Hiiraan Online
Thursday, June 20, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Cheap Calls
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Khamiis, Oct 25, 2012
Abaanduulaha Ciidamada Xoogga oo Al-shabaab ku eedeeyay inay dhac ku geystaan direyska Ciidamada Dowladda Soomaaliya
Khamiis, Oktoobar 25, 2012 (HOL) — Abaanduulaha ciidamada milateriga Soomaaliya, Jen. C/kariin Yuusuf Aadan (Dhego-badan) ayaa ku eeedeeyay xoogagga Al-shabaab inay direyska ciidamada ku dhacaan dadka shacabka ah, isagoo shacabka uga digay inay iska hubiyaan kuwa wata direyska ciidamada.
Jen. Dhego-badan ayaa sheegay in Al-shabaab markii laga adkaaday ay billaabeen inay xirtaan direeska ciidamada ayna si dhuumaaleysi ah kusoo galaan goobihii ay ciidamada dowladdu ka qabsadeen dabadeedna ay dhaca u geystaan shacabka.
"Howshan waa mid ay Al-shabaab kasoo shaqeysay si ciidamada dowladda loogu eedeeyo dhibaatada ay shacabka u geystaan. Waxaan caddeynaynaa in kooxaha Al-shabaab ay dhac ku geystaan dharka ciidamada dowladda," ayuu yiri jeneraalka oo intaas ku daray inay arrintan wax ka qaban doonaan.
Abaanduuluhu wuxuu hadalkiisa daba-dhigay in ciidamada dowladda aysan ahayn kuwo dadka shacabka ah dhaca, balse cid walba oo dharkood wadata loo qaato inay iyagu yihiin kuwa dhaca geystay.
"Shacabku waa inay iska hubiyaan dadka wata direeska ciidamada dowladda si aysan dhibaato ugas oo gaarin," ayuu yiri Jen. Dhego-badan oo saxaafadda kula hadlayay magaalada Muqdisho.
Ma ahan markii ugu horreysay oo saraakiisha ciidamada dolwaddu ay sheegaan in aysan ciidamada dowladdu dhac geysan, balse dad direyskooda ay dhac geystaan ayaa haddana degmooyinka laga saaray Al-shabaab waxaa laga soo sheegayaa dhibaatooyin ay ciidamada dowladdu u geysanayaan shacabka halkaas ku nool.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Golaha Guurtidda oo xog warran la yeeshay dalladda SONSAF oo ay ku bahoobeen ururrada aan dawliga ahayn
10/25/2012 4:19 PM EST
Khamiis, October,25, 2012 (HOL)- Guddi hoosaadka golaha Guurtidda ee arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah, ayaa shir ay albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay daladda dawliga ahayn ee SONSAF, kuwaas oo warbixin ka siiyey waxay shacabka u qabtaan iyo hawlaha ay ka shaqeeyaan.
Guddida doorashooyinka oo ku dhawaaqay jadwalka maalinlaha ah ee ururadda siyaasaddu samayn doonaan ololaha doorashadda
10/25/2012 4:09 PM EST
Khamiis , October, 25, 2012 (HOL)-Guddidda doorashooyinka Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay jadwalka olola doorashooyinka Somaliland, iyagoo si rasmi ah u sheegay in bishan octobar 29 keeda bilaabmi doono ololaha doorashooyinka golaha deegaanka.
Xarrakada Al-Shabaab oo dhagax ku dishay gabar ay dembi ku eedeysay
10/25/2012 11:26 AM EST
Khamiis, Oktoobar 25, 2012 (HOL) — Xoogagga Al-shabaab ee gacanta ku haya degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose ayaa maanta xukun dhagax-ku-dil ah ku fuliyay gabar ay ku eedeeyeen inay gogol-dhaaf sameeysay iyadoo uu nin qabo, waxaana sidoo kale isla goobta lagu karbaashay ninkii la sheegay inay gogol-dhaafka la sameysay.
Xaflad lagu furayay Idaacad iyo Telefishin u gaar ah Waxbarashada oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho
10/25/2012 8:42 AM EST
Khamiis, Oktoobar 25, 2012 (HOL) — Waxaa Arbacadii shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho xaflad lagu furayay idaacad iyo telefishin u gaar ah waxbarashada oo lagu magacaabo Radio Iftin iyo Iftin TV. Idaacadda Iftin ayaa markii ugu horreysay hawada si ku-meel-gaar ah u soo gashay 10-kii July ee sanadkan si ay gacan uga geysato baahinta waxbarashada.
GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA: "Shirkadaha shisheeye ee aan Baarlamaanka lasoo marsiin waa kuwo dalka ku jooga sharci darro"
10/25/2012 8:27 AM EST
Khamiis, Oktoobar 25, 2012 (HOL) — Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa sheegay in shirkadaha shisheeye ee aan lasoo marin baarlamaanka aysan sharci ahayn howlaha ay dalka ka qabanayaan, isagoo ku baaqay in shirkadaha dalka ku sugan loosoo gudbiyo baarlamaanka.
Dowladda Uganda oo ku hanjabtay inay dib u eegayso howgalka ay kawaddo Soomaaliya kaddib eedeyn loo jeediyay
10/25/2012 8:02 AM EST
Khamiis, Oktoobar 25, 2012 (HOL) — Dowladda Uganda ayaa ku hanjabtay inay dib u eegis ku sameynayso howgallada nabad ilaaliyeed ee ay ka waddo dalal ka tirsan qaaradda Afrika, kaddib markii Qaramada Midoobay ay ku eedeysay inay taageerto jabahadad M23 ee ka dagaalanta bariga DR Congo.
Sannadkan oo noqonaya kii ugu khatarta badnaa ee soo mara Suxufiyiinta Somalia ka howlgala (Magacyada Wariyeyaasha la dilay)
10/25/2012 3:55 AM EST
Khamiis, Oktoobar 25, 2012 (HOL) — Sannadkan ayaa wuxuu noqonayaa sannadkii ugu khatarta badnaa ee soo mara suxufiyiinta Soomaaliya, iyadoo la dilay tan billowgii sannadkan 16 wariye; kuwaasoo badankood lagu dilay magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya.
Malaayiin Muslimiin ah oo Maanta Gudaha Waajibka Xajka ee Sannadkan kuwaasoo ku sugan dusha sare ee Buurta Carrafo
10/25/2012 3:27 AM EST
Khamiis, Oktoobar 25, 2012 (HOL) — In ka badan hal milyan iyo bar muslimiin ah ayaa sannadkan gudaha waajibaadka xajka, kuwaasoo maanta ku sugan dusha sare ee buurta Carrafa, halkaasoo ay ALLE ku baryayaan.
Iskahorimaad sababay dhimasho iyo dhaawac fara badan oo kooxo burcad-badeed ah ku dhexmaray Gobolka Mudug
10/25/2012 3:09 AM EST
Khamiis, Oktoobar 25, 2012 (HOL) — Inta la ogyahay saddex burcadbadeed ah ayaa ku dhintay dagaal shalay kooxo burcadbadeed ah ku dhexmaray deegaanka Gawaan oo ka tirsan degmada Hobyo ee gobolka Mudug, waxaana ku dhaawacmay in ka badan 10 kale.
Dad shacab ah oo dhimasho iyo dhaawac ay kasoo gaartay iskahorimaad u dhexeeyay Ciidamada Dowladda, AMISOM iyo Al-shabaab
10/25/2012 2:52 AM EST
Khamiis, Oktoobar 25, 2012 (HOL) — Sideed qof oo shacab ah ayaa ku dhintay in ka badan 12 ruux oo kalena way ku dhaawacmeen dagaal culus oo ciidamada dowladda Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM iyo xoogagga Al-shabaab ku dhexmaray shalay oo Arbaco ahayd deegaanka Leego ee gobolka Shabeellada hoose.
Somali News
UPDF loses 4 men in Baidoa, Somalia
-
Observer
10/25/2012 4:31 PM EST
Fleeing al-Shabab militias have killed four UPDF soldiers in Baldogule as the Ugandans advanced towards the Baidoa outpost, one of the last bastions of the insurgents. Capt Henry Obbo, spokesman of the Uganda contingent in Somalia, told The Observer on phone yesterday that the ambush, using a bomb which detonated, took place as the UPDF advanced towards Baidoa.
HRW: Kenyan Police Abusing Ethnic Somalis
-
VOA
10/25/2012 4:29 PM EST
NAIROBI — Human Rights Watch (HRW) says Kenyan security officers have subjected dozens of ethnic Somalis to beatings and other abuses. The alleged abuses were in apparent response to grenade and gun attacks carried out by militants with suspected links to the Somali armed group al-Shabab, against police in northeastern Kenya.
The rise and fall of al-Shabab
-
MN Daily
10/25/2012 4:27 PM EST
Minneapolis played a role in the decline of an international terrorist group.
