Hiiraan Online
Saturday, May 18, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Khamiis, Oct 4 , 2012
Afhayeenka Xarakada Al-shabaab oo sheegay inay la dagaalami doonaan Ciidamada la wareegay Magaalada Kismaayo
Khamiis, Oktoobar 04, 2012 (HOL) — Afhayeenka Xarakda Al-shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo la hadlayay idaacadda Andulus ee ku hadasha afka Al-shabaab ayaa ku hanjabay in ciidamada Kenya iyo kuwa la socda aysan ku nasan doonin magaalada Kismaayo ayna la dagaalami doonaan.
Sheekh Cali Dheere, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay dagaallada lagu doonayo in Kismaayo looga saaro ciidamada qabsaday ay ka qaybqaataan, lagana hortago in Kismaayo la hoos-geeyo Gaarisa iyo Mandheera.
"Ujeeddada ay ciidamada Kenya u soo galeen Kismaayo waa inay hoos-geeyaan Gaarisa iyo Mandheera; khayraadka ku jirana ay iyagu gurtaan, innaguna taas ma aqbali doonno, waxaan qaadaynaa weerarro aan kaga saaranayno dhammaan goobihii ay qabsadeen," ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.
Sidoo kale, Sheekh Cali Dheere wuxuu hadalkiisa ku daray: "Ciidamada Kenya waxay doonayaan in Kismaayo ay hoosgeeyaan Gaarisa iyo Mandheera taasina ma ahan mid soconaysa, shacabka waxaan ka codsanaynaa inay dagaallada ka qaybgalaan."
Afhayeenku wuxuu sheegay in haddii shacabka Soomaaliyeed ay maanta jihaadka ka qaybgeli waayaan lala wareegi doono dhulkooda, iyadoo looga talin doono meel aan Soomaaliya ahayn.
Dhanka kale, Sheekh Cali Dheere wuxuu shacabka ku nool Jubbooyinka ugu baaqay inay u istaagaan sidii ay u difaaci lahaayeen deegaannadooda, si kheyraadkooda aan loo guran.
Xoogagii Al-shabaab ayaa Kismaayo isaga baxday toddobaadkan billowgiisii, kaddib markii ciidamada Kenya iyo kuwa Soomaaliya ay culeys kasoo saareen magaalada dhinacyo badan, taasoo keentay in ciidamadu ay maalin ka hor gudaha u galaan magaaladaas oo 500-km koonfur kaga beegan Muqdisho.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Madaxweynaha Somalia oo ka qayb-galaya xuska sannad-guuradii 50-aad ee kasoo wareegtay Xorriyadda dalka Uganda
10/4/2012 9:52 AM EST
Khamiis, Oktoobar 04, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalka dabaal-deg loo sameynayo sannad-guurgadii 50-aad ee kasoo wareegtay markii Uganda ay xorriyadeeda ka qaadatay dalka Ingiriiska oo ku beeggan todobaadka dambe.
Ururka Raaskambooni oo sheegay in Maamul u sameynta Kismaayo aysan ahayn mid laga sugayo Dowladda Soomaaliya
10/4/2012 9:24 AM EST
Khamiis, Oktoobar 04, 2012 (HOL) — Ururka Raaskambooni oo ka mid ah xoogaggii gacanta ku siiyay ciidamada Kenya iyo kuwa Soomaaliya qabsashadii magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Jubbada hoose ayaa sheegay in maamul u sameynta magaalada Kismaayo aysan ahayn mid laga sugayo dowladda dhexe ee Soomaaliya.
Afhayeenka Ciidamada AMISOM oo si guud uga hadlay Amniga Muqdisho, Qabsashada Kismaayo iyo Fatahaadii Baladweyne
10/4/2012 8:25 AM EST
Khamiis, Oktoobar 04, 2012 (HOL) — Afhayeenka AMISOM, Col. Cali Aadan Xumud oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay la wareegiddii degmada Kismaayo, ammaanka magaalada Muqdisho iyo fatahaadihii uu webiga shabeelle ee magaalada Baladweyne.
