4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Apr 29, 2018
Golaha iskaashiga dowlad gobolleedyada oo war ka soo saaray xaalada Beledweyne

 

Axad, April, 29, 2018 (HOL) – Golaha ay ku mideysan yihiin dowlad gobolleedyada dalka ayaa war deg deg ah ka soo saaray ah ka soo saaray xaaladda magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan halkaasi oo dadkii kunoolaa ay ka barakaceen kaddib markii daadad ku dhuftay.

Golaha ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya, Shacabka Soomaaliyeed, Culimo, iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda in ay ka qeyb qaataan gurmadka dadka ku nool Baledweyne.

 

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]