4/18/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Dec 8 , 2016
AKHRISO: Maamulka Puntland oo dib u fasaxay doorashadii Aqalka Hoose ee ka socotay Garowe

Khamiis, December 08, 2016 (HOL) — Maamulka Puntland, ayaa Maanta dib u Fasaxay Doorashooyinkii Xubnaha Aqalka Hoose oo ay dhawaan xanibaada kusoo rogeen, kaddib cabasho ay ka muujinayeen sida loo maamulay doorashada xubnaha Waqooyi ee Somalia.

Qoraal kasoo baxay xafiiska guddiga doorashooyinka dadban ee Puntland, ayaa lagu xusay in 16-ka kursi ee haray Afar ka mid ah si gaar ah uGu tartami doonaan Haween, taas oo ay isku Af-garteen Guddiga Doorashooyinka iyo Madaxda Puntland.

Haddaba, AKHRISO: Qoraalka kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka ee Puntland;

Abaadir C/qaadir, Hiiraan Online
E-mail:
[email protected]   
Garoowe, Puntland - Soomaaliya