Warsaxaafadeedka kasoo baxay madaxtooyada lagu sheegay in madaxweynuhu uu wafdiga ka socda dalka Jabuuti si weyn ugu soo dhaweeyay xarunta madaxtooyada Soomaaliya oo uu kulanku ka dhacay.