Meet Hands Off Somalia activist Shukri Sultan
-
News Internationalist
10/25/2012 4:25 PM EST
This interview is part of a series of profiles celebrating October’s special youth-focused New Internationalist magazine. Read articles or buy a copy here.
Kenya to open six more embassies in new economic diplomacy drive
-
Daily Nation
10/25/2012 2:07 AM EST
Kenya is planning to open embassies in at least six Africa countries in an effort to deepen economic diplomacy on continent.
Court testimony shows evidence of Somali travelers
-
AP
10/25/2012 2:03 AM EST
Testimony in a federal court hearing has confirmed at least two more men traveled from Minnesota to East Africa this summer.
Number of murdered Somali reporters grows to 16
-
AP
10/25/2012 2:03 AM EST
MOGADISHU, Somalia (AP) — The list of murdered Somali journalists keeps growing longer, and no one seems able to stop it.
UPDF overruns Al-shabaab hideout
-
New Vision
10/25/2012 2:00 AM EST
The Uganda contingent of the African Union forces in Somalia has raided an al-Shabaab hideout in the thickets of Albao, 20km north-west of Mogadishu, seizing several military hardware and items used for terrorism attacks.
Memoir of an Al Qaeda Figure May Be Cited in Plea for Leniency
-
New York Times
10/25/2012 1:58 AM EST
He was one of Al Qaeda’s most elusive operatives, a master of disguise who helped to orchestrate the deadly 1998 bombings of two American embassies in East Africa. He then stayed on the run for more than a dozen years until he was finally killed in 2011 in a late-night shootout at a security checkpoint in Somalia.
Children's life in the streets of Mogadishu
-
Press TV
10/25/2012 1:50 AM EST
Ranked among the world’s failed states, Somalia has been marred by internal fighting since 1991 following the collapse of its central administration.
U.S. visitor questions treatment by CBSA, police DART team
-
Ottawa Citizen
10/25/2012 1:47 AM EST
A Somali-American who often visits family in Ottawa believes he is the victim of racial profiling by Ottawa police and unjust confinement by the Canada Border Services Agency.
Elite Indian commandos to guard merchant vessels
-
Khabar Southeast Asia
10/25/2012 1:45 AM EST
India has decided to deploy special armed squad onboard merchant ships to protect them from Somali pirates.
Assailant in Somali club stabbing sentenced to 18 years behind bars
-
Portland Daily Sun
10/25/2012 1:39 AM EST
Abdi Awad was sentenced Wednesday to 18 years in prison, so the assailant in a Somali club stabbing in Portland may not walk the streets again until he is 45 years old.
Where have Somalia's pirates gone?
-
Telegraph
10/25/2012 1:31 AM EST
The last time I was in Somalia, I marvelled at the sight of three cargo ships sailing with brazen confidence along the Indian Ocean coast near Mogadishu. Were they not risking capture by pirates? Well, the latest figures confirm that Somalia’s pirates are in retreat. According to the International Maritime Bureau, the number of attacks has fallen by two thirds since last year. There was only one attempted hijacking in the third quarter of 2012. In the first nine months of this year, 70 incidents of piracy took place, compared with 199 in the same period of 2011.
Grieving widow stalls Ethiopia's smooth transition
-
Daily Maverick
10/25/2012 1:29 AM EST
Meles Zenawi’s widow become quite fond of the prime minister’s official residence during the 21 years she spent there. But she’s not the first lady any more, and Ethiopia’s new leader and his family are waiting to move in. Only one problem: the widow won’t budge.
Dutch Warship Destroys Pirate ‘Mother Ship’
-
ABC News
10/25/2012 1:27 AM EST
(NEW YORK) -- Somali pirates may not be as active as they once were in the waters off of east Africa, but they still pose a significant danger to anyone who crosses their path. As a group of alleged pirates learned Wednesday, however, AK-47s are no match for the power of a NATO warship.
Keeping Somalia in his heart and on the page
-
MN Daily
10/25/2012 1:25 AM EST
University of Minnesota professor and author Nuruddin Farah chronicles the turmoil surrounding Somalia’s long civil war in his latest novel, “Crossbones.”
Judge calls Minn. terror defendant who recently worked at a school a 'danger' to the community
-
AP
10/25/2012 1:19 AM EST
MINNEAPOLIS – A Minnesota man who has been accused of using his knowledge of the Quran to persuade young men to leave the state in 2007 and fight with terror group al-Shabab in Somalia has been working in a position of authority at an Islamic school, authorities said Wednesday.