia, where endless violence has killed hundreds this year and sparked a dire humanitarian crisis.

UNICEF begins mass vaccination drive in Somalia -Xinhua

12/3/2007 2:20 PM EST
NAIROBI, Dec 3, 2007 (Xinhua via COMTEX) -- The UN children's fund said Monday it has begun a week-long mass immunization campaign in Somalia, targeting 100,000 children and women in camps in southern region of the war-ravaged nation.

SOS co-worker killed in the crossfire at the SOS Children's Village Mogadishu -SOS-Kinderdorf International

12/3/2007 2:16 PM EST
One SOS co-worker was killed today and four seriously injured as a result of heavy missile bombardment in and around the SOS Children's Village Mogadishu. The village is located in northern Mogadishu where many fighters opposing the government are based.

Human Rights Watch Says Abuses Fueling Crisis in Horn of Africa -VOA news

12/3/2007 2:12 PM EST
Human Rights Watch is calling on the UN Security Council to pressure the Ethiopian and Somali governments to end what it calls grave human rights abuses. The group says those abuses are fueling a worsening humanitarian crisis in Somalia and Ethiopia’s Ogaden region.

Puntland fact sheet - Nov 2007 -OCHA

12/3/2007 11:52 AM EST
Puntland is situated in the north east of Somalia, centered on the administrative capital of Garowe - other major towns include Bossaso, Gaalkacyo, Garowe, Laas Caanood, Badhan and Gardho. In 1998, political leaders declared it an autonomous region which in future they hope will be part of a federal united Somalia.

U.N. aid chief appeals for more help for Somalia -Reuters

12/3/2007 4:16 AM EST
EL ASHA, Somalia, Dec 3 (Reuters) - The United Nations' top aid official, John Holmes, arrived in Somalia on Monday, calling for more to be done to help the Horn of Africa country where almost 6,000 civilians have been killed in fighting this year.

Somali PM names cabinet -Reuters

12/3/2007 4:11 AM EST
BAIDOA, Somalia (Reuters) - Somalia's new prime minister named an "all-inclusive" cabinet on Sunday and called for talks with opponents to end an Islamist-led insurgency that a rights group said had killed nearly 6,000 civilians this year.

Watch your words: the power of language -Daily Collegian

12/3/2007 4:08 AM EST
I was listening to "Hot Thing" by Talib Kweli the other day, and I realized why I love that song. Not only is Kweli a great lyricist, someone who people would group into the "conscious rapper" category, but it seems that even when he isn't attempting to be serious, and makes a fun song, something always hits home.

Somalia's crisis made in USA -Workers

12/3/2007 4:01 AM EST
The Somalian Transitional Federal Government, installed by Ethiopian troops at the end of 2006, has decided to move the resistant population out of the capital, an action it calls “empty the sea.” The resistance to its rule in Mogadishu has been so strong, with attacks on Ethiopian troops lasting for hours and involving mortars and other heavy weapons, and has so much mass support, that the TFG took drastic measures.

UN: Atrocities Fuel Worsening Crisis in Horn of Africa -HRW

12/3/2007 2:38 AM EST
New York (HRW) – The United Nations Security Council should urgently press the Ethiopian and Somali governments to end the grave human rights abuses that are fueling the worsening humanitarian crisis in Somalia and eastern Ethiopia’s Ogaden region, Human Rights Watch said today.





 




Hiiraan Online
Wararka Maanta RSS
Contact:webmaster@hiiraan.com
Copyright © 2008 Hiiraan Online

hit counter