Hiiraan Online
Tuesday, May 21, 2013
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Music
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta-
Khamiis, Aug 9 , 2012
Mid ka mid ah Odayaasha soo xulaya Xildhibaannada Cusub oo sheegay in lagu diiday Xildhibaanno uu soo xulay
Khamiis, Ogoosto 09, 2012 (HOL) — Ugaaska beesha Cabdalla oo ka mid ah beesha Direed, C/raxmaan Xaaji Xuseen Ibrahim kana mid ah 135-oday dhaqameed ee soo xulay ergadii ansixisay dastuurka ayaa sheegay in lagu diiday xildhibaanno uu u xulay inay ka mid noqdaan baarlamaanka soo socoda ee Soomaaliya.
Ugaaska ayaa sheegay in markii uu u geeyay guddiga farsamada xildhibaanadii uu soo xulay loo sheegay in xubin ka mid ah xildhibaannada uu qoray suldaan beesha ka mid ah, isagoo xusay in markii uu waydiiyay sababta loo sheegeen in guddiga khilaafaadku ay arintaa soo qoreen.
"Guddiga farsamada ninka ay suldaanka ku sheegeen ma ahan mid jira," ayuu yiri Ugaaska oo intaas ku daray: "'Go’aanka guddiga khilaafaatka wuxuu kasoo horjeedaa nidaamka lagu heshiiyay in lagu soo xulo xildhibaannada oo ah in 135-ka duub ee Soomaaliyeed ay soo xulaan xildhibaanada, beesheydana anigaa ugu jiro."
Sidoo kale, ugaasku wuxuu ku eedeeyay guddiga farsamada inay si sharci darro ah u sameeyeen arrintaas; waxayna meel ka dhac ku tahay xushmada iyo qadarinta ay leeyihiin duubabka dhaqanka Soomaaliyeed.
"Aniga iyo beeshaydu waxaan kasoo horjeednaa faragelinta lagu sameeyo xubnihii aan u xulannay inay beesha ku matalaan baarlamaanka cusub ee Soomaaliya," ayuu yiri Ugaas C/raxmaan Xaaji.
Ugu dambeyn, ugaasku wuxuu ku sheegay qoraal in guddiga farsamada ay dusha u ridan doonaan wixii cawaaqib xumo ah ee ka yimaado falka lagu sameeyay oo ah mid sharciga aan waafaqsanayn.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
Post your comments
Guddiga Amniga Qaranka oo soo saaray go’aanno ku saabsan ammaanka dalka-SAWIRRO
8/9/2012 8:19 PM EST
Jimco, August 10, 2012-Kulan ay guddiga amniga qaranka maanta ku yeesheen xarunta madaxtooyada oo uu shir guddoominayay madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa laga soo saarat go’aanno ku saabsan ammaanka dalka iyo marxaladda dalku marayo.
Musharxiin kulan ku yeeshay Muqdisho oo sameystay Isbahaysi ay ugu Magac-dareen Bahwadaagta Qaran ee Isbedel doonka ah
8/9/2012 10:34 AM EST
Khamiis, Ogoosto 09, 2012 (HOL) — Warsaxaafadeed ay soo saareen 13-murashax oo ka mid ah kuwa u taagan xilka madaxnimo ee Soomaaliya ayaa waxay kusoo ban-dhigeen inay ku dhiseen isbahaysi ay ugu magacdareen isbahaysiga isbedel-doonka Qaranka, iyagoo sheegay inay hal xubin u dooran doonaan ka qaybgala doorashada dhacaysa 20-ka bishan.
Qarax Ciidamada Itoobiya lagula eegtay Magaalada Baladweyne iyo Rasaas ay fureen oo dhimasho Sababtay
8/9/2012 9:31 AM EST
Khamiis, Ogoosto 09, 2012 (HOL) — Hal qof oo rayid ah ayaa ku dhintay rasaas ay fureen ciidamada Itoobiya kaddib markii qarax miino saakay ciidamadaas oo howgal ku jira lagula eegtay xaafadda Irid Aamin ee degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay inay adkeyn doonaan Amaanka goobaha ay doorashooyinku ka dhacayaan
8/9/2012 9:31 AM EST
Khamiis, Ogoosto 09, 2012 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha DKMG Soomaaliya. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa sheegay inay si weyn u adkeyn doonaan ammaanka Muqdisho inta lagu jiro doorashooyinka; isagoo xusay in ciidamada qalabka sida ay diyaar u yihiin xaqiijinta ammaanka goobaha ay doorashooyinku ka dhacayaan.
