4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Oct 1 , 2020
Akhri: Jadwalka Doorashada 2020/2021
 

Khamiis, October 1, 2020 (HOL) - Jadwalka doorashada ka dhacaysa dalka 2020/2021 ayaa rasmi ah loo soo saaray, ka dib markii hannaanka ay doorashada ku dhacayso ay ka heshiiyeen Dowladda Federaalka, dowlad-gobolleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Jadwalka ayaa muujiyay xilliga ay dhacayso doorashada labada aqal ee Baarlamaanka iyo Madaxweynaha.

Sidoo kale waxaa la soo bandhigay Shaxda asteynta kuraasta Golaha Shacabka ee doorashada 2020/2021. Waxaa kalo shaxda ku cad magaalooyinka ay doorashooyinka ka dhacayaan ee dowlad-gobolleedyada.

Hoos ka akhri Jadwalka iyo Shaxda;




Abdisalan Nur Dirie, Hiiraan Online