Hiiraan Online
Wednesday, May 22, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Arbaco, Oct 10, 2012
Laba masuul oo hore loogu xukumay Lunsi Hanti dadweyne oo maanta maxkamadda rafcaanku xoriyadoodii dib ugu soo celisay
Arbaco, Oktoobar 10, 2012 (HOL) — Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Hargeysa, ayaa maanta xoriyadoodii dib ugu soo celisay laba masuul oo muddo billo ah ugu xidhnaa arrimo musuqmaasuq.
Labadan masuul oo kala ah gudoomiyihii hore ee gobolka Hargeysa, Axmed Cumar X. Cabdilaahi (Xamarji), iyo agaasimihii hore ee wasaaradda Dib u dajinta Axmed Cilmi Bare, oo bishii March ee sanadkan xabsiga loo taxaabay, ayaa lagu eedeeyey musuqmaasuq raashin mucaawimo ah oo dadka danyarta ah loo qaybinayey, waxaanay maxkamadda gobolka Hargeysa ku xukuntay xadhig saddex sanno ah, haseyeeshee labadan masuul waxay xadhigaasi ka qaateen racfaan, waxaanay maxkamada racfaanku soo saartay maanta go’aan burinaya xukunkii hore, kaas oo sheegtay in aanay wax dambi ah galin, sidaasna dib ugu soo celisay xoriyadoodii.
Labadan masuul, ayaa go’aanka maanta ku tilmaamay mid cadaaladda ah, isla markana maxkamadu u cadaysay in aanay Wax dambi ah galin.
Maxkamada gobolka Hargeysa ayaa ku eedeeysay musuqmaasuq hanti dadweyne, iyadoo u cuskatay dayacaad masuuliyadeed, taas oo keentay lunsi raashin mucaawimo ah, haseyeeshee sideed bilood ka dib ayey heleen xoriyadoodii.
Barkhad-Ladiif M. Cumar, Hiiraan Online
barkhadladiif@hiiraan.com
Hargeysa, Somaliland
Post your comments
Sanduuqa Samafalka ee Ugaas Khaliif oo lagu aas aasay Magaalada Nairobi
10/10/2012 10:46 AM EST
Talaado, Oktoobar 08, 2012 (HOL) — Sanduuqa Samafalka ee Ugaas Khaliif waxaa dhawaan lagu aasaasay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya.
Kenya oo sheegtay in Ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya ay joogayaan halkaas inta uu socdo Howgalka Ciidamada AMISOM
10/10/2012 8:59 AM EST
Arbaco, Oktoobar 10, 2012 (HOL) — Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in xilliga howgalkooda Soomaaliya uu ku xiran yahay midka AMISOM oo ay qayb ka yihiin, waxayna sheegeen in haddii howgalka ciidamada Midowga Afrika la kordhiyo ay sii joogi doonaan Soomaaliya.
Booliiska Kenya oo Bartamaha Magaalada Nairobi ku toogtay Afar qof oo ka mid ahaa kooxo burcad ah oo doonayay inay dhac geystaan
10/10/2012 8:09 AM EST
Arbaco, Oktoobar 10, 2012 (HOL) — Afartan qof ayaa la sheegay inay doonayeen inay dhac geystaan u geysteen goob shidaalka lagu iibiyo iyo bankiga dhexe ee dalka Kenya, iyadoo booliisku ay ka warheleen dabadeedna toogteen, iyadoo dhowr kale oo burcad ahna ay baxsadeen.
Ardayda Jaamacadda Hiiraan University oo Gurmad Caafimaad u Sameysay Dadkii ku Barakacay Fatahaadihii Baladweyne
10/10/2012 7:51 AM EST
Arbaco, Oktoobar 10, 2012 (HOL) — Iyadoo wali ay jirto gurmadka loo fidinayo dadkii dhawaan ku barakacay fatahaadii ku dhuftay magaalada Baladweyne, ayaa markii ugu horeysay waxaa gurmad caafimaad u sameeyay ardeyda Jaamacada Hiiraan University gaar ahaan qeybta kuliyada caafimaadka.
