Hiiraan Online
Saturday, May 25, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Khamiis, Sept 20, 2012
AMSIOM oo sheegtay in ciidamadeeda iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ay qabsadeen Magaalo kale oo ku dhow Kismaayo
Khamiis, September 20, 2012 (HOL) — Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay in ciidamadooda iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo magaalo kale oo muhiim ah ka qabsadeen xoogagga Al-shabaab, taasoo ay sheegeen inay ku dhow dahay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose.
Afhayeenka Milateriga Kenya, Col. Cyrus Oguna ayaa sheegay inay Arbacadii shalay qabsadeen deegaanka Jannaay Cabdalla oo 50-km u jira Kismaayo, isagoo sheegay inay tani fursad weyn u siinayso inay qabsadaan Kismaayo.
"Howlgal ay si wadajir ah shalay gallinkii dambe u qaadeen ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliyeed ayay ku qabsadeen deegaanka Jannaay Cabdalla. Tiro ka mid ah xoogagga Al-shabaab ayaa lagu dilay howgalka, sidoo kalena waxaa looga furtay hub fara badan," ayuu yiri Col. Oguna oo saxaafadda kula hadlayay magaalada Nairobi.
Sarkaalku wuxuu sheegay in howgalkaas ay dhaawacyo fudud kasoo gaareen laba ka mid ah ciidamada Kenya iyo shan askari oo ciidamada dowladda Soomaaliya ka tirsan, kuwaasoo uu sheegay in dhaawacyadooda loo qaaday deegaanka Dhoobley.
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa tan iyo shalay ku qulqulayay dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab iyo saraakiishooda, kuwaasoo u sheegay warbaahinta inay difaaci doonaan magaaladaas oo ah midda ug weyn ee ku taalla Koonfurta Soomaaliya oo ay gacanta ku hayaan.
Qaramada Midoobay ayaa saraakiisha Kenya ku boorrisay in la yareeyo khasaaraha shacabka kasoo gaari kara dagaallada, kaddib kulan uu shalay Nairobi kula yeeshay wasiirka gaashaandhigga Kenya, Yuusuf Xaaji iyo taliyaha ciidamada Kenya, Jen. Julius Karangi.
"Waxaan soo dhaweynayaa ballanqaadyada Kenya ay bixisay, waxaana dhinacyada oo dhan ugu baaqaynaa inay ku dadaalaan sidii loo yareyn lahaa khasaaraha kasoo gaara shacabka dagaallada, loona ogolaado shacabka in la gaarsiiyo gargaarka ay u baahan yihiin," ayuu yiri Mark Bowden.
Saraakiisha Al-shabaab ayaa iyaguna dhankooda sheegay in xoogaggooda iyo kuwa kasoo horjeeda ay isku horfadhiyaan meel 70-km ka baxsan magaalada Kismaayo oo ay weli gacanta ku hayaan.
"Waxaan ballanqaadaynaa in AMISOM aysan cidna waxyeello u geysanayan, sidoo kalena ay ka shaqeynayso sidii ay u xoreyn lahayd dadka Kismaayo, si ay awood ugu yeeshaan inay nabad iyo hoggaan wanaagsan helaan," ayuu Jen. Karanja ku sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray.
Dhanka kale, saraakiisha AMISOM ayaa waxay ugu baaqeen dagaalyahannada ku sugan Kismaayo inay hubka dhigaan. Balse ma aysan sheegin cid gaar ah oo ay u jeedinayaan baaqan.
Ma'suuliyiin u hadlay Al-shabaab ayaa sheegay in Kismaayo oo la qabsado uu ka horeeyo dhiig badan oo daatan, waxaana Al-shabaab ay adkeynayaan waqtigan awoodda ay ku leeyihiin Kismaayo si ay isugu dayaan inay difaacdaan.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Faahfaahin ku saabsan qarax caawa fiidkii Muqdisho ka dhacay
9/20/2012 4:06 PM EST
Khamiis, September 20, 2012(HOL): Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax caawa fiidkii ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Baar Village oo ku yaalla meel u dhow gurigii haweenka iyo tiyaatarkii Muqdisho.
Dad badan oo ay ku jiraan wariyayaal caan ah oo ku dhintay qaraxii ka dhacay guriga hooyooyinka
9/20/2012 1:50 PM EST
Khamiis, September 20, 2012 (HOL) - Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhimatay, 45 kalana waa ku dhaawacmeen markii ay labo naftii hure beegsadeen dad rayid ah oo fadhiyay maqaayad ku taalla guriga hooyooyinka.