Guddiga Farsamada ee xulista Xildhibaannada Baarlamaanka oo sheegay in Berri ay ku dhawaaqayaan Xildhibaanada cusub
8/9/2012 9:20 AM EST
Khamiis, Ogoosto 09, 2012 (HOL) — Guddiga farasamada ee xulista xildhibaannada cusub ee Soomaaliya ayaa sheegay inay maalinta berri ah ku dhawaaqi doonaan tirada xildhibaannada ay hayaan, iyadoo ay weli jiraan cabashooyin ku aaddan sida lagu xulay xildhibaannada oo ka imaanaysa beelaha qaarkood.
Kulan lagu xusayay sannad-guuradii 1-aad ee kasoo wareegtay Markii ay Al-shabaab ka baxday Muqdisho oo lagu qabtay Wardhiigley
8/9/2012 8:36 AM EST
Khamiis, Ogoosto 09, 2012 (HOL) — Kulan loogu hadlayay sanad-guuradii koowaad ee kasoo wareegatay markii kooxda Al-Shabaab ay ka baxday Muqdisho ayaa lagu qabtay maanta degmada Wardhiigley ee gobolka Banaadir, waxaana looga hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin waxyaabihii qabsoomay iyo horumarka ay ku tallaabsatay Muqdisho iyo sida loo adkeyn karo ammaanka.
Madaxweynaha DKMG Soomaaliya oo degmooyin cusub uga magacaabay deegaano ka tirsan Gobollada Bay iyo Bakool
8/9/2012 8:24 AM EST
Khamiis, Ogoosto 09, 2012 (HOL) — Madaxweynaha DKMG Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa degmooyin cusub ku kordhiyay gobollada Bay iyo Bay, iyadoo lagu shaaciyay magacaabista degmooyinkan wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya
Filimada Soomaalida ee casriga ah ee qurbaha lagu jilayo oo sii kordhaya
8/9/2012 7:32 AM EST
Soomaalida ayaa sannadihii hore ay ku yaraayeen jilitaanka filimada casriga ah, iyadoo la samayn jiray riwaayado lagu soo bandhigo masraxa oo kaliya.
Ciidammo Rasaas khasaare geystay ku furay Dadweyne dhigayay Mudaaharaad ay ku Taageerayaan Imaanashaha Farmaajo
8/9/2012 7:00 AM EST
Khamiis, Ogoosto 09, 2012 (HOL) — Ugu yaraan laba qof oo mid ka mid ah uu ahaa askari ayaa ku dhintay rasaas ay ciidammo ka tirsan DKMG ku fureen dad dhigayay dibadbax ay ku taageerayaan imaanshaha ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, iyadoo ay rasaastaas ku dhaawacmeen saddex qof oo kale.
Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeelada dhexe oo ka badbaaday Qarax miino oo lagula beegsaday Muqdisho
8/9/2012 5:02 AM EST
Khamiis, Ogoosto 09, 2012 (HOL) — Guddoomiye ku xigeenka gobolka Shabeellada dhexe ee dowladda KMG ah, Yuusuf Cabdi Cabdulle ayaa ka badbaaday qarax miino oo xalay fiidkii lagula beegsaday xaafadda Suuqa xoolaha ee degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir.
Maxkamad ku taalla Kenya oo xabsiyo dheer ku xukuntay Dhallinyaro Soomaaliyeed oo lagu helay Burcadbadeendimo
8/9/2012 4:55 AM EST
Khamiis, Ogoosto 09, 2012 (HOL) — Maxkamad ku taalla dalka Kenya ayaa min 20-sano oo xabsi ah ku xukuntay toddoba dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo lagu helay dambi burcadbadeednimo, iyadoo xukunkan uu qayb ka yahay dadaalka lagula dagaalamayo burcadbadeedda Soomaaliya.
Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya oo Magaalada Muqdisho kusoo laabtay iyo Dibadbaxyo lagu taageerayo oo socda
8/9/2012 3:41 AM EST
Khamiis, Ogoosto 09, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saakay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho tan iyo markii uu xilka iska casilay sannadkii hore, isagoo ka mid ah murashaxiinta u tartamaya doorashada madxnimo ee dalka.
Somali News
Mogadishu: This is the life
-
GlobalPost
8/9/2012 2:06 PM EST
MOGADISHU, Somalia — The small, fat sweet pancakes called “mashmash” spit and bubble as Ahmed Jama plops them into a beat-up skillet of boiling oil. Next to it, a cauldron of goat stew simmers.
Once Mighty, Somalia’s Army Struggles to Rebuild
-
AFP
8/9/2012 2:01 PM EST
As hundreds of Somali army recruits march haltingly around a dusty parade ground on the outskirts of Mogadishu, Ugandan officer Assa Mutebi admits that sometimes his job can feel a little strange.
Kurdish Businessman Gives Glimpse of Life in Mogadishu
-
Rudaw
8/9/2012 1:45 PM EST
MOGADISHU, Somalia -- With passable English and a number of bodyguards, a Kurdish businessman walks the ruined streets of Mogadishu, the capital of Somalia, conducting his daily business.
Parents of captured sailor plead for Indian government to act
-
IANS
8/9/2012 1:37 PM EST
SHIMLA // The parents of a sailor held captive by Somali pirates for the past 20 months pleaded to the government yesterday to ensure his release.
Kenya to lead strike on Somali militants
-
Financial Times
8/9/2012 1:29 PM EST
African troops plan to launch an attack on a Somali Islamist base in the port of Kismayo next month in an attempt to hasten an end to the insurgency that has troubled the region for more than 20 years, says Raila Odinga, Kenya’s prime minister.
Mogadishu's Super Troopers
-
GlobalPost
8/9/2012 1:21 PM EST
MOGADISHU, Somalia — Maj. Ali Mohamed Salal is the commander of one of 16 district police stations in Mogadishu.
Bomb kills 8 Somali soldiers in Mogadishu
-
Reuters
8/9/2012 12:42 PM EST
MOGADISHU Aug 9 (Reuters) - At least eight Somali government troops were killed when a remote-controlled bomb hit their vehicle in Mogadishu, officials said on Thursday, highlighting lingering security risks less than two weeks before the U.N.-backed government's mandate ends.
Somalia’s former prime minister returns to Mogadishu
-
HOL
8/9/2012 9:11 AM EST
Thursday, August 09, 2012 (HOL) - Former prime minister and a presidential aspirant Mohamed Abdullahi Farmajo was received by hundreds of his supporters in the Aden Ade Airport in the capital, Mogadishu.
70 journalists killed in first half of 2012
-
Press Gazette
8/9/2012 8:15 AM EST
At least 70 journalists and support staff were killed in the first half of 2012, according to research carried out by Cardiff School of Journalism, in what has been dubbed “one of the bloodiest periods of recent times”.
Making money in Somalia
-
GlobalPost
8/9/2012 8:10 AM EST
Liban Egal grew up amid the oily clatter of hulking iron letterpresses in his father’s shop behind one of Mogadishu’s main junctions. Daha Printing Press, opened in 1967 and named after his sister, is still there and so are the vintage machines.
Clinton’s Africa tour advances U.S. militarism, attacks on China
-
Workers World
8/9/2012 5:24 AM EST
Secretary of State Hillary Rodham Clinton toured nine African countries over an 11-day period beginning Aug. 1. During the tour Washington’s top diplomat pushed U.S. militarism and verbally attacked the People’s Republic of China. Clinton’s visit comes just two weeks after a major Africa-China summit meeting in Beijing between 50 countries on the continent and Chinese government leaders.
Somali Police Commissioner welcomes the first AMISOM Formed Police Unit in Mogadishu
-
StarAfrica
8/9/2012 5:17 AM EST
The Somali Police Commissioner, General Sharif Shekuna Maye has formally welcomed Formed Police Officers from Uganda who have been deployed in Mogadishu to serve under the police component of the African Union Mission in Somalia (AMISOM).