4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, May 19, 2013
Dowladda Soomaaliya oo ka Hadashay Mowqifkeeda ku aaddan Go’aankii ay Somaliland ku joojisay Duulimaayadii Qaramada Midoobay

Axad, May 19, 2013 (HOL) — Dowladda Soomaaliya ya soo saartay war ay uga hadashay mowqifkeeda ku aaddan go’aankii ay Somaliland toddobaadkii hore ku joojisay duulimaadyadii diyaaradaha Qaramada Midoobay ay ku tegi jireen magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera, iyadoo dowladdu ay sheegtay in go’aankaas uu ka horimaanayo xeerarka duulimaadyada caalamka.

Haddana warsaxaafadeedkii ay dowladdu arrintan kasoo saartay ayaa u qornaa sidan:

 


Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya