Hiiraan Online
Friday, May 24, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Isniin, Dec 12, 2012
Maxkamado ku yaalla Mareykanka oo Xukunno kala duwan ku ridday Laba qof oo Taageero u fidiyay Al-shabaab
Arbaco, December 12, 2012 (HOL) — Maxkamad ku taalla magaalada San Diego ee dalka Mareykanka ayaa gabar Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay inay lacag gaaraysa 1,450 doollar u dirtay dalka Mareykanka ku xukuntay sideed sano oo xabsi ah, sidoo kale maxkamaddu waxay xukuntay nin Suuriya u dhashay oo la sheegay inuu doonayay inuu ku biiro Al-shabaab.
Nimca Cali Yuusuf oo 26-jir ah ayuu garsooraha maxkamaddu sheegay inay dambiga qiratay bishii December ee sannadkii hore, ayna sheegtay inay lacago ay qalab ku iiibsadaan u dirtay Al-shabaab oo Mareykanka looga aqoosan yahay argagaxiso.
Gabadhan ayaa waxay ka mid tahay Soomaali badan oo loo haysto inay taageero u fidiyeen Xarakada Al-shabaab, kuwaasoo ay baaritaanno ku hayso maxkamad ku taalla gobolka Minnesota. Iyadoo la sheegay in gabadhan ay lacagta ku hagaajisay afar xubnood oo ka tirsan Al-shabaab.
Hay'adda FBI ayaa sheegtay in gabadhan ay lacagaha kala dirtay sannadihii 2009 iyo 2010 oo ay Soomaaliya ka socdeen dagaallo u dhexeeya Al-shabaab iyo dowladdii KMG ahayd ee ay Qaramada Midoobay taageeraysay.
Dhanka kale, maxkamad ku taalla magaalada Chicago ayaa waxay 10 sano oo xabsi ah ku xukuntay nin u dhashay dalka Suuriya oo lagu magacaabo Shakir Masir oo 29-jir ah, iyadoo lagu eedeeyay inuu doonayay inuu xeryo ay Al-shabaab ku leedahay Soomaaliya tababarro kusoo qaato.
Shakir ayaa qirtay dambiga lagu soo eedeeyay bishii July ee sannadkan, isagoo sidoo kale sheegay inuu qalab ku taageeray Al-shabaab oo Mareykanka looga aqoonsan yahay koox argagaxiso ah. Iyadoo ninkan uu ka mid yahay dad badan oo lagu xiray dalka Mareykanka kuwaasoo lagu eedeeyay inay taageereen Al-shabaab.
Masri wuxuu ku dhashay gobolka Alabama ee dalka Mareykanka, balse wuxuu ku noolaa magaalada Chicago, isagoo la xiray sannadkii 2010 wax-yar ka hor isagoo doonayay inuu u safro dalka Soomaaliya. Isagoo qirtay inuu doonayay inuu si mutadawacnimo ah uu uga barbar dagaalamo A-shabaab.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Hoteladda Magaalada Hargeysa oo Maanta ay buux-dhaafiyeen Dhallinyaro [SAWIRRO]
12/12/2012 11:29 AM EST
Arbaco, December 12, 2012 (HOL) — Magaalada Hargeysa waxa maanta ka dhacay aroos wadareedkii ugu badnaa sanadkan, waxaana dhamaan camirnaa hoteellada waaweyn ee inta badan ay ka dhacaan xafladaha meherka iyo aroosyada iyadoo la waayay hoolal la kiraysto.
Shil sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacay Waddada ugu Mashquulka badan Magaalada Muqdisho
12/12/2012 8:39 AM EST
Arbaco, December 12, 2012 (HOL) — Ugu yaraan laba qof oo uu ku jiray nin Injineer ah ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay isgoyska Dabka ee waddada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho, iyadoo sidoo kale uu shilkaas ku dhaawacmay wadihii gaariga shilka galay oo ahaa nooca raaxada.
Garsoorayaal iyo Xeer-ilaaliyeyaal Tababar muddo sannad ah u socday loogu soo gabagabeeyay Muqdisho
12/12/2012 8:17 AM EST
Arbaco, December 12, 2012 (HOL) — Garsoorayaal iyo xeer ilaaliyeyaal tiradoodu ahayd 90 ayaa maanta tababar loogu soo gabgabeeyay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, kaddib tababar u socday muddo hal sano ah.
Urur Siyaasadeed ay ku Mideysan yihiin Aqoon-yahannnada iyo Ganacsatada Puntland oo looga dhawaaqay Boosaaso
12/12/2012 7:19 AM EST
Arbaco, December 12, 2012 (HOL) — Urur siyaasadeedkii saddexaad ee bishan gudeheeda la furo ayaa looga dhawaaqay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari shalay oo Talaado ahayd. Ururkan oo magaciisu yahay [Midnimo] waxaa ku bahoobay in badan oo kamid ah aqoonyahanka iyo ganacsatada waaweyn ee Puntland.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Waddanka Jabuuti iyo Wafdi la socda oo Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho
12/12/2012 6:15 AM EST
Arbaco, December 12, 2012 (HOL) — Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Jabuuti iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray maanta magaalada Muqdisho iyagoo kulan la yeeshay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo ay uga hadleen safarka ay ku yimaadeen Muqdisho.
