4/24/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Apr 18, 2018
Barbara Bush oo Geeriyootay

 

Arbaco, April, 18, 2018 (HOL) – Barbara Bush, haweenaydii hore ee Maryakanka George Bushkii weynaa ayaa habeenkii xalay ahaa geeriyootay, iyada oo 92 jir ah.

Barbara waxaa auy ka tagtey odeygeeda oo isaguba aad u xanuunsan, 5 caruur ah oo ay dhaleen, xaasaskooda iyo caruurta ay sii dhaleen.

In kasta oo ayna iyadu siyaasadda galin, haddana muddo 20 sano ay ayeey siyaasadda Washington, DC ka ag dhaweyd. Siddeed sano ayaa ninkeeda George Bush uu madaxweyne ku-xigeen u ahaa Roland Reagan, isaguna 4 sano ayuu madaxweyne ahaa, halka wiilkeeda George W. Bushna uu siddeed sano madaxweyne ahaa.

VOA