Labo Qarax oo khasaare nafeed geystay oo Muqdisho ka dhacay
9/20/2012 12:07 PM EST
Khamiis, September 20, 2012(HOL): Labo qarax oo ay geysteen labo ruux oo naftooda halligay ayaa waxay goor dhaweyd ka dhaceen Baar lagu magacaabo Village oo ku yaalla meel u dhow gurigii hooyooyinka ee magaalada Muqdisho.
Hooyo iyo Aabbe Soomaaliyeed oo ku geeriyood shil baabuur oo ka dhacay Waqooyiga dalka Finland
9/20/2012 11:18 AM EST
Khamiis, September 20, 2012(HOL):Allaah ha u naxariistee waxaa shil baabuur ku geeriyoodey hooyo iyo aabe Soomaaliyeed halka wiilkooda oo laba sano jir ah iyo ninkii wadayna ay ku dhaawacmeen.
Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho kula kulmay Danjirayaal ka socday dalalka daneeyaha Arrimaha Soomaaliya
9/20/2012 8:22 AM EST
Khamiis, September 20, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kula kulmay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho dajirayaal ka socday 14 dal oo isugu jira Yurub iyo Mareykanka, isagoo sharraxaad ka siiyay howlaha u qorsheysan dowladda cusub ee Soomaaliya.
Khilaaf ka dhashay isku-haynta xilalka Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland iyo Guddoomiyaha Xisbiga WADANI
9/20/2012 7:40 AM EST
Khamiis, September 20, 2012 (HOL) — Ururadda iyo xisbiyada qaarkood ayaa maalmihii u dambeeyey si weyn uga qaylinayey labadda xil ee uu isku hayo gudoomiyaha golaha wakiiiladda Somaliland, kuwaas oo kala ah gudoomiyah Golaha Wakiiladda iyo gudoomiyaha urur siyaasadeedka Wadani, kana dalbaday inuu labadda mid iska casilo, lana mid noqdo ururadda kale.
Dibadbax xooggan ka dhacay Magaalada Kismaayo iyo Xarakada Al-shabaab oo baaq u dirtay Shacabka ku nool Jubbooyinka
9/20/2012 6:26 AM EST
Khamiis, September 20, 2012 (HOL) — Dibadbax xooggan ayaa shalay gelinkii danbe ka dhacay magalaada Kismaayo kaasoo looga soo horjeedo duulaanka ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee magaalada Kismaayo islamarkaasina lagu taageerayay Xarakada Al-shabaab.
Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka Warbixiyay dagaal khasaare sababtay oo Degmada Baladweyne ku dhexmaray Ciidamada Maamulka
9/20/2012 6:15 AM EST
Khamiis, September 20, 2012 (HOL) — Kaddib is-rasaaseyn khasaare sababtay oo xalay fiidkii ku dhaxmartay xaafadda Buundo-weyn ee magaalada Baladweyne ciidamo ka wada tirsan maamulka gobollka Hiiraan, ayaa waxaa arintaa ka warbixiyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka.
Madaxweynaha Soomaaliya oo wada Wadatashiyo ku saabsan sidii uu u soo magacaabi lahaa Ra'iisul Wasaaraha dalka
9/20/2012 2:56 AM EST
Khamiis, September 20, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu ku gudo-jiro wadatashiyo ku aaddan sidii uu ra'iisul wasaaraha Soomaailya u soo magacaabi, isagoo sheegay inay jiraan dad badan oo isku taagan xilkan iyo kuwo ay iyagu dalbadeen inay soo gubiyaan aqoonsiyadooda waxbarasho iyo shaqo.
Hoobiyeyaal dhimasho iyo dhaawac geystay oo xalay lagu garaacay degmooyinka ka tirsan Magaalada Muqdisho
9/20/2012 2:31 AM EST
Khamiis, September 20, 2012 (HOL) — Ugu yaraan saddex qof oo ay ku jirto haweeney uur leh ayaa ku dhintay hoobiyeyaal xalay lagu duqeeyay degmooyinka Boondheere iyo Shibbis ee gobolka Banaadir, waxaana duqeymahan ku dhaawacmay in ka badan 16-qof oo kale.
Somali News
'Possessed by the devil'
-
Star Cantebury
9/20/2012 5:24 PM EST
A Somali refugee who claims he was "possessed by the devil" when he went on a frenzied knife-wielding rampage across the city before being shot by police has been jailed for six years and six months.
