Hiiraan Online
Friday, May 24, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Khamiis, July 12, 2012
Xisbiga UCID iyo garabkii ka go'ay Xisbiga UDUB oo Heshiis kala saxiixday, Musharax Madaxweyne u doortay Siyaasi ku Cusub Xisbigaasi
Khamiis, July 12, 2012 (HOL) — Garab ka soo go’ay xisbiga UDUB ayaa maanta ku biiray xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ka dib marii khilaaf ba’an soo kala dhexgallay xisbiga UDUB, taas oo ku keentay inuu laba kooxood u kala jabo.
Munasibad aad u balaadhan oo lagu kala seexanayey heshiishka labadda dhinac ayaa maanta lagu qabtay Hotel Ambassador ee magaaladda Hargeysa, waxaana Garabkan cusub ee ka soo baxday xisbiga UDUB hogaaminaya siyaasiga da’dayar ee Jamaal Cali Xuseen, waxaana garabkan iyo xisbiga UCID kala sexeexdeen heshiish, ah in golaha dhexe ee xisbiga UCID si siman u qaybsaman labadda dhinac, in musharaxa madaxweyneha ee xisbiga UCID uu noqdo Jamaal Cali Xuseen, in guddoomiyaha xisbiga UCID uu ahaa Eng: Faysal Cali Waraabe, in shirweyne gole dhexe oo aan caadi ahayn la qabto, in gudoomiyeyaasha laamaha iyo garabyada uu xisbigu ka kooban yahay ay si siman u qaybsadaan, in musharaxa madaxweyne ku xigeenka ay labadda dhinac ka wada tashadan ciddii noqon lahayd iyo in gudoomiye ku xigeenka 3aad ee xisbiga uu noqdo garabka Jamaal Cali Xuseen.
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa soo dhoweeyey ku soo biiritaanka Jamaal Cali Xuseen iyo garabkiisa, waxaanu sheegay in xisbiga la dardar galin doono, isla markaana dhiig cusub lagu shubi doono maadaama oo uu muddo badan soo hogaaminayey, xisbiguna u baahday dhalinyaro cusub oo hogaanka u qabata.
Sidoo kale, waxa isna halkaasi ka hadlay musharaxa madaxweyne u noqon doono xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo sheegay markii xisbigoodii uu muran ka bixi waayey uu door biday inuu xisbiga UCID usoo wareego, isla markaana aqoontiisa iyio kartidiisa ku soo biiriyo xisbigan UCID oo uu sheegay inuu u arko xisbi mar walba u taagan badbaadinta Somaliland, markasta oo khilaaf soo kala dhexgalo siyaasadda hormood ka noqdo inuu tanaasulo, sidaa darteed uu isna ka soo tanaasulay xisbigii UDUB ee uu ka mid ahaa ka dib markii uu khilaaf ka soo bixi waayey xisbigu.
Jamaal Cali Xuseen ayaa hore xisbiga UDUB isku soo taagay musharax madaxweyne, taasina waxay keentay in xisbiga la isku qabto laba garabna u kala jabo, isla markaana maxkamadda la isla galo, iyadoo maxkamadda dastuuriga ahina u xukuntay gudoomiyaha xisbiga UDUB Daahir Rayaale Kaahin, taasina ay keentay in hamigiisii uu ku doonayey inuu musharasx madaxweyne noqdo uu socon waayey, balse heshiishkan cusub ee xisbiga UCID loogu ogolaaday inuu musharax madaxweyne ka noqdo la siiyey.
Sidoo kale, xafladan lagu soo dhoweynayey musharaxan xisbiga UCID ayaa waxa ka soo qaybgalay siyaasiyiin magac ku leh Somaliland, madax dhaqameedyo ka kala yimid gobolada Somaliland, dadweyne aad u badan iyo marti sharaf kale, kuwaas oo dhamaantood sheegay inay taageersan yihiin musharaxan cusub, iyagoo sheegay in xisbigii UCID noqday UCID cusub oo ay gadhwadeen ka noqon doonaan siyaasiyiin aad u da’yar.
Ku soo biiritaankani maaha mid cusub ee Siyaasiyiinta Somaliland ayaa inta badan u kala guur-guura xisbiyadda jira, iyadoo kolba ka ay dantoodda ka dhex arkaan ku soo biira, wuxuuse kani kaga duwan yahay sida loogu ogolaaday inuu musharax u noqdo siyaasi aan hore ugu jiri jirin xisbiga.
