Hiiraan Online
Friday, May 24, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Jimco, Oct 19, 2012
Ciidamada Nabadsugidda Dowladda Somalia oo Xoriyadiisa dib ugu soo celiyay Wariye Khadar Maxamuud Xareed
Jimco, Oktoobar 19, 2012 (HOL) — Ciidamada Nabadsugidda dowladda Soomaaliya ayaa xalay fiidkii xoriyadiisa dib ugu soo celiyay wariye Khadar Max’uud Xareed oo mudo sedex maalmood ah u xirnaa.
Wariyahan oo ka howlgeli jiray idaacadda Radio Goobjoog islamarkaasina hore uga soo shaqeeyay magaalada Kismaayo ayay ciidamadu ku eedeeyeen in uu xiriir la leeyahay Al-shabaab, haseyeeshee baaritaan dheer kadib ayay ciidamada nabadsugiddu sheegeen in wariye Khadar uusan lug ku lahayn falalka looga shakiyay.
Wariye Khadar Max’uud Xareed oo aan qadka Teleefonka kula xiriirnay ayaa inoo sheegay in lasoo daayay Xalay Fiidkii, wuxuuna intaa ku daray in uu aad ugu faraxsanyahay in uu dib u helo xoriyadiisa.
“Mudo Sedex maalmood ayaan xirnaa, ka sokow xoriyada layga qaaday iyo maxbuusnimada ma jirin wax kale oo dhibaato ah oo la I gaarsiiyay mudadii aan xirnaa,” ayuu wariye Khadar Hadalkiisii raaciyay.
Soo deysmada Wariye Khadar ayaa waxa si diiran usoo dhaweeyay Ehelladiisa iyo qaar kamid ah suxufiiyiinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan Caalamka daafihiisa.
Xasan Nuur, Hiiraan Online
hnur@hiiraan.com
Kismaayo, Soomaaliya
Post your comments
Shirkada Xawaladda Jubba Express oo deeq lacageed gaarsiisya qoysas ku dhibaateysan magaalada Baladweyne
10/19/2012 10:26 AM EST
Jimco, Oktoobar, 19, 2012 (HOL) - Shirkada Xawaalada Jubba Express ayaa maanta gaarsiiyay deeq lacageed qoysas dhibaateysan oo isugu jiray kuuwii ay saameynta ku yeelatay fatahaadii dhawaan ku dhuftay magaalada Baladweyne iyo qoysas ay la soo darseen daruufo kale oo dhinaca nolasha ah.
Xiriirka Soomaaliyeed ee K/Cagta oo ka codsaday Ciidamada AMISOM inay ka Guuraan Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho (SAWIRRO)
10/19/2012 4:23 AM EST
Jimco, Oktoobar 19, 2012 (HOL) — Xiriirka Sooamaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa weydiisatay ciidamada AMISOM inay ka guuraan garoonka kubadda cagta Muqdisho (Stadium Muqdisho) si loogu qabto ciyaaraha kubadda cagta ah.
Dabley hubeysan oo xalay ku Toogatay Bartamaha Magaalada Kismaayo Nabaddoon si weyn looga yaqaanay degmadaas
10/19/2012 4:06 AM EST
Jimco, Oktoobar 19, 2012 (HOL) — Kooxo dabley ah ayaa xalay ku toogtay gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose nabaddoon si weyn looga yaqaan degmadaas oo lagu magacaabi jiray, Xasan Sheekh kaddib markii ay kooxdu ku weerartay afaafka hore ee gurigiisa.
Maxkamad ku taalla Gobolka Minnesota ee Waddanka Mareykanka oo nin Soomaali ah ku heshay inuu caawin jiray Al-shabaab
10/19/2012 4:03 AM EST
Jimco, Oktoobar 19, 2012 (HOL) — Maxkamad ku taalla gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa ayaa dambiyo ku saabsan inuu taageero u fidiyay Al-shabaab ku heshay nin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo, Maxamuud Siciid Cumar, kaddib dacwad toban maalmood socotay.
