Hiiraan Online
4/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, Dec 10, 2019
Madaxwayne Mustafe oo kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Somaliland
Talaado, December, 10, 2019 (HOL)-Madaxwaynaha DDS Mustafe Cagjar ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil sare oo ka socotay Somaliland oo maalmahan ku sugnaa degaanka.
Kulankan ayaa sidoo kale waxaa ka qayb galay hay'adahaha ammaanka ee degaanka iyo madax ka tirsan Ciidanka Taliska bariga Itoobiya.
Haddaba kulankan iyo kii maalin dhawayd ka dhacay magaalada Diridhabe ayaa si wada jir ah looga hadlay arrimaha ku saabsan Nabadgalyada iyo Xasiloonida labada dhinac.
Hiiraan Online