Axad, February 03, 2013(HOL): Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa xalay la hadlay Soomaalida UK, isagoo ka qeybgalay munaasabad lagu soo dhaweynayay oo lagu qabtay Hoolka Central Hall Westminster ee magaalada London.
HOOS KA DAAWO KHUDBADDA MADAXWEYNAHA
Hiiraan Online News Desk