Arbaco, April, 04, 2018 (HOL) –Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudeey oo goor dhaw uu maanta la hadlay warbaahinta ayaa ku eedeeyay guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo ku-xigeenkiisa in ay ku tunteen sharciga, sidaa daraadeed ay tahay in tallaabo laga qaado.
Akhriso Qoraalka ka soo baxay Muudeey :
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online [email protected]