Hiiraan Online
Tuesday, June 18, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Cheap Calls
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Axad, July 29, 2012
Hay'adda Culummada Soomaaliyeed oo sheegay in Qodobbo ka mid ah Dastuurka ay ka Horimaanayaan Diinta Islaamka
Axad, July 29, 2012 (HOL) — Warsaxafadeed ay hay'adda culummada Soomaaliyeed kasoo saartay Muqdisho maanta oo Axad ah ayay ku sheegtay in dastuurka ay ku jiraan qodobbo ka horimaanaya diinta Islaamka, iyadoo codsatay in lagu asmeeyo isbedel ka hor inta aan la ansixin.
Guddoomiyaha hay'adda culummada Soomaaliyeed, Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo wariyeyaasha la hadlay ayaa sheegay in ergada u fadhida ansixinta dastuurka ay qodobbadaas ku sameeyaan isbedel.
"Waxaan codsanaynaa in la saxo qodobbada sida tooska ah uga horimaanaya diinta Islaamka sida: qabashada dumarka dhammaan jagooyinka, gudniinka gabdhaha oo aan fircooniga ahayn oo la cambaareeyay lana reebay, ergayga caruur oo lagu qeexay wixii ka yar 18-ka sano, xorriyadda diinta oo aan xadkeedii la caddeyn, loona baahan yahay in lasoo celiyo faqraddii ahayd qofka muslimka ah kama bixi karo diintiisa," ayuu yiri Sheekh Bashiir oo warsaxaafadeedkii ay soo saareen akhrinayay.
Hay'adda culummada oo saaxiib weyn la ahayd dowladda KMG ah kuna baaqi jirtay in la taageero xilliyadii ay dagaalladu ka socdeen Muqdisho ayaa waxay haatan u muuqataa in fikirkeedu isbedelay, waxayna howlaha socda ku tilmaameen kuwo aan loo baahnayn.
"Shareeco Islaam oo lagu dhaqmo ayaan sugaynay ee maxay tahay waxa lala cararayo ee mooryaannimada ah... waa arrin runtii aad looga xun yahay, sida ku qoran baaqa ergada waxaan xusuusin lahayn mas'uuliyadda taariikhiga ah inay ilaahay kaga baqaan, gaar ahaan waxa kasoo horjeeda diinta islaamka iyo danta Qaranka Soomaaliyeed," ayuu yiri Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ah afhayeenka hay'adda culummada Soomaaliyeed oo isaguna goobta ka hadlay.
Ugu dambeyn, hay'addu waxay ka dalbatay beesha calaamka inay fuliso laba qodob oo kala ah inay shacabka Soomaaliyeed xaq u leeyihiin inay aayahooda ka tashadaan si la mid ah sida bulshadooda kale ee caalamka iyo inaan deggenaashaha dalka lagu gaari karin afduub iyo amar ku taagleyn.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Dab xoog leh oo ka kacay xerada qaxootiga ee Dhagaxley
7/29/2012 3:39 PM EST
Axad, July 29, 2012 (HOL) - Dab baabi'iyay gabi ahaanba suuqii ugu waynaa ee xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa galabta maqribkii halkaas ka bilowday.
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Maanta kula kulmay Degmada Matabaan Odayaal iyo Waxgarad kasoo Jeeda Degmadaas
7/29/2012 9:38 AM EST
Axad, July 29, 2012 (HOL) — Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Cabdifitaax Xasan Afrax iyo xubno ka tirsan maamulka ayaa maanta gaaray degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.
Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo oo lagu Weeraray Madaafiic xilli ay ka duulaysay Diyaarad Rakaab
7/29/2012 8:31 AM EST
Axad, July 29, 2012 (HOL) — Kooxo hubeysan ayaa maanta lidka diyaaradaha iyo madaafiic ku weeraray garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo oo ku yaalla dhinaca waqooyi-bari oo ay ka taliso maamulka Puntland, inkastoo aan la sheegin khasaare ay rasaastaasi geysatay.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Irland oo Muqdisho booqday lana kulmay Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wasiirradiisa
7/29/2012 7:50 AM EST
Axad, July 29, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha DKMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali ayaa maanta kulan kula yeeshay Muqdisho ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka Ireland ahna wasiirka arrimaha dibadda iyo ganacsiga ee dalka Irland iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku yimid Muqdisho.
Dagaal xooggan oo Ciidamada DKMG, Kenya iyo Al-shabaab ku dhexmaray Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose
7/29/2012 7:06 AM EST
Axad, July 29, 2012 (HOL) — Dagaal aad u xooggan ayaa xalay ka dhacay degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose, iyadoona dagaalkaasi uu u dhexeeyay ciidamada dowladda KMG oo garab ka helaya kuwa Kenya iyo Xarakada Al-shabaab.
Hay'adda Caafimaadka Adduunka oo sheegtay in Cudurka Ebola uu ka dilaacay dalka Uganda kuna dilay 14-qof
7/29/2012 3:40 AM EST
Axad, July 29, 2012 (HOL) — Hay'adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa salay oo Sabti ahayd sheegtay in cudurka halista ah ee Ebola uu k dillaacay dalka Uganda, uuna dilay 14-qof, tiro kale oo dad ahna ay isbitaallada u jiifaan.
