Hiiraan Online
Tuesday, May 21, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Arbaco, Oct 31, 2012
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukunno Xabsi iyo Ganaax isugu jira ku ridday laba qof oo lagu qabtay Mukhaadaraad
Arbaco, Oktoobar 31, 2012 (HOL) — Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta ku ridday xukunno isugu jira xabsi iyo lacag ganaax ah laba nin oo bishii September ee lasoo dhaafay lagu qabtay qamri iyo xashiis fara badan, iyadoo xukunka labadan ruux lagu dhawaaqay markii dhageysiga dacwaddooda ay dhammaatay.
Eedeysanayaasha la xukumay ayaa waxaa lagu kala magacaabaa, Maxamed Xasan Sahal iyo Mahad Axmed Cumar; iyadoo dacwadda loo haysto uu maxkamadda ka hor akhriyay ku xigeenka xeer ilaaliyaha maxkamadda gobolka Banaadir, Jamaal Maxamed Axmed oo sheegay in eedeysanayaashan lagu qabtay 139-dhalo oo ah qamri dibadda laga keenay iyo 52-garaam oo xashiishad ah.
Labadan eedeysane oo maxkamaddu ay su'aalo ka weydiisay dambiga loo haysto ayaa iska fogeeyay, iyagoo sheegay darawalkii waday gaariga uu sheegay in lasoo kireystay waxa saaranna uusan war u hayn.
"Gaarigayga iyo laba kale waxaa soo kireystay nin aniguna ma ogeyn wax ku jira kartoonnada aan qaaday, labadii baabuur oo kale way baxsadeen anigana waa la i qabtay," ayuu yiri Mahad Axmed oo ahaa darwalkii gaariga.
Taliyaha booliiska degmada Hodan oo soo qabtay gaariga, mukhaaradaardka saaran iyo labada nin ayaa sheegay in xilli habeen ah 25-kii bishan ay qabteen gaariga iyo raggan wata xilli ay wadeen qamri, isagoo sheegay in darawalka gaariga uu u sheegay in alaabta gaariga saaran uu isagu leeyahay.
Intaas kaddib waxaa xukunka ku dhawaaqay guddoomiyaha maxkamadda gobolka Banaadir, Xaashi Cilmi Nuur oo sheegay in labada nin lagu xukumay min laba sano oo xabsi ah iyo ganaax lacageed oo gaaraya min laba milyan oo shillin Soomaali ah.
Sidoo kale, gaarigii qamriga lagu qabtay ayaa lagu xukumay kun doollar oo ganaax ah, iyadoo la sheegay in ciddii gaariga iska leh laga doonayo inay lacagtaas bixiso kaddibna la siin doono gaariga, iyadoo qamrigii iyo xashiishkii ay maxkamaddu amar ku bixisay in la gubo.
Ma ahan xukunkii ugu horreeyay noociisa oo ay riddo maxkamadda gobolka Banaadir balse dhowr jeer oo hore ayay xukunno noocan oo kale ah ku ridday dad lagu qabtay iyagoo isticmaalaya waxyaabaha maanka dooriya.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Qeybtii Afaraad Cutubyo ka Tirsan Ciidamada dalka Jabuuti oo gaaray Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan
10/31/2012 6:38 AM EST
Arbaco, Oktoobar 31, 2012 (HOL) — Cutubyo ka tirsan ciidamada dowladda Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka midowgga Africa ee AMISOM ayaa maalintii shalay gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Askari ku toogtay Bartamaha Magaalada Baladweyne Taliyihiin Howlgalinta Ciidamada Maamulka Gobolka Hiiraan
10/31/2012 6:36 AM EST
Arbaco, Oktoobar 31, 2012 (HOL) — Askari ka tirsan ciidamada maamulka gobollka Hiiraan ayaa maanta bartamaha magaalada Baladweyne toogasho ku dillay taliyihii howlgalinta ciidamada maamulka Muumin Maxamed Maxamuud.
Maamulka Kismaayo oo Isugu yeeray Ganacatada ku Dhaqan Degmadaasi
10/31/2012 5:52 AM EST
Arbaco, Oktoobar 31, 2012 (HOL) —Maamulka KMG ee Degmada Kismaayo ayaa maanta kulan ugu yeeray ganacsatada reer Kismaayo, iyadoona kulanka uu ka dhici doono xarunta degmada Kismaayo.
