Hiiraan Online
Tuesday, June 18, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Cheap Calls
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Khamiis, Dec 13, 2012
Eedeysane Qirtay inuu Dilay Guddoomiyihii Golaha Odayaasha Dhaqanka ee Gobolka Hiiraan
Khamiis, December 13, 2012 (HOL) — Mukhtaar Xassan Maxamed oo 27-bishii November ee ina dhaaftay loosoo xiray ama loo qabtay dilka guddoomiyihii gollaha odayaasha dhaqanka gobollka Hiiraan Max’ed Shiikh Xusseen Maryacade ayaa qirty in uu galay danbiga loo soo xiray oo ah in uu ahaa shaqsigii gacantiisa ku toogtay guddoomiyaha.
"Anniga ayaa toogtay, labo xabadood ayaa ku dhuftay, aqoon uma laheyn anniga shaqsiga aan dillay laakiin qof ila socday oo howsha wax ka waday ayaa kor iga tusay, sidaa ayaan ku dillay, maalmo kooban ayaan magaalada joogay, waxaana leyga soo dirray degmada Buula-burte,’’ ayuu yiri Mukhtaar Xassan Max’ed oo hadda ku jira gacanta ciidamada maamulka gobollka Hiiraan iyo kuwa AMISOM.
Shaqsigan qirtay danbiga dilka ah ayaa la soo xiray wax yar uun ka dib markii uu bartamaha magalada ku toogtay guddoomiyihiin gollaha odayaasha dhaqanka gobollka Hiiraan bishii ina dhaaftay, iyadoo wixii xiligaa ka danbeeyay lagu waday baaritaanno iyo su’aalo la ku saabsan falka loo soo qabtay.
Taliyaha qeybta baliiska magaalada Baladweyne Col Isaaq Cali C/dulle ayaa sheegay in baaritaan dheer kadib ay ogaadeen in Mukhaar uu yahay shaqsigii dilka geystay, ugu danbeytiina uu qirtay in uu danbigaas galay.
Waxaa uu sheegay Col Isaaq Cali C/dulle in mid ka mid ah taageerayaasha kooxda Al-shabaab oo ku noolaa magaalada Baladweyne uu hoy iyo gabaad intaba siiyay gacan ku dhiiglaha mudadii uu ku sugnaa magaalada Baladweyne si uu fuliyo qorshaha loo soo dirray ee ah dilka nabadoon-ka.
Lama oga talaabada xigta oo ay qaadayaa saraakiisha maamulka gobollka Hiiraan mar haddii uu qirtay Mukhtaar Xassan Max’ed in uu yahay gacan ku dhiiglihii dilka geystay.
Hiiraan Online, News Desk
Post your comments
Kulan looga hadlayay Ammaanka iyo Horumarinta Gobolka Hiiraan oo lagu
12/13/2012 8:50 AM EST
Khamiis, December 13, 2012 (HOL) — Kulan looga hadlay ammaanka iyo horumarinta gobolka Hiiraan oo uu ka qaybgalay ugaaska beesha Xawaadle, ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble ayaa maanta lagu qabtay hoteelka Ambassador ee magaalada Muqdisho.
Xuska 40 guurada Far-soomaaliga oo lagu qabanayo dalka Jabuuti
12/13/2012 8:41 AM EST
Khamiis, December 13, 2012(HOL): Xuska 40 guurada far-soomaaliga ayaa lagu qaban doonaa magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti 17ka ilaa 22ka bishan Disambar ee 2012ka. Xuskan, oo noqon doona mid ballaadhan, waxa lagu martiqaaday madaxda Soomalida ee geeska Afrika.
Afhayeenka Ururka Raaskabooni oo sheegay in Amniga Magaalada Kismaayo uu yahay mid la isku halleyn karo
12/13/2012 8:31 AM EST
Khamiis, December 13, 2012 (HOL) — Afhayeenka ururka raaskambooni, Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa sheegay in ammaanka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose uu yahay mid ka wanaagsan sidii hore, isagoo xusay in dadkii horay uga barakacay magaaladaas ay dib ugu soo laabanayaan.
Ururka RAYS oo ugu baaqay inay is casilaan ama xasaanadda laga qaaddo Guddida Doorashooyinka Somaliland
12/13/2012 8:12 AM EST
Khamiis, December 13, 2012 (HOL) — Guddomiyaha Urursiyaasadeedka Rays Mr; Xasan Maxmed Cali (Gaafaadhi), ayaa sheegay in aanu ku qanacsanayn Natiijada ay soo saareen guddida doorashooyinku, maadaama oo wax isdaba marin iyo musuqmaasuq badani uu hadheeyey, waxaanu ugu baaqay komishanka inay is casilaan mar haddii ay masuuliyadii ummadda u hayeen ka soo bixi waayeen.
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan albaabbadu u xiran yihiin la yeeshay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti
12/13/2012 7:45 AM EST
Khamiis, December 13, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Khamiis ah xarunta madaxtooyada Soomaaliya kulan albaabbadu u xiran yihiin kula qaatay, guddoomiyaha baarlamaanka dalka Jabuuti, Idiris Aarnauut Cali oo booqasho ku jooga Muqdisho.
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo soo dhameystiray Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
12/13/2012 7:10 AM EST
Khamiis, December 13, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta dhameystiray xubnaha golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya, isagoo magacaabay shan wasiir u dowle iyo 20-wasiir ku xigeen.
Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka oo sheegay inay ka go'an tahay inay isku furaan Gobollada Soomaaliya
12/13/2012 1:25 AM EST
Khamiis, December 13, 2012 (HOL) — Abaanduulaha ciidamada xoogga Soomaaliya, Jen. C/kariin Yuusuf Aadan (Dhego-badan) ayaa sheegay inay ka go'an tahay inay isku furaan dhammaan gobollada Soomaaliya, kaddib markii isaga iyo saraakiil kale ay saxaafadda kula hadleen degmada Jowhar.
Madaxweynaha Somalia oo sheegay inaysan Wadahadal la galayn Xarakada Al-shabaab inta ay Hubka wataan
12/13/2012 1:08 AM EST
Khamiis, December 13, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inaysan wax wadahadal ah la galayn Al-shabaab iyo Al-Qaacida inta ay hubka wataan, balse ciddii ka tanaasusha fikirkooda ayuu sheegay inay soo dhaweynayaan oo ay labada gacmood ku qaadayaan.
Iska-horimaad Xeebaha Degmada Garacad ku dhex-maray Ciidamada Badda Puntland iyo Kooxo burcad-badeed ah
12/13/2012 1:04 AM EST
Khamiis, December 13, 2012 (HOL) — 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa xeebta degmada Garacad ee gobolka Mudug ka dhacay dagaallo khasaare dhaliyey oo dhex maray ciidamada badda ee Puntland iyo kooxo burcad-badeed ah.
Somali News
Somali-Americans assist reserve Marines with pre-deployment training
-
JDN
12/13/2012 7:48 PM EST
Reserve units with Special-Purpose Marine Air Ground Task Force (MAGTF) Africa conducted pre-deployment training Wednesday with help from Somali-American citizens and the 22nd Marine Expeditionary Unit.
Somali National Kills Zambian Houseboy in Ndola over K400, 000 Salary
-
Zambia Reports
12/13/2012 7:46 PM EST
A Somali national in Ndola has shot his worker dead for demanding a two month salary amounting to K400,000.
CentraCare receives grant to keep Somali community health worker
-
SCT
12/13/2012 7:45 PM EST
CentraCare Health Foundation/CentraCare Clinics has received a grant from the UCare Fund to support the extension of a six-month pilot project which added a Somali community health worker to the primary care team at CentraCare Clinic – Women & Children.
Security returns to Beledweyne with Djiboutian troops in control
-
Sabahi
12/13/2012 7:43 PM EST
Security in Beledweyne has improved significantly since African Union Mission in Somalia (AMISOM) troops took control of the city from al-Shabaab militants, local government and military officials say
Somali Rebels: Up to $8K to Kill Kenyan Forces
-
AP
12/13/2012 4:59 PM EST
An intelligence message intercepted from an al-Qaida-linked Somali militant group shows that the rebels are being offered up to $8,000 as a reward for killing Kenyan security officers, a Kenyan official said Thursday.
New hope for Somalia, says scholar MP
-
CNN
12/13/2012 7:43 AM EST
War-torn Somalia moved a step closer to stability this September after picking its first president elected on home soil in decades. Political newcomer Hassan Sheikh Mohamud, an academic and activist who has also worked for the United Nation
Eastleigh feels heat of insecurity
-
AFP
12/13/2012 6:53 AM EST
NAIROBI, Kenya,Dec 13 – Bustling with business, the Kenyan capital’s Eastleigh district is dubbed “little Mogadishu” after the anarchic capital of Somalia, where so many here fled from for a new, more peaceful life. But the largely ethnic Somali and vibrant economic hub faces tough times after a string of attacks blamed on Islamist militants, with the community battered by a harsh police crackdown to root out a hard core of insurgents.
U.S. escalates African counter-terror war
-
UPI
12/13/2012 6:49 AM EST
CAMP LEMONNIER, Djibouti, Dec. 12 (UPI) -- The U.S. military is expanding its key counter-terrorism base in Africa, Camp Lemonnier in Djibouti, as Washington escalates a secretive shadow war against al-Qaida and its allies.
Al-Shabaab change tactics to carry out terror attacks in N. Kenya
-
Xinhua
12/13/2012 6:46 AM EST
GARISSA, Kenya, Dec. 12 — Kenyan officials said Somali militants have changed tactics to carry out terror activities in northern Kenya as security forces stepped up war against terrorism in the restive region near the border with Somalia.
Residents begin rebuilding their lives in Kismayu
-
Daily Nation
12/13/2012 6:45 AM EST
Life is slowly returning to normal in the Somali port city of Kismayu as residents who fled the fighting between Al-Shabaab and allied forces led by the Kenya Defence Forces start flocking back.
Al-Shabaab group destroyed - Somalia President
-
VOR
12/13/2012 6:41 AM EST
Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud has said that the country’s army destroyed the radical Al-Shabaab group.
Al Shabaab offers cash for killing of security officers
-
Standard
12/13/2012 6:40 AM EST
Al Shabaab is offering a bounty reward of up to Sh890,000 ($8,000) for any Kenyan security officer killed, Garissa County Commissioner Maalim Mohammed has said.
Kenya on high alert over terror
-
Daily Nation
12/13/2012 6:38 AM EST
Security agencies are on high alert following intelligence reports that Al-Shabaab militants were planning a series of terrorist attacks during the festive season.
Djibouti begins training for more than 1,300 soldiers
-
Sabahi
12/13/2012 6:36 AM EST
Djiboutian Defence Minister Abdoulkader Kamil Mohamed officially opened on Monday (December 10th) the annual 45-day military training exercise for more than 1,300 of the country's soldiers, Djibouti's La Nation reported.