Hiiraan Online
Tuesday, June 18, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Cheap Calls
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Label
Label
Label
Post your comments
Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo shaaciyay in Xukuumaddiisu ay ka hortagayso Kufsiga Haweenka iyo Dhibaateynta Suxufiyiinta
2/3/2013 1:43 PM EST
Axad, Feberaayo 03, 2013 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa sheegtay maanta oo Axad ah in Dowladdu ay difaaci doonto haweenka la kufsdo, kaddib markii hay’daha deeqaha bixiya iyo kuwa xuquuqda aadanaha ay cambaareeyeen xarigga haweeney sheegtay inay kufsadeen ciidammo ka tirsan dowladda iyo wariye wareysi la yeeshay.
WASIIRKA AMNIGA PUNTLAND: "Dadkii diley Suldaan Muuse Faarax meel kasta oo ay tagaan gacanta ayaa lagu soo dhigayaa"
2/3/2013 11:03 AM EST
Axad, Febaraayo 3, 2013 (HOL)-Waxaa maanta xabaalaha Biyo-kulule ee magaalada Boosaaso lagu aasay AHN Suldaan Muuse Faarax Muuse (unkud) oo shalay koox dabley ahi ay ku toogteen bartamaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Kubadda Koleyga: Faysal Jaamac Aadan oo jabiyay Rikoorkii dhibcaha ee FIBA
2/3/2013 9:50 AM EST
Axad, February 03, 2013 (HOL) - Uruka kubadda kulayga ee adduunka (FIBA) ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegeen in Ciyaarhanka Soomaaliyeed Faisal Jama Adan uu jabiyey recorkii dhibcaha ugu badan ee hal ciyaar horayna uu dhigay Oscar Schmidt oo ah nin Brazil ah ciyaarihii Olympics ee lagu qabtay magaalada Seoul ee W. Korea sannadkii 1988.
Saraakiisha ciidamada Jabuuti ee AMISOM oo sheegay in uu fashilmay qorshe ay damcsanayeen Al-shabaab
2/3/2013 8:33 AM EST
Axad, Feberaayo, 03, 2013 (HOL) -- Kadib dagaal culus oo habeen hore ku dhaxmaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobollka Hiiraan ciidamada Jabuuti ee howlgalka midowga Africa ee AMISOM iyo Al-shabaab, ayaa markii ugu horeeysay waxaa HOL dagaalkaasi iyo sida uu u dhacay uga waramay taliska ciidamada Jabuuti ee ku sugan magaalada Baladweyne.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la Qaatay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Xukuumadda Soomaaliya
2/3/2013 7:23 AM EST
Axad, Febraayo 03, 2012 (HOL) - Ra’isul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha dowladda, iyadoona kulankaasi uu ku saabsanaa kala warqaadasho iyo dar-dargelinta howlaha wasaaradaha.
Deeq raashin ah oo la gaarsiiyay Isbitaalka lagu daweeyo TB-da ee Degmada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool
2/3/2013 6:39 AM EST
Axad, February 03, 2013(HOL): Deeqraashin ah ayaa gabdho ku dhaqan dalka Holland ay soo gaadhsiiyeen isbitaalka Qaaxadda (TB) ee magaaladda Laascaanood Xarunta Gobolka Sool.
Khudbaddii Madaxweynaha Soomaaliya ee London –VIDEO
2/3/2013 6:11 AM EST
Axad, February 03, 2013(HOL): Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa xalay la hadlay Soomaalida UK, isagoo ka qeybgalay munaasabad lagu soo dhaweynayay oo lagu qabtay Hoolka Central Hall Westminster ee magaalada London.
Ciyaartoydii ka Qaybgalay Tatankii Kubadda Kolayga ee FIBA Zone V oo casho sharaf loogu sameeyay Toronto (SAWIRRO)
2/3/2013 5:48 AM EST
Axad, February 03, 2013(HOL): Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa lagu qabtay xaflad soo dhaweyn ah xulka wiilasha K/Kolayga Qaranka ee reer Canada iyo xoghayaha Guud ee Xirrirka somaliyeed Kubbada Koleyga Mudane Saciid Faarax Ducaale oo dhawaan ka soo labbatay Tartantankii Kubbada Koleyga ee Zone V oo lagu qabtaty dalka Tanzania magaalo madaxdiisa Daresalaam.