Ciidamada Badda Puntland oo gacanta ku dhigay hub badan oo laga dejiyay Xeebta Degmada Qandala ee Gobolka Bari [SAWIRRO]
10/19/2012 3:51 AM EST
Jimco, Oktoobar 19, 2012 (HOL) - Ciidamada badda Puntland ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen meel u dhow degmada Qandala ee gobolka Bari, kusoo qabtay hub sharci daro ah oo laga soo dejiyey meel xeeb ah oo degmadaas wax yar ka durugsan.
Somali News
LIVESTREAM: One Young World Summit 2012: Pittsburgh
-
One Young World
10/19/2012 2:25 PM EST
Livestream of the 2012 One Young World Youth Summit being held in Pittsburgh, PA
Puntland seizes arms boat destined for Somali militants
-
Reuters
10/19/2012 2:09 PM EST
BOSASSO Somalia Oct 19 (Reuters) - Somalia's semi-autonomous region of Puntland has captured a boat coming from Yemen that was carrying heavy weapons destined for the al Qaeda-linked al Shabaab rebels, officials said on Friday.
Panetta: New Africa Command leader to be nominated
-
AP
10/19/2012 2:06 PM EST
being nominated by President Barack Obama to lead the military's Africa command, Defense Secretary Leon Panetta said Thursday, amid growing U.S. worries about terrorism and unrest in that region.
F.A.O. seeks to end continuing food crisis in Somalia
-
Xinhua
10/19/2012 2:05 PM EST
NAIROBI (Xinhua) -- The UN Food and Agriculture Organization (FAO) and Somalia newly elected President Hassan Sheikh Mohamud have vowed to work together to prioritize reviving Somalia’s agricultural glory waned by 20 years of war as the new leadership
First female Somali licensed drug counselor relishes new role
-
Pioneer Press
10/19/2012 2:03 PM EST
Farhia Budul is not Somali; She's American-Somali. She sports a hijab and a Twins baseball cap, and she's the first female Somali licensed alcohol and drug counselor in the state.
Kenya charges lawmaker who backs coastal secessionists
-
Reuters
10/19/2012 2:00 PM EST
MOMBASA, Kenya Oct 18 (Reuters) - A Kenyan lawmaker and prominent Muslim preacher appeared in court on Thursday accused of inciting violence, days after he said he would be willing to fund a group campaigning for independence for the country's coastal region.
Fleeing Conflict, Somali Refugees Strain Ethiopia
-
VOA
10/19/2012 1:58 PM EST
GENEVA — The United Nations refugee agency (UNHCR) reports the Dollo Ado complex in southeastern Ethiopia cannot keep pace with the continued influx of new refugees from Somalia.
Somalis convicted in German piracy trial
-
AFP
10/19/2012 1:49 PM EST
HAMBURG, Germany (AFP)— A German court on Friday sentenced 10 Somalis to between two and seven years in prison for hijacking a German-flagged ship off the Horn of Africa in Germany's first piracy trial in four centuries.
Promoting sustainable inorganic fertilizer use
-
IRIN
10/19/2012 4:24 AM EST
NAIROBI, 18 October 2012 (IRIN) - There is growing need to promote inorganic fertilizer use among smallholders to improve food production and food security, especially among the world’s poorest populations, but its use must be sustainable, experts say.
Minn. trial opens window on Somalia terror group
-
AP
10/19/2012 3:24 AM EST
MINNEAPOLIS (AP) - The trial of a Minneapolis man convicted in a conspiracy to send young men from Minnesota to the terrorist group al-Shabab in Somalia has provided the most detailed look yet into what has been called one of the largest investigations into the recruitment of U.S. fighters to a foreign terrorist organization.
Listening Post - Somalia's war on journalism
-
AlJazeera
10/19/2012 3:09 AM EST
On Listening Post this week: The deadly attacks on Somali journalists. Exploring the media landscape in a country where going to work has become a life-and-death decision for reporters