Khamiis, Aprril, 12, 2018 (HOL) – Is-mariwaa siyaasadeed oo jiitamayay ku dhawaad Bil kaddib ayuu ugu danbeyntii guddoomiyihii Golaha Shacabka Prof Maxamed Cismaan Jawaari waxaa uu maanta golaha Baarlamaanka ka hor jeediyay khudbadiisii sagootinta, isaga oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay waxa ku kalifay in uu tallaabadan qaado.
Akhriso Nuxurka sababta keentay in Jawaari uu xilka ka dego.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online [email protected]