3/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Apr 12, 2018
Jawaari oo khudbad u jeediyay xildhibaannada Golaha Shacabka kuna dhawaaqay in uu is casilay

Khamiis, Aprril,  12, 2018 (HOL) – Guddoomiyihii Golaha Shacanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa si rasmi ah maanta oo Khamiis ah iscasilaadiisa ka hor sheegay xildhibaannada Golaha Shacabka kaddib khudbad uu ka hor jeediyay Golaha,

Akhriso Qoraalka khudbadii Jawaari 

  

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]













Click here
4/12/2018 3:40 PM EST
Khamiis, Aprril, 12, 2018 (HOL) – Wararka naga soo gaaraya degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ilaa afar dhalinyaro ah ay ku dhinteen dhowr kalena ay ku dhaawacmeen qarax galabnimadii maanta oo Khamiis ah ka dhacay garoon Kubadda lagu cayaaro.

4/12/2018 2:47 PM EST
Khamiis, Aprril, 12,2018 (HOL)–Inbaddan oo ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed kuwa ku nool qurbaha iyo gudaha Soomaaliya waxay la kulmaan caqabado ka dhasha dhanka fikirka gaar ahaan marka loo eego dhanka Diinta.

4/12/2018 2:38 PM EST
Khamiis, Aprril, 12, 2018 (HOL) – Is-mariwaa siyaasadeed oo jiitamayay ku dhawaad Bil kaddib ayuu ugu danbeyntii guddoomiyihii Golaha Shacabka Prof Maxamed Cismaan Jawaari waxaa uu maanta golaha Baarlamaanka ka hor jeediyay khudbadiisii sagootinta, isaga oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay waxa ku kalifay in uu tallaabadan qaado.

4/12/2018 11:35 AM EST
Khamiis, Aprril, 12, 2018 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Saraakiisha, Saraakiil-Xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee ciidamada xoogga dalka iyo qooysaskooda oo maanta ay ku beegantahay sannad guuradii 58-aad ee ka soo wareegtay markii la asaasay.

4/12/2018 11:03 AM EST
Khamiis, Aprril, 12, 2018 (HOL) – Agaasimihii guud ee wasaaradda Qorsheynta horumarinta Somaliland Prof:Cabdi Cali Jaamac ayaa iska casilay xilkii wasaaradaasi ka dib markii ay khilaafeen wasiirkiisa.

4/12/2018 8:27 AM EST
Khamiis, Aprril, 12, 2018 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Ethiopia Abiy Ahmed oo booqday mid ka mid ah magaalooyinkii banaanbaxyo waaweyn oo loogaga soo horjeeday xukuumadii hore ee Ethiopia ayaa ballanqaaday in isbedel uu imanayo haddii shacabku ay dulqaad muujiyaan.

4/12/2018 7:58 AM EST
Khamiis, Aprril, 12, 2018 (HOL) – Hay’adda khayriga ah ee Kalkaal Hospital Foundation ayaa baaris iyo Talaalka Hepititis B u sameysay tiro ka badan 300 oo carruur agoon Soomaaliyeed ah oo ku jira qaar ka mid ah dugsiyada waxbarashada gobolka Banaadir, gaar ahaan dugsiyada Axmed Gurey iyo Maxamuud Xarbi.

4/12/2018 4:58 AM EST
Khamiis,, April, 12, 2018 (HOL) –Inta la xaqiijinayo hal qof ayaa ku dhintay darbi ku soo dumay xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne, gaar ahaa suuqa lagu kala iibsado xoolaha.

4/12/2018 2:53 AM EST
Khamiis,, April, 12, 2018 (HOL) –Magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka Soomaaliya waxaa maanta lagu qabanayaa Munaasabadda lagu xusayo 58-guuradii ka soo wareegatay Aas aaska Ciidamada xoogga dalka oo la dhisay 12 April 1960kii

4/12/2018 1:22 AM EST
Khamiis,, April, 12, 2018 (HOL) – Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta Dr. Anwar Gargash ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay abuurtay xiisad aan loo baaheyn, kaddib markii axadii la soo dhaafay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho lagu qabtay mid ka mid ah diyaaradaha Imaaraadka Carabta oo siday lacago mallaayiin doollar ah.

4/12/2018 1:11 AM EST
Khamiis,, April, 12, 2018 (HOL) – Tan wixii ka danbeeyay dhawaan markii ay dowladda Soomaaliya la wareegtay lacag dhan $9 iyo 600 oo Kun oo dollar oo ka timid dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta waxaa ay muuqatay in uu sii xumaanayo xiriirkii aan markii horeba cagaha badan ku taagneyn ee labada dowladood ee Soomaaliya iyo Imaaraadka.

4/12/2018 12:34 AM EST
Khamiis,, April, 12, 2018 (HOL) – Guddoomiyaha xilka iska casilay ee Golaha Shacabka Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa maanta markii ugu horeysay tan iyo wixii ka danbeeyay khilaafkii siyaasadeed ee soo kala dhax-galay golayaasha dowladda ka soo hor muuqanaya fadhiga Baarlamaanka isaga oo wada jir xildhibaannada khudbad ugu jeedin doona.

4/12/2018 12:13 AM EST
Khamiis,, April, 12, 2018 (HOL)–Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Ahmed Issa Awad, ayaa qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Carlo Campanile, isaga oo ka guddoomay dhambaal casuumaad ah.