4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Dec 11, 2019
Hirshabeelle oo ka hadashay mowqifkeeda doorashada sanadka 2020/21 ee Soomaaliya

 

Arbaco, December, 11, 209 (HOL)-Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa  soo saaray qoraal ka kooban  Lix qodob kasoo  la xiriira mowqifkooda ku aadan doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan  Sanadka 2020/21.

Qoraalka ka soo baxay madaxtooyada Hirshabeelle ayaa lagu cadeeyey in aan la aqbaleyn muddo kororsi,sidoo kalena doorashada ay  dhamaan ka wada qeyb qaataan bulshada Soomaaliyeed.

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]