Axad, April, 22, 2018 (HOL) - Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa soo saaray jadwalka doorashada iyo shuruudaha Musharaxiinta.
Waqtiga doorashada Guddoomiyaha Golaha shacabka ayaa la qaban doonaa 30-ka bishan April oo ku beegan Isniin.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online [email protected]