Guddoomiyaha Degmada Gaarisa ee dalka Kenya oo sheegay in la qabtay dad Soomaali ah iyo hub ay wateen
12/12/2012 2:25 AM EST
Arbaco, December 12, 2012 (HOL) — Ciidamada dalka Kenya ee ku sugan xuduudda u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya ayaa gacanta ku dhigay shalay gallinkii dambe lix qof oo Soomaali ah iyo hub ay wateen, kuwaasoo la sheegay inay ka yimaadeen xeryaha qoxootiga Dhadhaab ayna hubka u wadeen degmada Gaarisa.
Hay'adda UNOCHA oo sheegtay in Soomaali gaaraysa Afar milyan oo qof ay u baahan yihiin Gargaar Bani'aadamnimo
12/12/2012 1:58 AM EST
Arbaco, December 12, 2012 (HOL) — Hay'adda isku-duwidda gargaarka bani'aadamnimo ee Qaramada Midoobay UNOCHA ayaa sheegtay in xaalad cunno-yari iyo mid bani'aadamnimo oo khatar ah ay ka jiraan Soomaaliya; iyagoo sheegay in afar milyan oo Soomaali ah ay u baahan yihiin gargaar bani'aadamnimo oo kala duwan.
Hoggaamiyaha Al-shabaab oo sheegay in Kenya ay ku Fashilantay Duullaankii ay kusoo qaadday Soomaaliya
12/12/2012 1:56 AM EST
Arbaco, December 12, 2012 (HOL) — Hoggaamiyaha Xarakada Al-shabaab, Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu-Zubeyr oo farriin maqal ah soo dhigay bar Internet oo taageerta Al-shabaab ayaa ku sheegay inay weli iyagu ka taliyaan gobolladii ay Kenya qabsatay, isagoo fariin u diray muslimiinta ku nool dalalka Kenya iyo Itoobiya.
Somali News
Piracy group: Make sure Somali pirates aren't paid
-
AP
12/12/2012 3:37 PM EST
NAIROBI, Kenya (AP) — A U.K.-led Piracy Ransom Task Force says the shipping industry must adopt additional measures to ensure that payments aren't made to pirates after a successful attack.
Kenya - big trouble in little Mogadishu
-
News24
12/12/2012 3:35 PM EST
Nairobi - Bustling with business, the Kenyan capital's Eastleigh district is dubbed "little Mogadishu" after the anarchic capital of Somalia, where so many here fled from for a new, more peaceful life.
Bonn train station bomb scare suspects freed
-
DW
12/12/2012 2:04 AM EST
German police have freed two men who were taken into custody over a suspected attempt to set off a bomb at the main train station in Bonn. Authorities are still looking for a third man.
Alabama men arrested on terrorism charges, accused of violent plot
-
Reuters
12/12/2012 2:02 AM EST
(Reuters) - Federal authorities arrested two Alabama men on terrorism charges on Tuesday, accusing them of plotting to wage violent jihad overseas after meeting online in 2010.
The Horn of Africa: rebuilding or in meltdown
-
Financial Times
12/12/2012 2:01 AM EST
There could hardly be a more poignant or devastating reminder of divisive instability that has spread throughout the Horn of Africa.
UN refugee agency receives $550 million for 2013
-
IBNS
12/12/2012 1:56 AM EST
New York, Dec 12 (IBNS) -Amidst expanding humanitarian crises in the Middle East and parts of Saharan and sub-Saharan Africa, government donors Tuesday pledged USD 550 million towards the work of the UN refugee agency next year.
PM assures all help to get hostages held by Somali pirates freed
-
Times of India
12/12/2012 1:54 AM EST
NEW DELHI: Prime Minister Manmohan Singh on Tuesday assured a delegation of Kerala MPs that the government will do everything it can to try and ensure the freedom of 42 Indian nationals currently held hostage by Somali pirates.
Increased terror threats dog Kibaki last years in office
-
Standard
12/12/2012 1:53 AM EST
Increased terror threats are one of the critical insecurity issues that President Kibaki had to deal with.
Suspects nabbed with grenades, pistols in Amuma
-
Capital FM
12/12/2012 1:42 AM EST
NAIROBI, Kenya, Dec 12 – Six suspected terrorists were on Tuesday arrested and three hand grenades and two pistols with 84 bullets recovered from them in the Amuma area of the Kenya-Somalia border.
Somalia marks Human Rights Day
-
Sabahi
12/12/2012 1:36 AM EST
Somalia marked Human Rights Day on Monday (December 10th) in a ceremony at Mogadishu's Aden Adde International Airport, UN-funded Radio Bar-Kulan reported.