Hiiraan Online
Thursday, May 23, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Jimco, Feb 1 , 2013
Saraakiil ka tirsan Booliiska dalka Kenya oo ku dhaawacmay Qaraxyo Xalay ka dhacay Xeryaha Qoxootiga Dhadhaab
Jimco, Feberaayo 01, 2013 (HOL) — Saddex sarkaal oo booliiska Kenya ka tirsan ayaa ku dhaawacmay qaraxyo ka dhacay Xeryaha Dhadhaab-Kenya, kuwaasoo lagu weeraray gaadiid ay booliisku lahaayeen oo marayay meel ku dhow xerada Dhagaxley.
Weerarkan ayaa dhacay fiidnimadii xalay, xilli ay dadku ku jireen tukashada salaadda cishaha, iyadoo weerarka kaddib ay ciidammo fara badan oo Kenyan ah soo gaareen xeryaha Qoxootiga Dhadhaab.
“Qaraxyadan waxaan ku sheegi karnaa dhibaato weyn, balse dadka ku nool xeryaha Qoxootiga waxaan ka dalbanaynaa inay nala shaqeeyaan waayo, kooxaha dhibaatooyinka geysanaya iyaga ayay ku dhex nool yihiin,” ayuu yiri Charlton Mureithi oo ah taliyaha booliiska gobolka Waqooyi-bari ee dalka Kenya.
Booliiska Kenya ayaa dhawaan toogtay hoggaamiyaha burcadda dhibaatada ku haya, iyadoo mid kalena uu goobta ka baxsaday, waxayna ciidamadu gacanta ku dhigeen qoryo fudud iyo rasaas fara badan, kuwaasoo ay ku sheegeen in la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka.
Sidoo kale, booliisku waxay sheegeen inay raadinayaan ruux ay ku sheegeen inuu ka mid yahay burcadda dhibaatooyinka ku haya qoxootiga ku jira xeryaha Dhadhaab oo lagu magacaabo Ibraahim Xasan Cali.
Taliyaha booliiska gobolka Waqooyi-bari ee Kenya ayaa sheegay in weerarku uusan ahayn mid weyn oo dhibaato u geysan kara qoxootiga ku jira xeryaha Dhadhaab oo ah kuwa ugu waaweyn dunida.
Saraakiil badan oo Kenyan ah ayaa lagu dilay kuwo kalena dhaawacay kaddib markii lagu weeraray qaraxyo kala duwan labadii sano ee lasoo dhaafay, iyagoo ku eedeeyay weerarradaas Al-shabaab.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Gobollada Awdal Iyo Gabiley ee Somaliland oo Gaaray Heshiisyo Iskaashi oo dhinacyo badan Taabanaya
2/1/2013 12:05 PM EST
Jimco, Feberaayo 01, 2013 (HOL) — Heshiisku wuxuu ahaa iskaashi lagu xusay dhinacyo badan, kaasoo ka billaabanaya heer gobol, laguna wado inuu gaaro illaa heer degmo, iyadoo heshiiskan ay garwadeenno ka yihiin hoggaamiyeyaasha golayaasha deegaanka ee dhawaan la doortay.
Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Malaysia oo hoggaan cusub doortay (DAAWO SAWIRRO)
2/1/2013 9:28 AM EST
Jimco, February, 01-2013(HOL): Isku xirnaanta iyo iska warqabka ka dhaxeeya ardayda soomaaliyeed ee wax ka barta wadanka Malaysia ayaa sanad waliba bilawgiisa waxey doortaan gudoomiye kaasoo ka war haaya dhamaan ardeyda soomaaliyeed ee wax ka barata jaamacadaha Malaysia, sanadkaana waxey u doorteen gudoomiye Cabdulaahi Maxamed Cali “Sultan.
IBRAAHIM ROOMBE: "Guul Taariikhi ah ayaa laga soo hoyay Tartankii Kubadda Kolayga Ee FIBA Zone"
2/1/2013 9:16 AM EST
Jimco, February, 01-2013(HOL): -Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga Ibraahim Xuseen Cali [ Roombe] ayaa xusay in guul taariikhi laga soo hoyay ciyaarihii Zone V ee Koobka Isreebreebka qaramada qaaradda Afrika, kaas oo xulka wiilasha Kubadda Koleyga uu sheegay inay ka keeneen guul iyo sharaf u soo hoyatay guud ahaan bahda isboortiga gaar ahaanna Kubadda Koleyga dalka.
Qarax Ismiidaamin ah oo lala eegtay Safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga
2/1/2013 9:10 AM EST
Jimco, February 01, 2013(HOL): Qarax ismiidaamin ah ayaa maanta ka dhacay afaafka hore ee safaaradda dowladda Mareykanku ku leedahay dalka Turkiga, iyadoona uu sababay dhimashada laba askari oo katirsanaa ilaalada xarunta.