Laanta Dambi-baarista Booliiska Somalia oo soo bandhigtay dhowr qof oo la sheegay inay dilal ka geysteen Muqdisho
10/4/2012 8:06 AM EST
Khamiis, Oktoobar 04, 2012 (HOL) — Laanta dambi-baarista booliiska Soomaaliya ee loo yaqaan CID-da ayaa soo bandhigtay maanta 15-qof oo ay sheegtay inay dilal qorsheysan ka fuliyeen Muqdisho, kuwaasoo ay xustay inay Al-shabaab ka tirsan yihiin.
Guddi wasiirro ah oo loo saaray Qiimeynta Khasaarihii ka dhashay Fatahaadii Webiga Shabeelle ee Magaalada Baladweyne
10/4/2012 7:49 AM EST
Khamiis, Oktoobar 04, 2012 (HOL) — Guddi wasiirro ah oo soo qiimaya khasaarihii ka dhashay fatahaaddii webiga Shabeelle uu ku sameeyay degmada Baladweyne ayaa maanta la magacaabay, waxaana guddigaas oo wasiirro ah madax u ah Cabdullaahi Goodax Barre oo ah wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya.
Howlgallo dad badan lagu qab-qabtay oo maalintii labaad laga sameeyay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose
10/4/2012 7:02 AM EST
Khamiis, Oktoobar 04, 2012 (HOL) — Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Kenya ayaa ka bilaabay xaafadaha kala duwan ee magaalada Kismaayo howlgallo guriguri ah, iyadoona howlgalladaasi lagu soo qabqabtay tobaneeyo qof oo lagu eedeeyay in ay xiriir la leeyihiin Al-shabaab.
Mareykanka oo soo dhaweeyay qabsahada ay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM qabsadeen Magaalada Kismaayo
10/4/2012 3:31 AM EST
Khamiis, Oktoobar 04, 2012 (HOL) — Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay qabashada magaalada dekedda leh ee Kismaayo, halkaasoo ay toddobaadkan la wareegeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Kenya ee ka tirsan AMISOM oo iskaashanaya.
Somali News
Lewiston Somalis Call on Mayor to Apologize or Resign
-
MPBN
10/4/2012 7:26 PM EST
He's declined to apologize so far...but Lewiston Mayor Robert MacDonald is under increasing pressure to account for a series disparaging remarks he's made about the Somali community. This morning several dozen Somali residents and their supporters protested on the steps of City Hall. And as Susan Sharon reports, they are calling on the mayor to apologize or resign.
Raila blasts the West over its fear of Somalia
-
The Star
10/4/2012 7:00 PM EST
Prime Minister Raila Odinga yesterday took a swipe at the international community saying it was reluctant to provide personnel to fight al Shabaab in Somalia and left the burden to Kenya and several other East African countries.
Somalia has made ‘quantum leap’ in its progress but security threats remain, UN envoy warns
-
UN News Centre
10/4/2012 6:59 PM EST
With the sound of construction hammers replacing the blast of guns and Al Shabaab militants ousted from their last major stronghold in Somalia, an “unimaginable” change has taken hold although the threats of guerrilla war and terrorism persist, the top United Nations envoy for the Horn of Africa country said today.
Battling to contain cholera, hepatitis E outbreaks on the Kenya-Somalia border
-
IRIN
10/4/2012 6:58 PM EST
Dadaab, Kenya (IRIN) – An outbreak of cholera along the Kenya-Somalia border has left dozens dead and many more sick, according to local residents, aid workers and government officials.
Somalia: Kismayo residents fear new clan fighting
-
AP
10/4/2012 2:51 PM EST
Renewed clan warfare threatens the future of Kismayo, where African Union and Somali troops earlier this week pushed out Islamic extremists.
Businesses open in Kismayo amid relative calm
-
Xinhua
10/4/2012 2:36 PM EST
NAIROBI, Oct. 4 (Xinhua) -- Businesses which had closed in southern Somalia city of Kismayo have reopened as relative calm returned to once Al-Shabaab stronghold, Kenya's military official said on Thursday.
Fall of Kismayo praised by world leaders
-
UPI
10/4/2012 2:34 PM EST
MOGADISHU, Somalia, Oct. 4 (UPI) -- British officials visiting Mogadishu expressed optimism over Somali development after a key al-Shabaab stronghold fell to pro-government forces.