Barkhad-Ladiif M. Cumar, Hiiraan Online
barkhadladiif@hiiraan.com
Hargeysa, Somaliland
Post your comments
Diyaarado Dagaal oo Maanta duqeeyay Deegaanka Birta-dheer oo ku yaalla galbeedka Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo
7/12/2012 10:04 AM EST
Khamiis, July 12, 2012 (HOL) — Diyaarado dagaal oo la rumeysan yahay in dalka Kenya laga leeyahay ayaa maanta duqeeyay deegaanka Birta-dheer oo 18-km dhinaca galbeed kaga beegan degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo.
Ururka Ahlusunna Waljamaaca oo markii ugu horreysay Xukun Qisaas ah ku fuliyay laba nin oo lagu eedeeyay inay dilal geysteen
7/12/2012 9:52 AM EST
Khamiis, July 12, 2012 (HOL) — Ururka Ahlusunna Waljamaaca ayaa maanta xukun qisaas ah ku filyay laba nin oo la sheegay inay horay ugu dileen wiil iyo aabihiis deeaanka Xeraale ee gobolka Galguduud.
Wasiirrada DKMG Soomaaliya oo shir ay kulan ay yeesheen uga hadlay Ammaanka iyo Xulidda Ergada Ansixinaysa Dastuurka
7/12/2012 8:40 AM EST
Khamiis, July 12, 2012 (HOL) — Golaha wasiirrada xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxay uga hadleen arrimo ay ka mid yihiin ammaanka Muqdisho iyo xulidda ergada ansixinaysa dastuurka qabyada ah.
AMISOM oo Tababar socon Muddo Toddobaad uga furay Muqdisho Saraakiil Booliis ah oo ka socda dalka Sierra Leone
7/12/2012 8:05 AM EST
Khamiis, July 12, 2012 (HOL) — Booliiska AMISOM ayaa tababar soconay todobaad uga furay Muqdisho saraakiil booliis ah oo ka yimid dalka Sierra Leone, kuwaasoo la bari doono dhaqanka Soomaalida iyo shuruucda Soomaaliya.
Xukuumadda KMG oo shaacisay in shirkii lagu soo xulayay Ergada Ansixinta Dastuurka uu dib u dhac ku yimid
7/12/2012 3:54 AM EST
Khamiis, July 12, 2012 (HOL) — Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inuu dib u dhac ku yimid shir lagu soo xuli lahaa ergooyinka ansixinta dastuurka oo lagu waday in maanta uu ka furmo Muqdisho.
Afhayeenka Cusub ee Ciidamada AMISOM oo sheegay inay sii socon doonaan howgallada ka billowday Gobolka Shabeellada Hoose
7/12/2012 3:34 AM EST
Khamiis, July 12, 2012 (HOL) — Afhayeenka cusub ee Ciidamada AMISOM, Col. Cali Aadan Xaamud ayaa sheegay in howgallada ay ciidamada DKMG iyo kuwa AMISOM ku qabsadeen deegaanka Laanta-buuro uu sii socon doono.
Kooxo burcad ah oo Duleedka Magaalada Gaalkacyo ka Afduubay Samafalayaal Kenya u dhashay iyo iyo Dhakhtar Soomaaliyeed
7/12/2012 3:13 AM EST
Khamiis, July 12, 2012 (HOL) — Kooxo hubeysan ayaa duleedka degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ka afduubay laba shaqaale samafal oo Kenyan ah iyo dhakhat Soomaali ah, kuwaasoo kasoo laabtay xeryo ay ku sugnaayeen dad barakacayaal ah oo ku yaalla duleedka waqooyi ee Gaalkacyo.
Somali News
In Kenya, Dadaab refugee camp faces $25-million shortfall
-
LA Times
7/12/2012 8:01 PM EST
JOHANNESBURG, South Africa — The Dadaab refugee camp in northern Kenya is the biggest in the world, a sprawl of nearly half a million people, some of whom have lived there for about two decades.
Somali authorities say local forces pursue aid worker captors
-
Xinhua
7/12/2012 7:57 PM EST
MOGADISHU, July 12 (Xinhua) -- Authorities in northeastern Somalia's semi-autonomous state of Puntland on Thursday said local security forces were pursuing kidnappers of three foreign aid workers in Somalia, a government statement said.