Ciidamada Maamulka Gobolka Hiiraan, kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo xalay ku dagaalamay Magaalada Baladweyne
2/1/2013 6:05 AM EST
Jimco, February, 01-2013 (HOL) --Dagaal culus oo leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa xalay saqdii dhexe ku dhaxmaray magaalada Baladweyne ciidamada maamulka gobollka Hiiraan, AMISOM iyo xoogagga Al-shabaab.
Madaxweynaha Soomaaliya oo London ku sugan
2/1/2013 2:03 AM EST
Jimco, February 01, 2013(HOL): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxay gaareen caasimadda dalka Ingriiska ee London.
Somali News
Somali president prioritises institution building in speech at European parliament
-
Sabahi
2/1/2013 9:03 PM EST
Somali President Hassan Sheikh Mohamud outlined his government's development plan during an appearance in the European Parliament on Thursday (January 31st), pledging to focus on building state institutions and requesting European Union support, the BBC reported.
Somalia Charges Against Alleged Rape Victim Draw Protest
-
VOA
2/1/2013 8:59 PM EST
NAIROBI, KENYA — A court hearing will be held Saturday in the case of a Somalian woman accused of falsely reporting she was raped by government forces. Somalia's attorney general filed charges against the 27-year-old woman who claims she was attacked while living in a displaced person's camp in Mogadishu.
Landmine danger persists in Somalia
-
IRIN
2/1/2013 1:19 PM EST
MOGADISHU, 1 February 2013 (IRIN) - Thousands of landmines and other unexploded ordnance (UXO) scattered in parts of Somalia over past decades of conflict are emerging as a threat to the relative security now being enjoyed there, with inadequate demining expertise posing a challenge, say officials.
Somalia: UN relief official cautions against complacency on food security
-
UN News Centre
2/1/2013 1:14 PM EST
1 February 2013 – The top United Nations relief official in Somalia today announced that the number of people in crisis in the Horn of Africa country was halved in the past six months, but cautioned that the situation remains fragile and that the gains could reverse without continued support to meet people’s basic needs.
Tokyo lay judges but felt justified in trying, convicting Somali pirates
-
Japan Times
2/1/2013 1:11 PM EST
The lay judges who sentenced two Somali pirates Friday to 10 years in prison said that while they had initial qualms about a case they considered foreign, they came to believe it was their duty as part of the international community to try the defendants, who had sought to hijack a Bahama-registered tanker operated by a Japanese company.
Maldives to repatriate 40 Somalis in March
-
Haveeru Online
2/1/2013 1:08 PM EST
Around 40 Somalis who had drifted to the Maldives on various occasions will be repatriated during March, Maldives Foreign Ministry said Thursday.
Somali president calls on EP to help develop his country's parliament
-
UP
2/1/2013 10:49 AM EST
Somali president Hassan Sheikh Mohamud made a plea for the EP and the EU to support his country during a visit to the Parliament on 31 January. Mr Mohamud, who was elected president last September, said:
Women in Kenya Capitalise On Somali Tea Drinking Custom
-
Sabahi
2/1/2013 10:40 AM EST
Wajir — Nuna Issa Harun grew up in a home in Kenya's Wajir District where tea had to be ready for guests at any given time.
USA:Jailhouse witness says Minot murder suspect confessed
-
AP
2/1/2013 10:36 AM EST
MINOT, N.D. (AP) — An inmate in the same cell block as Omar Mohamed Kalmio has testified that he heard the Somali man admit to killing people in Minot, and a co-worker of Kalmio's in the oil fields has testified that Kalmio revealed details of the crime not released to the public.
Court hands Somali pirates 10-year term
-
Japan Times
2/1/2013 10:31 AM EST
The Tokyo District Court handed down 10-year prison terms Friday to two Somali pirates who stood accused of boarding and trying to hijack a Bahama-registered oil tanker operated by a Japanese company in the Indian Ocean in March 2011.
Grenades recovered in Dadaab refugee camp
-
Standard
2/1/2013 3:04 AM EST
DADAAB, KENYA: Two hand grenades were Thursday evening recovered from a refugee in Dadaab refugee camp in a police operation.
Policemen injured in Dadaab blast
-
Standard
2/1/2013 2:58 AM EST
KENYA: Three Kenyan policemen were injured in an explosion targeting a police vehicle in Dagahalley area, Dadaab refugee camp in northen Kenya near Somalia border.
Somali-American man guilty in Oregon Christmas bomb plot
-
Reuters
2/1/2013 2:29 AM EST
A Somali-American man was found guilty on Thursday of trying to blow up a Christmas-tree lighting ceremony in Oregon using a fake bomb supplied to him by undercover agents posing as Islamist militants, the public defender's office said.