Afhayeenka howgallada ee Xarakada Al-shabaab oo sheegay inay toogasho ku dileen laba ka tirsan ciidamada AMISOM
7/29/2012 3:21 AM EST
Axad, July 29, 2012 (HOL) — Afhayeenka howgallada ee Xarakada Al-shabaab, Sheekh C/casiis Abu-Muscab ayaa sheegay inay ciidamadooda sida gaarka ah u tababaran toogasho ku dileen laba ka tirsan ciidamada AMISOM oo ku sugnaa garoonka diyaaradaha ee degmada Dayniile.
Dagaal culus oo ciidamada Dowladda KMG, kuwa Itoobiya iyo Xarakada Al-shabaab ku dhexmaray Gobolka Gedo
7/29/2012 2:59 AM EST
Axad, July 29, 2012 (HOL) — Ugu yaraan 10-qof oo dhinacyadii dagaalamay ka tirsan ayaa ku dhintay dagaal culus oo xalay duleedka deegaanka Yurkud ee gobolka Gedo ku dhexmaray ciidamada DKMG ah, kuwa Itoobiya iyo xoogagga Al-shabaab.
Somali News
Gilmore visits war-torn Somalia
-
Irish Times
7/29/2012 4:47 PM EST
Tánaiste Eamon Gilmore has visited war-torn Somalia to announce €3 million in life-saving aid.
UMI trains Somali’s civil servants
-
The Observer
7/29/2012 4:32 PM EST
At least 20 Somali civil servants have undergone training at the Uganda Management Institute on how to run public institutions.
Somalis debate constitution draft
-
AP
7/29/2012 12:19 PM EST
MOGADISHU, Somalia — Somali leaders are debating a new constitution that protects the right to have an abortion to save the life of the mother, and an international law group says the draft guarantees more fundamental rights than the U.S. Constitution.
General accuses Saudi and Yemeni sheikhs of funding pirates in Somalia
-
Examiner
7/29/2012 12:08 PM EST
FAS news is reporting that the Commander of the IRGC Special Naval Force Unit General Mohammad Nazzeri, the point man in charge of Iran’s fight against pirates, has recently accused certain Gulf member nations of supporting pirates in Somalia!
Can a US-backed gathering of Somali clan elders really rescue the failed state?
-
GlobalPost
7/29/2012 12:03 PM EST
LEWIS CENTER, Ohio — This month, the Somali clan elders are convening in Mogadishu for a United Nations-sponsored peace and reconciliation effort to craft a “road map.” Their daunting task: selecting delegates that will try to ratify a new constitution, elect parliament, and form a new government, at the end of the “transition” in mid-August.
Muslims told to reject new terrorism bill
-
KBC
7/29/2012 5:03 AM EST
The proposed Anti-Terrorism Bill is already attracting opposition from the Muslim community in Kenya. Supreme Council of Kenya Muslims (SUPKEM) national chairman Abdulghafur El-Busaidy says the passage of the bill would have detrimental repercussions to the community and should be rejected at all cost.
Border fighting leaves 18 dead, thousands displaced
-
Capital FM
7/29/2012 4:54 AM EST
Fierce fighting around the Kenyan border to Ethiopia and its environs since Thursday has left 18 people dead, six injured and loss of property with reports of massive displacements of populations according to a Kenya Red Cross Society (KRCS) assessment.
US couple denied wedding because they were black
-
AFP
7/29/2012 4:51 AM EST
A Mississippi couple got the shock of their lives when the pastor at the church they attended told them the wedding they planned could not be held there because they are black, ABC television reported Saturday.
Arab American youth give back to the needy this Ramadan
-
AAN
7/29/2012 4:42 AM EST
The Lebanese American Heritage Club Young Leaders Committee (LAHC-YLC) is giving back to the needy this Ramadan through its campaign, "We The People, Feed The People."
Pierre nursing student's path began in Kenya
-
AP
7/29/2012 4:38 AM EST
About a decade ago, Rebecca Ekidor was working in a hospital in Kenya. She'd already developed an interest in medicine, and she'd excelled in school. But while she was treating refugees from Somalia, Ethiopia, Sudan and the Democratic Republic of the Congo, her studies suddenly simmered with greater urgency.
Thank you Malaysia, you're a friend indeed
-
New Straits Times
7/29/2012 4:29 AM EST
SHAFIE and Yassir are two young men who survived the civil war in Somalia and are now actively helping to rebuild their country. It takes more than two lads to rebuild the country torn apart by mistrust and suspicion, resulting in endless bloodshed and enmity.
No S. Korean ships subjected to piracy since May last year: gov't
-
Yonhap News
7/29/2012 4:24 AM EST
No South Korean ships have been targets of piracy since early last year as the country and allies enhance anti-piracy activity off Somalia, the South Korean government said Sunday.
U.S. is the driving force behind the fighting in Somalia
-
LA Times
7/29/2012 4:22 AM EST
Washington has been quietly equipping and training thousands of African soldiers to wage a widening proxy war against the Shabab, the Al Qaeda ally that has sparked alarm as foreign militants join its ranks.
Somali migrants stranded in Mediterranean'rescued'
-
The Standard Digital
7/29/2012 4:18 AM EST
About 90 Somali migrants stranded on a boat in the Mediterranean Sea for more than four days have been rescued, an Italian news agency and relatives say.
President Obama declares situation in Somalia a "national security threat"
-
Examiner
7/29/2012 4:10 AM EST
President Obama sent a letter, dated 20, 2012 to Congress declaring the situation in Somalia poses "an unusual and extraordinary national security threat to the United States."