Xukuumadda Somalia oo guddi gaar ah u saartay Maareynta Hoos u dhaca ku yimid Sarifka Lacagta Doollarka
2/3/2013 2:19 AM EST
Axad, Febraayo 03, 2012 (HOL) - Kulan ay isugu yimaadeen golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliyaa ayaa lagu magacaabay guddi ka shaqeeya xakameynta hoos u dhaca baahsan ee ku yimid sarifka lacagaha Doollarka, taasoo mudooyinkii u danbeeyay ay cabasho ka muujinayeen dadka shacabka ah ee ku dhaqan gobolka Banaadir.
Qarax Xalay ka Dhacay magaalada Wajeer ee dalka Kenya
2/3/2013 2:03 AM EST
Axad, Febraayo 03, 2012 (HOL) - Qarax ayaa lagu soo waramayaa in uu xalay ka dhacay magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi bari Kenya, iyadoona qaraxaasi uu sababay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo Dhaawac.
500 oo askari oo tababar loogu soo xiray Dalka Uganda
2/3/2013 1:57 AM EST
Axad, Febraayo 03, 2012 (HOL) - Waxaa maalinimadii jimcaha ee aynu kasoo gudubnay dalka Uganda tababar ciidan loogu soo xiray 500 oo askari, kuwaasoo bilooyinkii u danbeeyay uu tababar dhanka Militariga ah uga socday dalkaasi.
Label
Somali News
Chatham House: Africa Programe Event Notification
-
HOL
2/3/2013 11:48 PM EST
His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud will discuss the priorities for the new Somali government. With regional and international partners committed to fighting the country’s insurgency, there is optimism that
Kenyan soldier dies in grenade attack
-
AFP
2/3/2013 12:17 PM EST
NAIROBI — A soldier was killed and three people injured in a grenade attack in Kenya, police said Sunday, adding that the dead man was not a suicide bomber as previously thought.
Somali PM says govt working hard to improve after rape criticism
-
Reuters
2/3/2013 12:14 PM EST
Somalia's prime minister on Sunday said the authorities will do more to protect rape victims after foreign donors and human rights groups criticised the arrests of a woman allegedly gang-raped by soldiers and a journalist who interviewed her.
Mo Farah And Wife Tania Criticise School Sport Funding Cuts
-
Huffington Post
2/3/2013 11:08 AM EST
Double Olympic gold medallist Mo Farah and his wife Tania have criticised the Government over school sport funding cuts and called on the coalition to protect the legacy of the Games.
Somalia: Mission accomplished
-
New Vision
2/3/2013 11:06 AM EST
When the UPDF first entered Somalia in 2007, death was cheaper than salt on the streets of Mogadishu. Six years down the road, the situation has changed.
Uganda advises donors on Somalia
-
New Vision
2/3/2013 11:00 AM EST
Uganda has asked donors supporting the reconstruction of Somalia to work in partnership with each other instead of competing, if the challenges facing the devastated Horn of Africa nation are to be addressed.
Aid for Somali refugees down
-
McClatchy
2/3/2013 10:59 AM EST
More than a decade after the first Somali refugees settled in Barron, the population is learning to get by with less government assistance than they received during those early years in Wisconsin.
UPDF officers need therapy
-
Daily Monitor
2/3/2013 10:58 AM EST
This week, there was yet another disturbing report about a Uganda People Defence Forces soldier who chopped his child following a domestic quarrel with the wife.
Somali man arrested for smuggling 5kg gold
-
DNA
2/3/2013 10:57 AM EST
Mumbai airport custom officials arrested a Somali national holding a Netherlands passport, for gold smuggling on Friday morning. The arrest has revealed a new modus-operandi where the accusedhold passports of countries which are generally not on the radar of intelligence agencies and customs.
Wareysi: Hab cusub ee lacagta lagu Xawisho - Mobile Money Transfer (E-TAWAKAL)
-
HOL
2/3/2013 12:08 AM EST