Aid agencies make funds appeal
-
Daily Nation
7/12/2012 7:44 AM EST
Relief agencies working in the Dadaab refugee camp have said they might be forced to close shop in three months for lack of funding.
Another victim of Garissa church grenade attacks dies
-
Xinhua
7/12/2012 7:40 AM EST
Death toll from the July 1 twin grenade attacks in northern Kenya has risen to 18 after one victim passed on at a Nairobi hospital.
2 policemen injured in Mandera Al Shabaab ambush
-
Capital FM
7/12/2012 7:38 AM EST
Two police officers were shot and seriously wounded on Thursday morning in an attack blamed on Al Shabaab militiamen in Mandera.
‘Mama Shabab’: Former Toronto resident called den mother to young Somali militants
-
Toronto Star
7/12/2012 7:29 AM EST
A Canadian woman at the centre of Somalia’s Al Qaeda is known among the intelligence agencies that track her and the foreign militants who praise her simply as “Mama Shabab.”
Djibouti: Western bases pose manageable risk
-
Reuters
7/12/2012 2:55 AM EST
LONDON, July 11 (Reuters) - Host to the most important U.S. and French military bases in Africa, the tiny Red Sea state of Djibouti agrees it faces a risk of retaliation from the Islamist militants its Western guests hunt on forays into nearby countries.
Eng Mahboub Maalim to head IGAD for 4 more years
-
HOL
7/12/2012 2:43 AM EST
Eng Mahboub Maalim has been reappointed as the Executive Secretary of the regional organization. The council commended Maalim for his exemplary performance at the helm and awarded him by renewing his four year term for a second time. The decision was made at the 45th session of the IGAD council of Ministers in Addis Ababa on Wednesday.
British Ambassador to Somalia sends off Somali Olympic team
-
SFF
7/12/2012 2:36 AM EST
The British Ambassador to Somalia Matt Baugh on Wednesday joined the Prime minister of the transitional federal government (TFG) of Somalia Dr. Abdi Weli Mohamed Ali at Villa Somalia to wish the Somali Olympic team well on their journey to the to the London 2012 Olympic Games.
Star Exclusive: Documents found on body of Al Qaeda’s African leader detail chilling plans for kidnapping, attacks
-
Toronto Star
7/12/2012 2:25 AM EST
NAIROBI—A cache of intelligence found on the body of Al Qaeda’s African leader, and inside the bullet-ridden Toyota truck he tried to ram through a Somali government checkpoint, provides a chilling look at the global aspirations of Somalia’s al Shabab.
Two Kenyan aid workers, Somali doctor kidnapped
-
AFP
7/12/2012 2:22 AM EST
MOGADISHU — Two Kenyan aid workers and a Somali doctor were kidnapped in lawless northern Somalia on Wednesday, probably by pirates, police said.
Al Shabab defectors describe hunger and isolation with Somali terrorist group
-
AP
7/12/2012 2:16 AM EST
MOGADISHU, SOMALIA—Defections from Al Qaeda-linked militant group al Shabab are accelerating as Somali and African Union troops take new territory around the capital Mogadishu, according to officials in Somalia.
Aid agencies make Dadaab camp appeal
-
BBC
7/12/2012 2:11 AM EST
Aid agencies working in the world's largest refugee camp in Kenya say they are running out of funds, putting tens of thousands of lives at risk.
Somalian refugee's Australian success
-
True Local
7/12/2012 2:10 AM EST
AN Auburn resident was one of several Australians whose success story was under the spotlight for Refugee Week recently.
Charcoal Ban in Somalia Impacts Struggling Local Economies
-
VOA
7/12/2012 2:04 AM EST
BUR GABO, Somalia - A February United Nations resolution banned charcoal exports from Somalia, claiming the trade provides revenue to the al-Qaida-linked-al-Shabab militants and contributes to deforestation. However in parts of the lower Juba region now under the control of the Kenyan military and Ras Kamboni militia, the embargo has depressed local economies and no alternative livelihoods have emerged.
Valhalla Park residents hit out at police
-
Eye Witness News
7/12/2012 1:58 AM EST
CAPE TOWN - Some Valhalla Park residents on Wednesday lambasted police for not doing enough to stop attacks on Somali store owners in the area.