4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Jun 21, 2015
Xarunta Al-kheyraad oo Magaalada Kismaayo ka bilowday Afurinta dadka danyarta ah ee Sooman
Axad, Juun 21, 2015 (HOL) —Xarunta Al-kheeyraad ee magaalada Kismaayo ayaa wada barnaamij lagu afurinayo dadka danyarta ah ee Soomaan, iyadoo barnaamijkan ay gacan weyn ka geysteen qurbajoog Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka dibadiisa.

Xarunta Al-kheeyraad ee magaalada Kismaayo ayaa ah xarun sidoo kale lagu xanaaneeyo dadka waayeelada ah, iyadoo sidoo kale ay xarunta leedahay madaraso lagu barto diinta Islaamka.

Halkan ka daawo warbixinta.


Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.