Iskahorimaad ka dhacay duleedka Degmada Baydhabo ee Gobolka Bay iyo Ciidamada Itoobiya oo Dhaqdhaqaaqyo Ciidan wada
10/31/2012 3:49 AM EST
Arbaco, Oktoobar 31, 2012 (HOL) — Iska-horimaad xooggan ayaa xalay fiidkii ku dhexmaray deegaanka Goof-guduud ee duleedka degmada Baydhabo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya oo iskaashanaya iyo xoogagga Al-shabaab, iyadoo dagaalkan uu kusoo beegmay xilli ay ciidamada Itoobiya ka wadaan gobolka Bay dhaqdhaqaaqyo ciidan.
Dhowr qof oo hal qoys kasoo jeeda oo Biriqi ay ku dishay Deegaan ka Tirsan Degmada Ceeldheer ee gobolka Galguduud
10/31/2012 3:38 AM EST
Arbaco, Oktoobar 31, 2012 (HOL) — Saddex qof oo kasoo jeeda hal qoys ayay xalay biriqi ku dishay deegaan ka tirsan degmada Ceeldheer ee gobolka Galguduud kaddib roobab xoog badan oo ka da'ay degmadaas, iyadoo sidoo kalena biriqdani waxay dhaawacday laba qof oo isla qoyskaas ka tirsan.
Faahfaahin ku Saabsan Qarax Xalay ka Dhacay Magaalada Kismaayo
10/31/2012 3:22 AM EST
Arbaco, Oktoobar 31, 2012 (HOL) —Faahfaahin dheeri ah ayaa kazoo baxeyso qarax xooggan oo baramaha magaalada Kismaayo xalay lagula eegtay ciidamo katirsan kuwa dowladda oo wax ka iibsanayay goob Qaadka lagu iibiyo oo ku taal Xaafadda Calanleey.
Hay'adda IIDA oo soo bandhigtay buug looga hadlay Xuquuqda uu Dastuurku siinayo Haweenka Soomaaliya (SAWIRRO)
10/31/2012 3:20 AM EST
Arbaco, Oktoobar 31, 2012 (HOL) — Ururka horumarinta haweenka Soomaaliyeed ee IIDA ayaa shalay oo Salaado ahayd kusoo bandhigatay xaruntooda Muqdisho buug ay ku faahfaahinayaan xuquuqda uu dastuurka KMG ah ee dalku siinayo haweenka iyo halganka ay haweenku u soo galeen sidii dastuur lagu heli lahaa.
Dableey hubeysan oo Askari ka tirsan Booliiska Kenya dilay mid kalena ku dhaawacay Magaalada Gaarisa ee Waqooyi-bari Kenya
10/31/2012 2:41 AM EST
Arbaco, Oktoobar 31, 2012 (HOL) — Kooxo aan la garanayn ayaa xalay toogtay mid ka mid ah ciidamada booliiska Kenya mid kalena dhaawac u geystay kaddib markii ay rasaas ku fureen ciidamadan oo howlo ammaanka lagu adkeynayay ka waday bartamaha degmada Gaarsiga ee xarunta gobolka Waqooyi-bari Kenya.
Somali News
Gunmen kill policeman in Garissa ambush
-
Daily Nation
10/31/2012 6:52 PM EST
A police officer was killed on Tuesday night and his colleague seriously injured after they were attacked by gunmen along Kismayu road in Garissa town.
Kenyan Navy’s newest warship takes the fight to Somalia
-
DefenceWeb
10/31/2012 6:51 PM EST
The KNS Jasiri is the largest vessel in the Kenyan Navy fleet and also the most recently delivered. Shortly after arriving in Kenya two months ago, it was involved in military operations in neighbouring Somalia, taking part in the battle for the coastal city of Kismayo.
Somalia first to arrive for Cecafa
-
Super Sport
10/31/2012 6:49 PM EST
Somalia will be the earliest country to arrive in Kampala for Cecafa. They touch down at Entebbe Airport on November 8 but will hope they are not the first to return home.
