Axad, Maarso, 25, 2018 (HOL) – Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa shaaca ka qaaday in 31 bishan uu qabsoomi doono kulanka looga doodayo Mooshinka ka dhanka ah guddoomiye Jawaari.
Waxaa uu sheegay in kulankaasi uu ka dhici doono xarunta Golaha Shacabka, islamarkaana uu xildhibaanada ka codsanaayo in ay soo xaadiraan.
Akhriso Qoraalka ka soo baxay guddoonka :
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online [email protected]