Shirkii Qiimeynta ahaa ee Golaha Wasiirrada Somaliland u socday oo laga soo saaray 12-qodob oo Xukuumaddu wax ka qabanayso
10/10/2012 7:50 AM EST
Arbaco, Oktoobar 10, 2012 (HOL) — shirkii saddexda cisho u socday golaha Wasiiradda Somaliland ee lagu qiimaynayey waxqabadkii mudadii labadda sanno ee uu taladda dalka hogaaminayey madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la soo gabogabeeyey, lagana soo saaray 12 qodob oo loo baahan yahay in wax laga qabto.
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulammo la kala yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Uganda iyo Madaxweynaha dalkaas
10/10/2012 7:20 AM EST
Arbaco, Oktoobar 10, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay kulan kula yeeshay magaalada Kambaala ee xarunta Uganda oo uu safar ku joogo jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool ayaa ka dalbaday inay kaalin muhiim ah ka qaataan dib u dhiska dalka.
Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo sameeyay howgallo Boqolaal qof iyo hub lagu soo qabqabtay iyo askari dilay Haweeney
10/10/2012 6:58 AM EST
Arbaco, Oktoobar 10, 2012 (HOL) — Ciidamada booliiska iyo kuwa nabad-sugidda dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo ay maanta ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Hodan ee gobolka Banaadir waxay kusoo qabqabteen boqolaal qof iyo hub u badan bambooyinka gacanta laga tuuro.
Guddoomiyaha Gobolka Bari oo shil gaari ku dhaawacmay iyo ilaaladiisa qaar ka mid ah oo ku geeriyooday shilkaas
10/10/2012 3:31 AM EST
Arbaco, Oktoobar 10, 2012 (HOL) — Shil gaari oo saacado kahor ka dhacay deegaanka Meer-meerka oo qiyaastii 50km magaalada Boosaaso koonfurta kaga beegan, ayaa waxaa ku dhaawacmay gudoomiyihii gobolka Bari Cabdisamed Maxamed Galan.
Ciidamadda Somaliland oo Habeenkii Salaasada Gudaha u galay guri ay dad shacab ah deggenaayeen oo ku yaalla Hargeysa
10/10/2012 3:25 AM EST
Arbaco, Oktoobar 10, 2012 (HOL) — Ciidamada la dagaalanka Arrgagixisadda (RRU&SPU) ayaa habeenkii salaasada saqdii dhexe gudaha u galay guri ku yaalla xaafadda Goljano ee magaaladda Hargeysa.
Kulan lagu waday inuu Ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya khudbad ugu jeediyo Xildhibaannada Baarlamaanka oo dib u dhacay
10/10/2012 3:24 AM EST
Arbaco, Oktoobar 10, 2012 (HOL) — Kulan uu ra'iisul wasaaraha cusub ee Somalia, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ugu soo bandhigi lahaa xildhibaannada baarlamaanka wax-qabadkiisa inta la ansixin ka hor oo maanta dhici lahaa ayaa dib u dhacay, iyadoo dib u dhacan lagu sheegay mid farsamo.
Qarax sababay khasaare nafeed oo kala duwan oo ka dhacay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose
10/10/2012 3:23 AM EST
Arbaco, Oktoobar 10, 2012 (HOL) — Qarax la aaminsanyahay in uu yahay nooca yahay miinooyinka remoteka laga hago ayaa shalay ka dhacay xaafadda Calanleey ee bartamaha magaalada Kismaayo, iyadoona uu qaraxaasi sababay khasaarooyin soo gaaray dad rayid ah.
