4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Aug 30, 2018
Isku Aadka Group-yada Koobka UEFA Champions League oo la sameeyay

 

Khamiis, August, 30, 2018 (HOL)–Waxaa la sameeyay sida ay isku beegsan doonaan kooxaha ka qeybgalaya tartanka Horyaalka Yurub Champions League 2018/2019, waxaana isku Group ku soo dhacay kooxo aad u adag.

Marka la eego Group –ka H waxaa ku wada jiraa Valencia, Manchester United, Juventus iyo Young Boys.

Akhriso sida ay kooxaha iskugu soo beegmeen :

Group A:

Atletico Madrid

Borussia Dortmund

Monaco

Club Brugge

Group B:

Barcelona

Tottenham

PSV

Inter Milan

Group C:

Paris Saint Germain.

Napoli

Liverpool

Red Star Belgrade

Group D:

Lokomotiv Moscow

Porto

Schalke

Galatasaray

Group E:

Bayern Munich

Benfica

Ajax

AEK Athens

Group F:

Manchester City

Shakhtar Donetsk

Lyon

Hoffenheim

Group G:

Real Madrid

Roma

CSKA Moscow

Viktoria Plzen

Group H:

Juventus

Manchester United

Valencia

Young Boys

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]