Regional football development courses get under way in central Somalia
-
Middle East Online
10/31/2012 6:43 PM EST
Semi-autonomous regional state of Himan and Heeb is hosting second edition of 2012 regional football development courses for coaches, referees.
Kenyan official: 2,700 Ugandans dead in Somalia
-
AP
10/31/2012 6:41 PM EST
NAIROBI, Kenya — The number of African Union troops killed while battling Somali militants has always been a tightly held secret, but a top Kenyan official says more than 2,700 troops have died there.
Winning the War Against Al Qaeda in Africa
-
Wall Street Journal
10/31/2012 6:40 PM EST
Anvils have a tendency to outlast hammers, and the same goes for al Qaeda in Africa. In September, a joint Kenyan and African Union force stormed the Somali port city of Kismayo, the al Shabaab network's last major stronghold. "Operation Sledgehammer" was an exhausting, months-long march to reach the city, culminating in a four-day land, sea and air assault.
Sports: Chelsea 5 Manchester United 4
-
Telegraph
10/31/2012 6:38 PM EST
Daniel Sturridge and Ramires struck in extra time to send Chelsea into the quarter-finals of the Capital One Cup. Manchester United’s young centre-half, Scott Wootton, had defended well for so long but his inexperience was eventually found out.
Somalia chooses Miss East Africa representative
-
Sabahi
10/31/2012 6:34 PM EST
Halifa Ayan Yusuf, 21, will represent Somalia in the 2012 Miss East Africa pageant scheduled for December 7th in Dar es Salaam, Tanzania's Daily News reported Wednesday (October 31st).
As peace expands, Somalia gov’t seeks arms
-
AP
10/31/2012 6:32 PM EST
NAIROBI — Should Somalia’s fledgling government be allowed to import weapons to arm its nascent military?
Russia may send anti-piracy planes to Djibouti
-
Expatica France
10/31/2012 6:30 PM EST
Russian Defence Minister Anatoly Serdyukov said on Wednesday that Moscow hopes to deploy reconnaissance planes at a French base in Djibouti to continue its anti-piracy efforts in the Horn of Africa. Serdyukov spoke after meeting with his French counterpart Jean-Yves Le Drian in Paris, where he said they "talked about deploying reconnaissance planes at the French base in Djibouti".
Citizenship revoked on Mahdi Hashi for 'extremism
-
BBC
10/31/2012 6:29 PM EST
A man from north London accused of being an Islamic extremist has had his British citizenship revoked.
In Somalia, a comedian critical of Al Shabab is assassinated
-
CSM
10/31/2012 4:54 PM EST
NAIROBI, KENYA - One of Somalia’s best-loved broadcast comedians and playwrights has died after an apparent assassination shooting, making him the 18th media figure killed in the country this year.
Radio dramatist's murder raises Somalia media death toll to 18
-
Guardian
10/31/2012 4:14 AM EST
Death toll this year is second highest in the world after Syria, and no arrests have made in any of the killings
In Somalia, aid slow to return to key port city
-
Global Post
10/31/2012 4:13 AM EST
KISMAYO, Somalia — Al Shabaab lost control of this port city late last month, its Al Qaeda-aligned fighters either fleeing into the countryside or melting into a wary population of civilians.
Mudug region security forces seize counterfeit money
-
Sabahi
10/31/2012 4:11 AM EST
Governor of Mudug region Mohamed Yusuf Jama Tigey said security forces in Garsoor neighbourhood of Galkayo seized counterfeit US and Somali money on Monday (October 29th).
Local nonprofits redefine aid to africa
-
The Line
10/31/2012 4:10 AM EST
“Often in nonprofits, we think of ourselves as the experts," says Daniel Wordsworth, president and CEO of the American Refugee Committee (ARC), a Minneapolis-based nonprofit organization that provides international humanitarian assistance and training. "When we talk about trust, we mean allowing the general public to peek in through a window to see what we’ve created."
Ohio's Somali voters have swing-state power
-
rfi
10/31/2012 3:58 AM EST
A week before election day in the United States, all eyes are on swing states and on Ohio in particular. The state is split between Democrats and Republicans but also has many undecided voters. The state capital, Columbus, is home to the country's second-largest Somali community, mostly refugees.
October: This month in pictures
-
HOL
10/31/2012 12:03 AM EST
In pictures: Highlights in news from the month of October