Somalia and the Shabab: It’s not over yet
-
Economist
10/4/2012 2:30 PM EST
IN ITS final broadcast from Somalia’s port city of Kismayo, Radio Andalus, the mouthpiece of the jihadist group known as the Shabab, told listeners that its fighters were withdrawing from the city to launch a guerrilla war. With the city already surrounded by Kenyan troops and with other militias backing Somalia’s government, an amphibious assault persuaded the Shabab to leave its last urban bastion.
UK promises Somalia solid partnership
-
Africa Review
10/4/2012 2:16 PM EST
Britain will help Somalia build a more stable and prosperous future by boosting its public services and operations, officials said.
Somalia joins the mine ban club
-
IRIN
10/4/2012 2:14 PM EST
JOHANNESBURG, (IRIN) - Somalia has become the 160th state member of the Anti-Personnel Mine Ban Convention. It is the last of the sub-Saharan African countries to commit to the treaty.
Video: Kenya mulls over Somali exit strategy
-
NTV
10/4/2012 1:09 PM EST
Kenya troops have for the first time set foot on the famed al-Shabaab stronghold of Kismayo. KDF and Somalia National Army Forces entered the port city and set up crucial roadblocks to secure its central business district.
Al-Shabaab is executing Somali journalists for the crime of reporting on sports
-
Toronto Star
10/4/2012 12:23 PM EST
Abdirahman Mohamed Ali was abducted as he left his mother’s house in Mogadishu two weeks ago. His body, dumped next to a restaurant, was discovered the next morning, arms tied behind his back, decapitated head placed on his chest. Evidence indicated he’d been tortured first.
Somalia's Sarajevo
-
FP
10/4/2012 3:44 AM EST
In Somalia, a yearlong military offensive by Kenyan and Somali forces has succeeded in capturing the strategic seaport of Kismayo from the jihadi group al-Shabab. The liberation of Kismayo is a major setback for al-Shabab, but is also a big test for the African peacekeeping force -- the African Union Mission in Somalia (AMISOM) -- and the new post-transition Somali government of President Hassan Sheikh Mohamud. If the Kenyan forces win the war but lose the peace -- by mishandling how the liberated city is administered by local authorities -- it could create new clan conflicts, drive disaffected clans into tactical alliances with al-Shabab, and undermine the new Somali national government. The stakes are very high.
Turkish aid worker wounded in Somalia fight between clans
-
Anatolia News Agency
10/4/2012 3:41 AM EST
A Turkish aid worker was wounded in a firefight between rival clans in Somalia on Oct. 2, a Turkish aid agency has said.
President Mohamud to attend Uganda’s golden jubilee in Kampala
-
HOL
10/4/2012 3:38 AM EST
President Hassan Sheikh Mohamud will attend the forthcoming Uganda’s golden Jubilee where over 14 other heads of States have confirmed attendance.
Somali terror trial: Dead fighter's photo upsets mom, juror
-
Pioneer Press
10/4/2012 3:25 AM EST
Abayte Ahmed had been testifying about the November 2008 disappearance of her son, Jamal Aweys -- he went to Somalia to fight for al-Shabaab -- when a federal prosecutor showed her Government Exhibit 13, three photos of her son's remains on Wednesday, Oct. 3.
Unemployment drives Somali youths to emigrate, join extremist groups
-
Sabahi
10/4/2012 3:21 AM EST
Unemployment and poverty in Somalia have forced many young people to emigrate in search of a better life through perilous journeys across deserts and seas.
Mines fury spills over
-
Times Live
10/4/2012 3:13 AM EST
For days Chinese, Somali and other foreign business owners have been defending their shops as heavily armed gangs rove the streets of Rustenburg's settlements, torch cars, and loot and burn shops.
Round two for mayor’s community group grants
-
East London Lines
10/4/2012 2:12 AM EST
Tower Hamlets Mayor Lutfur Rahman launched the second round of community grants that will aim to help disadvantaged people get back into work and learning.
Muslim traders want Shabaab dealt with decisively
-
Capital FM
10/4/2012 2:10 AM EST
NAIROBI, Kenya, Oct 3 – Members of the Somali business community in Nairobi are now urging the police to deal decisively with Al Shabaab militants and their sympathisers to avert further terrorist attacks in the country.