Somali News
Somalia From the U-17 Team Disqualified
-
CAF
10/10/2012 8:09 PM EST
The Confederation of African Football (CAF) said the Somalia FA did not respect the decision of CAF Executive Committee indicating that all the players participating in the U-17 Championship must undergo the age eligibility check by the MRI apparatus (Magnetic Resonance Imaging)
Kenyan troops could stay longer in Somalia
-
Sabahi
10/10/2012 6:57 PM EST
The mandate of the Kenya Defence Forces (KDF) in Somalia, which expires on October 31st, will likely be extended pending an assessment of security conditions, head of the KDF General Julius Karangi said Tuesday (October 9th).
Jihadists remain Australia's greatest threat: ASIO
-
Radio Australia
10/10/2012 6:56 PM EST
Australia's domestic spy agency ASIO says violent jihadist ideology still poses the greatest threat to Australia.
FBI searching for fugitives in drug, money scheme
-
AP
10/10/2012 6:55 PM EST
LOUISVILLE, Ky. (AP) — The FBI is searching for two African men charged with illegally distributing prescription drugs and cashing more than $6 million in checks from a storefront in south Louisville where agents found the stimulant khat.
MSF Restates Its Anger and Shock Over Abduction of Aid Workers One Year Ago in Dadaab
-
MSF
10/10/2012 6:54 PM EST
The medical humanitarian organization Doctors Without Borders/Médecins Sans Frontières (MSF) continues to fully support the families of Blanca Thiebaut and Montserrat Serra, two MSF employees who were abducted from Kenya’s Dadaab refugee camp while working to help Somali refugees in need. MSF once again states its anger and shock over this act of violence and demands their immediate release.
Abdifatah Yusuf Isse, Somali from Seattle, Testifies in Trial of Accused Terrorist Supporter
-
The Daily Weekly
10/10/2012 12:50 PM EST
A few years back, we wrote about Roosevelt High School graduate Abdifatah Yusuf Isse, a Somali immigrant who had moved to Minneapolis and gotten involved with a group of young men returning to their homeland to support the terrorist organization al-Shabaab. The case raised fears of a network of homegrown terrorists, including possibly in Seattle, home to one of the country's largest Somali communities. *See also: A Mystery of Violence
Seven suspected of recruiting militants arrested in Belgium
-
Reuters
10/10/2012 10:56 AM EST
BRUSSELS (Reuters) - Belgian authorities arrested seven people on Wednesday suspected of recruiting young Muslims in Brussels to join Islamic militants fighting in Africa, federal prosecutors said.
Somalia: 60,000 flood and conflict victims in Beletweyn receive aid
-
ICRC
10/10/2012 6:28 AM EST
GENEVA, Switzerland, October 10, 2012/African Press Organization (APO)/ -- Around 60,000 people affected by conflict and flooding in Beletweyn-Hiiraan, central Somalia, are receiving emergency food rations. They include 39,000 to whom the International Committee of the Red Cross (ICRC) and the Somali Red Crescent distributed essential shelter and survival items during the first week of October after they had to leave their homes because of flooding.
KDF mandate in Somalia nearing its end
-
Standard
10/10/2012 1:46 AM EST
The Kenya Defence Forces’ (KDF) mandate to enforce peace in Somalia ends on October 31 but its future functions in that country will be determined by the current political road map of the new Somali Government.
United Nations delegation visits Beledweyne to assess flood damage
-
Sabahi
10/10/2012 1:21 AM EST
A delegation of United Nations officials visited the Somali town of Beledweyne on Monday (October 8th) to assess the extent of damage from recent floods and the subsequent humanitarian needs, UN-funded Radio Bar-Kulan reported.
Release Somali captives, pirates reiterate
-
IBN Live
10/10/2012 1:16 AM EST
It seems that there is no respite to the worries of the Indian mariners held hostage by the Somali pirates.
Can 2012 offer a happy ending for Somalia?
-
Channel 4 News
10/10/2012 1:13 AM EST
Think of Somalia as a child ruled by irresponsible parents, with the UN as its social services. Jamal Osman asks if the strife-torn country can convince investors it is now ready to look after itself.