Somalia: UN envoy condemns deadly suicide attacks in capital
-
UN News Centre
9/20/2012 5:21 PM EST
20 September 2012 – The top United Nations political official for Somalia today condemned suicide attacks in the Horn of Africa nation’s capital, and called for the country’s progress towards stability to remain on course.
Suicide bombers kill at least six in Somali capital
-
Reuters
9/20/2012 12:37 PM EST
MOGADISHU (Reuters) - Two suicide bombers walked into a restaurant in central Mogadishu and blew themselves killing at least six people, witnesses said, less than a week after militant bombers targeted the country's new president.
Judge explains contempt finding against Somali woman
-
TwinCities
9/20/2012 12:35 PM EST
If a Muslim woman wasn't punished for refusing to stand when a federal judge entered the courtroom, others would have been emboldened to show disrespect for the court, the judge has ruled.
Suicide bomber kills eight in Somali capital: witnesses
-
AFP
9/20/2012 12:30 PM EST
MOGADISHU (AFP) — A suicide bomber killed at least eight people and severely wounded several more Thursday in a restaurant in the centre of Somalia's capital Mogadishu, witnesses said.
Defense blames U.S. for deaths of 4 Americans on pirate-seized yacht
-
AP
9/20/2012 10:12 AM EST
NORFOLK, Va. — Lawyers for three Somali men accused of killing two Seattleites and two other Americans aboard a yacht claim the deaths resulted from actions by the U.S. Navy and the FBI.
The last stand of al-Shabaab
-
The Independent
9/20/2012 4:28 AM EST
The notorious Islamist army has terrorised Somalia for years. But will the fighters soon be wiped off the map?
Piracy risks undiminished by Somali election, says Willis
-
Post Online
9/20/2012 4:26 AM EST
The election of Somalia's first formal government in more than 20 years is unlikely to mitigate risks of piracy in the Gulf of Aden according to a report from Willis.
Lewiston mayor blames widening Somali divide on "white do-gooders"
-
WCSH6
9/20/2012 4:18 AM EST
LEWISTON, Maine (NEWS CENTER) -- In a column published earlier this month, Lewiston Mayor Robert Macdonald said most complaints about Somali relations in Lewiston/Auburn are coming from "white do-gooders and their carpetbagger friends."
Kenya: 20 Illegal Somali, Ethiopian Aliens Nabbed in Eastleigh
-
Capital FM
9/20/2012 4:11 AM EST
Twenty three Somali and Ethiopian aliens were arrested in a security operation in Nairobi's Eastleigh estate on Wednesday afternoon.
AMISOM troops capture another Somali town from 'al-Shabaab'
-
Xinhua
9/20/2012 4:08 AM EST
NAIROBI (Xinhua) -- The Africa Union peacekeeping forces in Somalia (AMISOM) and local government troops on Wednesday captured another key town in the south from the rebel group Al-Shabaab, the Kenyan military said.
Sierra Leone Colonel to Head Military Training in Somalia
-
SEM
9/20/2012 4:06 AM EST
Col. Mamadi Mohamed Keita (in photo) of the Republic of Sierra Leone has been appointed the new Chief Training Officer of the African Union Mission in Somalia (AMISOM), he also doubles as Sierra Leone’s national contingent commander in Somalia.
Somalia to honour fallen UPDF soldiers
-
New Vision
9/20/2012 2:43 AM EST
The Somalia Government will honour the blood shed by Ugandans to restore relative peace prevailing in Somalia and has enabled the Horn of Africa nation restart the democratization process, after over two decades of conflict.
Somalia guerrilla artists dare to paint reality
-
LA Times
9/20/2012 2:35 AM EST
The men work quietly by day and set up their cheeky political paintings around the capital in the dark of night. They're also training the next generation.
Nigerian police unit arrives in Mogadishu
-
Sabahi
9/20/2012 2:28 AM EST
A Formed Police Unit (FPU) of Nigerian police officers arrived in Mogadishu on Sunday, the African Union Mission in Somalia (AMISOM) announced Tuesday (September 18th).
Malawi Police nab woman for harbouring illegal Somali immigrants
-
Nyasa Times
9/20/2012 2:27 AM EST
Police in Dedza are keeping in custody a business woman for habouring three illegal immigrants from Somalia.
Digital initiative aimed at helping world’s poor
-
AFP
9/20/2012 2:25 AM EST
WASHINGTON—A shift to digital payments can improve the global effort to fight poverty and improve conditions for those trapped in a cycle dependent on cash, say backers of a new initiative launched Wednesday.